site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAARIYA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MAARIYA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 06, 2000 - 07:18 am
ASALAAMU CALEKU AQYAARTA SOON WANAG SAN
walaalaha somaliyed waxaan kacod sanayaa in ey
talo iga siyaan arintaad sidi aan yeli lahaaaaaaa
walaalayaal waxaan jecelahay wiil somaliyed waxaan
wada soconay sadax sano aniga ayaa wadanka kasoo
dhoofay waxaan imid yurbu waxaan leygu kenay da yar waxaan jogaa laba sano qurbaha wiilkaa balan
ayaa naga dhexeyay oo ah in aan sii xiriri dono
lakiin nasiib daro waxaa jirto in aan waxba uqaban
karin wiilkaa sababtoo ah anigaaba ley bilaa maxaan kutari karaa qofkaas waan wacaa waxaan u shegay in aan hada waxba uqaban karin lakiin wuxuu
igu jawaabay in aan ahay qofxu marka wuxuu ishegay
in aan ahay qof waqtiga ka dhumihaayo run ahaantii
waan jecelahay ima ogo lakiin seen wax yelaa
kama marmo waxaan u shegay hadii ubariska noo soo dhicihaayo in aan ku soo laban doono halkaa iyo xamar jawaab kama haayo seen wax yelaa
ILA TALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Tuesday, December 12, 2000 - 01:44 am
arintaas ku hasysata waxay haysataa dad badan,
aniga waxaan kuula talin lahaa inaad iska sugtid ilaa 18 sano ay ka buuxiso dada laguugu keenay
haday u badatao waxaa kuu dhiman 5 sano waa sugu kartaa,,, hadii uu isaga ku sugi waayo, awalba been been ayey ka aheeyd wuxuu rabaa inuu yurub aad keentid, oo waxan markaa ku dhihi lahaa badda malaay badan ayaa ku jireee wax kale raadso sister,,
axmadeey74@hotmail.com

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.