site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

War dad yahoow maad alaah ka baqdaan ood qabiilkan iska daaydaa

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: War dad yahoow maad alaah ka baqdaan ood qabiilkan iska daaydaa
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qoslaaye

Saturday, December 09, 2000 - 03:11 pm
walaal layaal waan araknaya faa'ido darida uu leeyahay qabiilku oo dhibka uu noo geeystay waan wad aragnaa ,marka daarood ,hawiye,isaaq ,raxaweeyn,jareer-weeyne.

waxad tahaybo waxaa fiican inaad wixii cuqdad ah iska saarto aad ku fikirto maxaa ii dan ah

waxaan ilaah ka bar yayaa inuu somalida quluubtooda wada wanaajiyo

amiin amiin amiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waxgarad

Friday, January 12, 2001 - 08:06 pm
Qoslaaye waad mahadsantahay sida wanaagsan eed u jeceshahay wanaaga somalida.

Ilaaheyna waxaan ka rajeynayaa in uu Somali ka dhigo dad is jecel oo wax wada qabsada.

Qofkii caqli lehna ha iska daayo qabiil oo qabri iyo qiyaamo ha u cibaadeysto.

Wasalaam.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Saturday, January 13, 2001 - 05:40 am
Walaalayaal kheyr Allaha idin siiyo.Waa sababta maanta meesha aan joogno na dhigtay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.