site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

APPEAL FOR ASSISTANCE: DIL KA DHACAY DALKA HOLLAND 13 NOVEMBER 2000

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: APPEAL FOR ASSISTANCE: DIL KA DHACAY DALKA HOLLAND 13 NOVEMBER 2000
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 09, 2000 - 09:44 am
Isniin 13 kii Novermber 200, saacaddu markii ay ahayd 1700hrs, Dan HAAG, HOLLAND.

Dhagar qabaha magaciisa la yiraahdo, C/RASHIID TAFE BARRE, oo ah MARREYXAAN, ayaa si waxshinnimmo leh middi u galiyay wiil dhalin yaro ah o magaciisa la yiraahdo FAHMI CUMAR CAATEEYE. Marxuunku, Allaha u naxariisto'e isla goobtii ayuu ku dhintay. Hase yeeshee gacan ku dhiigluhu wuu baxsaday, oo ilaa imika lama hayo.

Haddaba dadka soomaaliyeed ee musliminta ah ee ay dhibayso dhiigga iyo dhagarta soomaali dhex taalla, waxan ka codsanaynaa inay ninkaa meeshi lagu arkaba, u dhiibaan Policka.

Qabiilka uu ka dhashay dhagar qabuhu, ee ah MARREYXAAN, iyagana waxa waajib buuxda ka saaran yahay inay ninkaas soo taagaan sharciga. Waayo tani waxay maslaxad u tahay xidhiidhka labada qabiil, oo xumaan doonna, haddii an gacan ku dhiig lahaas reerkisu sharciga u dhiibin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

realy somlia

Monday, December 11, 2000 - 12:31 pm
AAD & AAD AYAAN UGU FARXEY INAAN KU SOO QORTO WAX FIICAN QOF KII MUSLIM OH WAA DAREEMAYAA ARINTA AAD KA HADLEESO WALAAL RAADI SAWIRKIISA HALKAAN KU SOO SAWIRK HADEY SOOROOBEYSO XATAA MID COPY AH!
BYE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.