Siilaanyo | Monday, December 11, 2000 - 10:22 am Afarta Qabiil waa 1-Majerteen 2-Habaryoonis 3-HabarGidir 4-Dhulos |
Habaryoonis | Monday, December 11, 2000 - 10:26 am WARYAA WAR HORTA MAJERTEN NAGA DAA GAR XAJIS DHAN BEY KA BABADHANYIHIIN "Inta madax madow iyo majeerteen baa is le'eg".Laakinse INTA KALE ANAGAA KABADAN. 1-Habaryoonis ha noolaato. |
Salaad | Monday, December 11, 2000 - 10:31 am Ari Dhulos iyo Habar Yonis waxna maaha. Labadaba qabaaila kale oo ka badanaa jiro. Waauun buuq badanyihiin. Lamada kale Majeerteen aa badan intii uu doono. |
Mj4real | Monday, December 11, 2000 - 10:35 am To all my brothers and sisters. Salaan wacan iyo ramadhan wanaagsan intaba walaalayaal.Intaas kadib walaalkey siilaanyo waxaan ka codsanyaa horta Ma soomaali isku dirkeeda wali wadaa walaal mise waa aqoon korsi.Qabiil wuxuu kudhisanyahey majirto.Laakinse cadaalad hadii loo hadlayo intaad sheegtay Majerten,Ogaden,Hgidir iyo Habaryoonis waa 4 qabiil oo waa weyn. *Majerten baa ugu badan daarood (Most likely) *Habaryoonis baa ugu badan Isaaq (Most likely) *Habardigir baa ugu badan Haawiye (Most likely) Marka "Dugsi maleh qabyaaladi waxey dumise mooyaane". |
ABDIAZIZ | Monday, December 11, 2000 - 06:56 pm War waxaa ugu badan HABARGIDIR qabiilada kale way yar yhiin HABARGIDIR waxay u dhigmaan DAROOD oo dhan maxaa yeelay sanadkaan baa laysbaryey waa dadka ka adkaadey daarood oo dhan. |
zzzzzzzzzz | Monday, December 11, 2000 - 08:54 pm haddi runta loo hadlaayo waxaa ugu badan habargidir, qurbo meelkastoo lajooga iyagaa ugu badan somaliyana iyagaa ugu badan |
mJ4eVER | Friday, December 15, 2000 - 11:52 pm Ragii turuqyada adkaa Turkooda libaax ahaa Turkooda ka boodijirey Talaabo xumaa bedeley Tollow ma majeerteenbaa Majerteen r by far the biggest out of these tribes u mention Habaryonis r second because they have quality politicians. Habargidir they r our slaves they r going through what black people r going trough in Denmark and Finland. We have slave them 4 100 years.They speak our language like black people in America do. They try to copy when we fought against Siad barre. THEY TRY TO TAKE GALCAIO BUT HALF OF THE HABARPUSSY WE THEM UP LIKE THERE IS NO TOMMORROW. lATER MURSAL. |
KKKKK | Saturday, December 16, 2000 - 03:22 am run aad u baahantihiin waasidan Horta habar yonis waa qabiil yar waa inay garxejis kuyimadaan meesha waxaa soo hadhay sadexda kale Majeerten ayaa ugu badan qabiil ahaan somalida marka laga reebo ogaaden oo kaba badan xitaa harti waa sadexda isku ah harti sida warsangeli dhulbahante iyo majeerten coz ogaaden somalida kale iyo ogaaden ayaa isle eg u maleen maayo dhulbahante iyo Habar gedir inay kalabadan yihiin ama way is legeyihin ama waxba ma kala badna taasa ah waxaana ahay nin sifiican u kala yaqaan qabiilada somalida |
warfaa | Saturday, December 16, 2000 - 06:09 am majeerteen baa ugubadan, inta kale qiyaastii waa isle egyihiin |
Xamardaye | Saturday, December 16, 2000 - 03:09 pm Siilaanyo, Inaadan qabiil wax ka aqoonin waan aragnaa, waayo Afarta aad sheegtayba ma ahan Qabiil. ee su'aasha bedel oo sida ay tahay wax inoo weeydii. Dhalinta kaleh ee ka jawaabay su'aasha: ma qabiil baa Afarta uu inanku sheegay? nabad iyo caano |
Shirshoore | Tuesday, January 16, 2001 - 08:21 am are u kidding me , majeerteen and habar yonis they are both liars and propogandist don't be fooled by their mouth running they just like to boost cause they don't have self confidence,so i would rather say that dolbahante and habar gidir can easly out number both of them. |
Anonymous | Thursday, January 18, 2001 - 08:23 am Aniga markaan taladayda ku darsado waxaa la iloobay qabiil ka badan intaad soo sheegteen- waakee? ABGAAL. |
LOKAL | Thursday, January 18, 2001 - 08:25 am WAXAA UGU BADAN HABARGIDIR LAAKIIN HABARGIDIRNA WAXAA KA BADAN ABGAAL. |
RUNTA | Friday, January 19, 2001 - 05:26 pm Soomaaliya Qabiiladeeda: 1. DAAROOD 1. Ogaadeen (too many) 2. Majerteen 3. Dhulbahante 2. HAWIYE 1. Abgaal 2. Habar Gedir 4. ISAAQ 1. Who cares kuligood waa ama khaniisiin ama alkoliiste marka mala xisaabi karo so.... qabiiladaada 1. Majerteen 2. Habar Gedir 3. Dhulos 4. Habar Yoonis RUNTA |