site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa doqonsan abgaalka iyo ogaadeenka?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Yaa doqonsan abgaalka iyo ogaadeenka?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

geesa weyne

Tuesday, December 05, 2000 - 03:25 am
yaa doqonsan labadaasi?
i know they are all doqono. laakiin keebaa badsada?
that is afact,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dd

Tuesday, December 05, 2000 - 04:25 am
OGAADEENKA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Liibaan

Tuesday, December 05, 2000 - 09:40 pm
lol...weligey baan laba doqon u gar qaadi jirey ee waa kooda tobanku ku dhaco
1.abgaal
2.Ogaaden
3. abgaal
4.Ogaden
5.abgaal
6.ogaden
7.abgaal
8.Ogaden
9.abgaal
10. OGADEN IS THE WINNER...they won the trophy for FOOLS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAARKA

Wednesday, December 06, 2000 - 01:34 am
GEESAWEYNOOW WAR LAGU SII SUAASHAADA DOQONIMO KA JAWAABID MALA LAAKIIN WAXAAN KUU SHEEGAYAA IN AAD ADIGA IYO QABIILKAAD KA DHALATEYBA AAD KA DOQONSANTIHIIN ABGAALKA IYO OGAADENKABA.
WUXUUSHYAHOOW WAXAAD TAHAY MIDGAHEENEE KAALAYOO KABAHA NOO TOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GALHAREERI

Wednesday, December 06, 2000 - 03:48 am
Su,aalashaan ma aha mid laga jawaabo
laakiin, walaahi labadan qabiil waxaan u aqaan, dad aad u dagan oo waliba diinta ku fiican, qabyaalada waa laga badiyaa, sababta anigu waxaaan u qaatay aysan qabiilka u qiimayn inay tahay iayagoo soomalida kale ka badan.
ninka qabyaalada markasta ka hadla waa nin qabiilka uu ka dhashay cuqdad ka qaba.
tusaale ahaan dharka huudheeyda ah inta meel barxad ah lala fariisto ayaa lala qayliyaa, kan cusubna dukaamada ayaa lagu camiraa markaas ayaa aayar loo gataa"""

ragga maalin walba qabiiladooda kor ula qayliya waxa ay la mid yihiin HUUUUUUDHEEY ceelgabta lagu waray. caayda joojiya huudheey people.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JJJ

Wednesday, December 06, 2000 - 05:57 pm
ar jac kululaa oo naagahan meesha furoow haddii af gaabni iyo degenaan iyo weliba daacadnimo ,alle ka cabsi ay cay noqotey maxaa faan ah marka in xaqa dadka la cuno in dhiig islaameed lagu xad gudbo in agoonta xoolahooda la dhaco etc.....

waa cajaa ib mise waa dadka keliya oo idinkugu badan oo wey idin harqiyeen marka waad ka qaraarsan tihiin? i think so.

jac mr.galhareri ayaa iddiiinkugu filan ee nagu kala wada .

gal hareeri afkaada caano dhay ah lagu qabay.

calaashaan huudhey people///

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xoriyo

Wednesday, December 06, 2000 - 11:07 pm
Galhareeri, Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay jawaabta wacan ee aad sii say huudhey people.
Anagana waxaan leeyahay war ka friista oo afkiina ka dhiga umaddaha ilaahay, huuday cali magaalayaalow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUMTAZ

Thursday, December 07, 2000 - 09:15 am
TO THOSE SAID ONE QABIIL IS STUPID
ALL YOU PEOPLE NEED TO KNOW THAT ALL PEOPLE
HAVE STUPID AND SMART.YOU PEOPLE HAPPEN TO BE
THE TO STUPID ONES IN YOUR QABIIL.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BAKUUJA

Thursday, December 07, 2000 - 10:37 pm
To liibaan

ninyahow waxaad tahay garsoore caqli badan waana mahadsan tahay sidda daacadda ku jirto ood wax u garsoortay, waxaana ku siinay bilad daacadnimo iyo adoo laguu magacaabo garsooraha foorumkan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoslaaye

Sunday, December 10, 2000 - 06:24 am
waxaan anigu u malaynayaa Ogaadeenka waayo sheeka kasto oo doqonomo lagu sheego waxay ahaayeen Ogaadeen.
Sida Xitaa Magaalada Hargeyso ay u jirtay suuq la yidhaa DOQON MA WAAYE.

Suuqaas waxaa ka dhici jirtay waxyaabo oo aad u qosol badan tuugta magaalada hargeysa oo dhan ayaa u soo shaqo tagi jireen.

Maalin waxaa ka dhacday nin ogaadeen ah oo xoolo iibiyay ayaa alaab soo gatay kadib wuxuu arkay nin sigaar cabaayo markaas ayuu ku yidhi walaalow ii sii hay alaabtaan adiga ayaanan ku kasi waayayn oo afka dab ku watee.
Tuugii waa iska qaatay alaabtii, ka dib wuu soo noqday xariifkii ogaadeen ninkii ayuu waayay ka dib maalintii oo dhan ilaa habeenkii qof kasta oo sigaar cabaya ayuu marba mid qabsanaayay isaga oo leh afkudablooooooow alaabtii awway? alaabtee DEE aar bal tan eega.loll.
Kadib in uu iska hooydo ayuu doonay oo baabuur u raaco meeshii uu ka yimid, ka dib wuxuu maqlay nin baabuur kiraynaya oo leh qalaafo, qalaafo, qalaafo soo fuul keen lacagta. wuu fuulay baabuurkii oo iska bixiyay kiradii 4 kale oo sidiisa ahina way saarnaayeen baabuurka.
Baabuurka laga ijaaray wuxuu ahaa CART meel iska yaalay habeenkii oo dhan waa dul saarnaayeen oo u dul hooydeen ilaa loo sheegay maalinkii dambe in aanu waxaanu soconayn kaligiis ilaa baabuur jiida lagu xiro loll.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fayow

Sunday, December 10, 2000 - 06:57 am
abgaal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maryan

Sunday, December 10, 2000 - 09:15 am
Qoslaaye loll, Sheeko kale ma haysaa oo doqonkoo Ogaadeen falay?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL WARDHEER

Sunday, December 10, 2000 - 11:36 am
intaad reer gob ah wax ukala qorshayn waxaa iga talo ah inaad bal ayaga soo gaadhid <taa waxaan leeyahay nin ka reerahaa isku dhererinaya gaadhina
la,a>
akhyaarta OGAADEEN IYO ABGAALNA waxaan leeyahay
GOB AY GUNI XAG XAGAN BAAN NAHAYE DULQAATA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 10, 2000 - 02:39 pm
Ogadeen waa nacas foqal nacas , dagankoodana xornimo kuma haystaan markii Somalia yiimadeen ee la soo dhaweyey way ku xareen dalkii Somaliyeed.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 03:08 am
Waa caadada daanyeerka in uu caayo wuxuu gaari waayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, December 11, 2000 - 03:17 am
Waa caadada daanyeerka in uu caayo wuxuu gaari waayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garqaade

Monday, December 11, 2000 - 10:59 am
Mal si aan u kula saarno labadaa qolo aan wax kasoo qaadano hadaladooda:

ABGAAL MAAN KAASAARAYAA,DHEERAAN RABAAYE!.
Waa Igaar Abgaal Cusmaan ah oo kufsanaya Too Abgaal eh:
Igaartii: Aryaa muslana! ar ma i kasisidoo Abgaalaan ehee?!!!.
Igaarkii: Abgaal maan kaasaaraa dheeraan lee rabaaye,yaayaa! ii ohow hee Abgaal, maan kaa saaraa!!.

KOO OGAADEENA OO MAQAAXI KASHEENAA.

Agah! ina aabboow! gaalkii ku dhalay la gub! eegga Ogaadeen hadduu kol qudha saa hadduu isu garab koco, eega yaa celinbaad moodin?
Boosaaso uumbuu kol qura ah gabbar dhigane?!!!.

Waxaad moodaa in xagga ismalurenimada iyo hadal yarida Abgaalku ku horreeyo,
Meesha aad moodo in xagga faanka iyo haloosiga uu Ogaadeenku ku horreeyo.

Labadooda midna doqon maaha waa dad dhibyar xigmadna badan, runtii anigu sheekadooda waan ka helaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runta

Monday, December 11, 2000 - 09:53 pm
abgaal horta waa masaakiin Ogaadeena waa badaw.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nasteexo

Tuesday, December 12, 2000 - 02:27 am
Illaahay halaga baqo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maygaag

Wednesday, December 13, 2000 - 09:51 am
ogaadeen iyo abgaal waxay kamidyihiin qabaa'lka soomaaliyeed kuwa ugu sharaf badan waxaana lagayaabaa in sabab uun aad ucaayaysid hadii aad sheegan lahayd waan kaa qancin lahaa laakiin magaranayo dadku haday bataan doqon iyo fariidba waa lagahelaa hadii aad garsoore tahay inta xun markaad sheegtid maad inta wanaagsana wax kasheegtid idinkaan wax garanayne waxa aad doqonimada moodaysaan waa murti taariikhdana dib ubaara halkeebay katimid murtida soomaalida inteeda badan aflagaadadana iska daaya nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sirhaye

Wednesday, December 13, 2000 - 08:08 pm
Ogaadeen:
Oogaa, Ogaa awawgaa dhimbiil naar eh dhagta caaradeeda lagaga dhaji.loll.
waa murti runtaa weeyi.

Abgaal:
Areey fai mici muhu kululaa cawada,
Arooy mayow muunye juluq Muhu mihii maaha, loll.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, December 14, 2000 - 09:44 am
qoslaaye.

nacas, meesha hargeisa ku taal ee doqon mawaaye la dhaho waxay markii hore ku baxday ciidagalaha.
waagii dambe ee ay ogaadeenku soo galeen ayay meeshaas aad u iman jireen ileen ciidagalaha iyo iyagu aad bay isu dhex galaane sidaas bay kula wareegeen magacii.

ta kale ogaadeenku waa qabiilka ugu laan dheeraysan somaalida marka hadduusan awowgaa gaadhi karin ha isku liilin gobta gudaafadyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoslaaye

Thursday, December 14, 2000 - 09:10 pm
waar runta iska sheeg Ciida gale dawlad weligeedba jirta ayuu ahaa, oo cidkasta ka da'wayn oo ilbax wada ahe. ma Ogaadeenkan wali geela qalaxa maalintii.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ooyaaye

Friday, December 15, 2000 - 05:36 am
Agaal iyo Ogaadeen waxa ka doqnsan Majeerteen iyo habargidir gaar ahaan jalafiyo qalaf iyo inta kaalkacyo degta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.HAATUF

Saturday, December 16, 2000 - 02:01 am
NINKA ISKU MAGACAABAY ANONYMOUS HORTA LABA MID KEEBAAD TAHAY MADEGAANADA IYO SIDA LOOKALA DEGENYAHAY AYAADAN AQOON ULAHAYN MISE MIDGAAN AYLAHAAYEEN OOCALOOSHA KAJIRAN AYAA TAHAYA? SOO BARO JOGRAFIGA DEGAANKA SOOMAALIDA MARKAA WAXAAD OGAANAYSAA INAY OGAADEENKU DEGANYIHIIN SADEX DHUL OOY KAMID TAHAY JUBBA LAND SIDAAS DARTEED NIMANKAASI MEELNA MARTI KUMA AHA MARKA AMA CIIL UDHIMO AMA NAC NACDAADA MEESHA KASII WADO ADIGOO KALANA IN LOO JAWAABO UMA QALANTID BILAA CIWAANYAHAW AAN SHATIGA LAHAYN ///////

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mudaneh

Saturday, December 16, 2000 - 03:21 pm
Nin carooday laga badi.
Raxmada eebbe ka sokoow,
umada somaliyeed raxmadeeda,
Ogaadeen iyo Abgaal ayeey gacanta
ugu jirtaa, ee ilaah ha ina soo
aadiyo dhankooda wanaagsan.
oo ilaahoow Waslad doon wax ha inoo
gu dhiibin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saaxiib

Monday, December 18, 2000 - 03:34 am
Yaa yiri Abgaal iyo ogaadeenbaa dhaqan qwanaagsan?
Xaqiiqdii waa laba qbiiloo liita labadaba Abgaal waxay kadhinteen xagga diinta marka la'eego waa qabiilka kaliya ee gabdhahooda gaalo u guuriya waa qabiil ay macsiyadu caadi katahay xagooda sida Raxanwaynta ninkii iskudaya inuu inkira Haxussusto erayan aniga masmmayninee (Ardaal)iyo (Waday).
Ogaadeen war Oge ii waran asaga waxaan kusoo koobi Waa nimnkii Dhulka soomaaliyeed axmaarada hunguri uga badashay Innaa lillaahi waa innaa ilayhi raajicuun.
Intiidan qabiilkiinna diifaacin qoloda i caayi doontooy wallaahi waxaan lajeclahay sharaf qabiiladiina laakiin waxutara oo foolxumada kaceliya qolona hunguri bay waxwalba kahormarini qolona macsiyo:::.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

C/QAADIR

Sunday, December 24, 2000 - 03:31 pm
WAXAA LABADAN QABIIL LOO YIRAAH DOQOMO AYAAN IDIIN SHEEGAYAA. WAA DAD AAN BEENTA DHAQAN U AHEYN WAA DAD WAXA XUN KA XISHOODA WAA DADKA DAAROOD IYO HAWIYE UGU DIINTA FIICAN.MARKA SOMALIDU WAXAY FAAN U TAQAAN DADKA KUWA KHIYAANADA,BEENTA,AFMISHAAR NIMADA,NAHAAB NIMADA KU DHEEREEYA.HORAA NIN ABGAALA ALLAHA U NAXARIISTEE GABAY KU YIRI.DEEYAA IYO WARYAA NIMAAN LAHEYN OON DIINTA CAAYEYNIN DADBA INAAN LOO HAYSAN DUQA MA LOO SHEEGAY. DUQA WUXUU ULA JEEDAA SIYAAD BARRE. MARKA WAXAAN RAG U NAQAAN KUWA DHAQANKA U TAHAY IN AY XUMAANTA BADSADAAN,KUWA ILAAH,NABIGA(SCW) IYO DIINTA CAAYA. ABGAAL IYO OGAADEEN WAA DAD SHARAF LEH.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUNTA

Friday, December 29, 2000 - 05:30 pm
anigoo ah nin daarood ah hawiyo na idhaleen
marka aan runta ka hadlo
ugaadeen waa culomada somaliyeed abgaal neh waa
ganacsada somaliyeed

muhajiriin@HOTMAIL.COM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wiil Abgaal

Saturday, December 30, 2000 - 02:16 am
Waa cajiib ninka forumsm kan furey maxey ulujeedadaadu aheyd? sababtoo ah leeslalama barbardhigi karo labad qabiil tiro waa qolooyinka soomali ugu badan deegaana Abgaal waa kan ugu badan Soomali Tan iyo Xaradheere ilaa iyo Gobolka Sh/hoose ayey dagaan cay adoo kale ahna waxba kama dhibto, Ogaadeen waa dad sharaf iyo wanaag lagu yaqaann haddii aad xasuuusato labaduba rag sare aa kadhasey aniguse lama yaa bayo aragtidaada

AAn in yar kuu sheego Abgaal

Waa dadka ugu ilbaxsan soomalida ilbaxnimo intabadan waa magaalo, caasimadana Magaaladooda mau noqon doqonimo balse waxey u baxdaan dhaqan wanaagooda, dhalinyaronimo fiiri dariskaaga iyadoo aadan moodeynm inuu abgaal yahey bu hadana ahaa You Know why we dont show but we are qabiilkana ceyb buu kayahey dhankeena haddii aan qabiil kahadli laheyn mar walbo Soomalinalama dagteyn xornimo maaan gaareyn waxaa dib ugu noqotaa 13 SYL imisaa abgaal aheyd kan qoroyaaw yaa kuu gu jirey geesiyaashaas. Dowlad noqoshadi soomaliyeed adiga iyo reerkagu malahayeen intan oo dad isu qabiila

Gen Daud C/lle Xirsi
Gen Salad Gabeyre
Gen Baarqab
Gen Sayid c/lle bare
Genn Xusein Kulmiye afrax
Gen Nero
(iyo kuwo badan oonan heyn balse aad heli karto hadad rabto)
Wasiiro

Ali Hagareey
Osman Ahmed Roble
Omar Starliin
Dr Mohamed Ali Nur
Dr Abdulahi Warsame Nur
Dr Ismail Jimacaale Osoble

Dhalinyaronimo

Football
Dheemankii madooba Abdullahi Abdi Hassan
fanaan(inkasto jecleyn fanka) Abduqadir hassan nageeye, binti, Barrow iyo kuwa kale oo badan.

Saxib waxaan just ku xasuusiyey kuwi hore kaliya balse majecleen adoo kale inaan warbixin kaasiiyo qabiilo aad kamasareysantahey I hoope ogadena inuu leeyahey rag aan lasoo koobi karin Sida Gen Aadan Kuukaay iyo million others i live 4 ogaden person to explain what ogaden is that Ignorant.

Haddu Abgaal jirin intee farqorisat ku baratey
Ha halmamin in farqorista uu door weyn ka ciyaarey Dr Husein Sheikh Ahmed Kadare iskulna madhigan laheyn dhul abgaal hadaadan joogin


Ugu Dambeyn Asxaabey iga raali noqdo haddi aan waxmagarte ugu jawaabey dad geesiyaal ah oo dalkasoomarey, waxaana ku leeyahey ilaah haku daweeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaayow

Thursday, January 04, 2001 - 07:28 pm
qoslaayow-hadii aad fiiriso jawaabtaada.waxaad ogaadeen ku sheegtay in ay yihiin daacad oo anay ahayn khaaimiin sidaa daraadeed waxa aan kuleeyahay hadii aad daacad nimadii doqonimo utaqaan.maxaad daacad nimada utaqaan/ markaa hadii aad isu fiiriso labada qabiil ee aad doqonimada ku tilmaan tay iyo isaaq waxaa ila doqon san isaaqa waana dad aad moodo in ay waalan yihiin.mida labaad meesha ay madawgu kayihiin qaldaamiinta maraykanka sida ay faraha utaag taagayaan iyo qaylada ayay isaaqu u yihiin qaldaamiinta .soomaalida.markaa bal ufiirsada madawga waxa idiin soo baxaya isaaq sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Friday, January 05, 2001 - 03:25 am
Ogaadeen wax ka doqon sani majiro.Waa taanuba ugu gabaynee

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 10:07 am
SIRHAYE LOLOLOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 05, 2001 - 02:57 pm
sayidka
sawaqroontuba waa dad
kolkey socoto xaafuune
ilee SACAD waa OGAADEEN
haddaan sidig la eegeyn
sidig= saar

labad yaa ka doqonsan

AWALBA WACAL QOF WAX UUSAN AHEYN
ayuu ku sheegi jirey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL DOOLO

Sunday, January 07, 2001 - 11:06 am
hadn wdaantayda ceelkan nin waliba utuurtay kusii daayo
horta nin waliba qabiil hebal waa saas waa uu dhihi karaa ileen afku idaa mayaqaane hayeeshee waxay dhabtu soobixi marka lawada hadlo nin walibana fariidnimadiisu banaanka imaan iyo haduu yahay nin door iyo haduu yahay badhay.
nin waliba qoluu yaqaan ama uu kadhashay sidaa awgeed anigu waxaan wax kadhihin O GA DE EN KA
ogadenku waa qabiil aad ubadan sidaa awgeed ma diidiyo in laga heli nin doqon ah.
laakiin doqonimadu waa wax qarsoon mana ogaan kartid in uu qof hebel yahay doqon iyo in uu yahay fariid
waxa kaliya ee kajawaabi kara arintaasna waa afkiisa oo ah daliilka kaliya ee loodaliishan karo
hadaba ogaadeenku xagee kaga jiraa raga afmaalka ah ee soomaaliyeed waxaan shaki kujirin hadaan lais inkirayn in ay baarka haystaan mana aha rag looduur xuli karo
hadaan marka tusaalayno WAXAA KAMID AH;
RAAGE UGAAS boqorka gabayga soomaaliyeed
gabayxawle
gabay hawle
qamaan bulxan
ina beenaleey
xuseen dhiqle
ina cabdule xasan
maxamed cumar dage
dhoodaankan dhaqan


waxaa igayaabiyay in ay dadbadani uyaqaanaan doqonimada reer baadinimada tusaale ahan nin baa yidhi waa laxadi jiray oo geed doqon mawaayoe ladhahaa lagu xadi jiray taa macneheeduwaa xadii lagu xado doqon baad tahay!!!!!!!!!!!!!
WAR OGAADEEN DOQON MA AHEE ARMAYTAHAY ARINTU NIN KII UU INA CABDILE XASAN CAYDA UWAAYAY EE UUYIDHI;HUURAALE CALI JAAMACIYO HOLOQ DAMEER BAA LEH
WAXAAN KASHAKISANAHAY FARIIDNIMADA NIN KA MEESHA FURAY SABABTOO AH MUXUU KUYIDHI QABIIL DHAN BAA DOQON AH TAASI WAA DOQONIMADIISA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baarka

Monday, January 08, 2001 - 05:51 am
waxaan salaamayaa dadka sida shafarta leh u jawaabey sida xaayoow, maygaag,wiil werdheer, mudane abduqaadir.somalida waxey ku maahmaahdaa "tukulush timir gaari waayey" waa qaraar waxa abgaal iyo ogaadeen loogu sheegayo doqonimo.Waxaan hada ka hor dhageystey wadaad canada dagen oo xadiis aqrinaayo oo leh soomaalida waxey doqon u taqaanaa ninkii xaqiisa aan ku siinin kaagana iska ilaaliyo oodaacad ah.
kii dadka xoolahooda dhacana oo nahaab ah turufotoore weynaadey ah sida qabiilka geeseweyne ka dhashey waa nin aqlibadan oo geesi ah"marka abgaal waa dad ilaah tiro iyo tayo ku maneystey oo dagaalkii sokeeye soomaali oo dhan ay ku duuleen oo ay wax ka tariwaayee waana taariiqda wax aan ka tirmeyn, cilmi diin iyo cilmiga kale waa dad aad u yaqaano,waa dad aan soohdin lagu dhameyn ilamaa xaradheere iyo marko cadeey dagan,
Ogaadeen waa dadka ku xiga ee soomaali ugu badan gibilka shanaad ilamaa kismaayo dhanka kale xad la lheh waqooyi galbeed, iyo hiiiraan waa dad ilaah geesinimo ku manaystey oo waxaa ka dhashey
sayidkii aan wada naqaaney oo maktabadaha yurub iyo amerika yaalo taariiqdiisii oo ku kala turjuban luuqado badan ,marka ninkii doqon nagu sheegoo bal soo dheeg qabiilkaaga hadii aad wax isku heyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

magayo miska iyo naag nin qabo ha

Sunday, January 21, 2001 - 03:56 pm
to: baku qos ana iwm
Qabiilada aad doqomada ku sheegayso waa maskaxda umada fayoow ee ma aha kumus majeertaan meelkasta yaalow iyodaba iidoor:
su aasha dhabta ahi waxa ay tahay
maxaa mandhalays majeerteen loo waayay maxaase Hda hoosta ka waalay?
maxaa IIDOORKA miskaha kaga dhacay? waa kuwa dhurwaaga u wada futada ege
ma waxaan islaamku ogolayn bay gaalada ka helaan?
xaajadu waa inoo dhooba waraari
yaase garac badan dhabayac = sagaar was =mj iyo iidoor daba cayuun = daba rah = daboole (idoor hortii lama arag nin islaam ah oo gaal adeegsade e)

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.