site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Horta marka Xawaadle uu maqlo Caga-Dhiig maxuu isugu xaaraa.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Horta marka Xawaadle uu maqlo Caga-Dhiig maxuu isugu xaaraa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Beled-weyne

Tuesday, December 12, 2000 - 11:01 am
Xawaadlow caga dhiig waxuu Dhul-bahante waxii uu idin yelayna waxaa idinka xaal marinaya Dhul-bahnte.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hawiye-wase

Tuesday, December 12, 2000 - 03:35 pm
xawadlle yuu galaa sxiib iisheega bal saxiibayaal ciduugala lamagarto

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAYSE

Wednesday, December 13, 2000 - 04:58 am
WAA AYANA CAGA DHIIG? I MEAN QABIIL MUXUUNAU GAYSTAY XAWAADLE?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sugule

Wednesday, December 13, 2000 - 05:16 am
Yibraha iyo Xawaadle waa walaalo.
Way isku mataansanaayeen.Miyaadan arag inay isu eg yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali teest

Wednesday, December 13, 2000 - 07:27 am
Xawaadle yuu ahaa? hahaaaaaaaaaaaa.
war maxaad naftaada beenta ugu sheegi doqonyahow
mise waa naceyb aad xawaadle uqbto .
waxaanse kajaabanahay. su,aashii adaa weydiinaya
adaana iskujaabaya.
su,aasha ah xawaadle yuu galaa ????
bro cidna magalo,waxaanu nahayna waan nahay. xawaadle waa xawaadle waana dadka
ugu sharafta badan uguna geesisan ugu qurxoon
waa qabiilka kaliye soomaliya ee gobol kaligood leh. waa dadkii wasi jirey daaroodka
waa qabiilkii uukaqeyliyey siyaad.
waa qabiilka kaliya ee isku kalsoon kuna faraxsan in ay xawaadle yihiin. we prouds pple.
waa iga su,aale sidaa baad marka kugaran waysay ??
su,asha kale caga dhiig $ yibraba iyo dulbante maxey ahaayeen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

onymous

Wednesday, December 13, 2000 - 07:28 am
muxuu ahaa caga-dhiig muxuuse kusamey xawaadle????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wasaaje

Wednesday, December 13, 2000 - 07:32 am
to, hawiye wase
waxaanu nahay waanu nahy, adoo kalane maba haboona
in aad wax ka ogaato xawaadle.
waxaan kaaga sheegi karaa oo kaliye waxa weeye.
xawaadle meeshey galaan weey galantahay.
so shot the •••• off you fulllllllllllll.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali madax weyne

Wednesday, December 13, 2000 - 10:29 am
Aryaa caga-dhiig waa kasaa waxow ahaa ninkii xawaadle dhameeyey wabigow nagu guri jirey waxuuna haystey laga soo bilaabo guri ceel ilaa balcad waxow ahaa dhul-bahante waxaana jebiyey markii danbe talyaani.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

khardho

Tuesday, December 26, 2000 - 10:28 pm
xawaadle aaaaa xawaadle maxaa la dhahaa?

xawaadle mataqanid miyaa?
maya
eeyaha nooc ka mid ahaa xawaadle la dhahaa OK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WASAAJE

Wednesday, December 27, 2000 - 12:53 am
THANKS ALLOT QARDHO .
AND YOU ARE GORILLA,S

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MICHEAL

Wednesday, December 27, 2000 - 09:58 pm
WAXAAN RABIN INAAN OGAADO XAWAADLE CIDUU GALO WAAYO WAA DAD AAN DERIS IYO XIGAAL GELIN. H/GIDIRTII KU SHAQEYSAN JIRTAA DABADA KA LAADEY OO WIXII LAGU SAMEEYEY WAAN MAQALNAY.HADANA WAXAA B/WEYN KU HEYSTA HAWIYE SIDA BAADI-CADE,IYO QABIILO KALE OO HAWIYE RUN AH ILEEYN IYAGU CIDEEY GALAAN LAMA YAQAANEE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 05:07 pm
to micheal.
waraa eeyla shaambaay yohow magac muslin lasoo bax
baadoow wax iskumafale yohow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 23, 2001 - 12:35 pm
waryaa reer baadiye micheal anaga eeyaha ayaan ula baxnaa adigana magaca ahaan ayaadba u wadataa xawaadle waa laguu yaqaan waa kuwa dabada haraanti ka geliyey daarood iyo hawiyaba mana u baahna hawiye iyo daaroodba ee baro xawaadle cade magac ka maskiin maaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yebar

Tuesday, January 23, 2001 - 12:39 pm
to khardho reer baadiyo baad tahay soo baro xawaadle waa dadkii beeraha kugu fali jiray markaas baad waxaad ku mahacaawday eeyo sxb gacmahaada fiiri weli waxaa ku yaala sumadii yaambadii aad ku shaqeyn jirtay bax u tag xawaadle hakugu shaqeystee dameer waxaad dhaantid baaba iska yare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feerfeer

Friday, March 02, 2001 - 02:22 pm
Xawaadle ma ahan Hawiye oo waa Mayle Samaale.
Caga-Dhiig waxaa uu ahaa ninkii hogaaminaayey ciidankii Sayidka ee ka soo jabey taleex markii diyaaradaha lagu rusheeyey sayidka.
Cagadhiig iyo ciidankiisii oo markaas ka koobnaa Daarood iyo Habargidir isla socda ayaa waxeey soo dageen meel la yiraah Guri-ceel oo ka tirsan Gobolka galgaduud.

Waxeey soo dirsadeen duqoow iyagoo markaas u yimid Boqorkii markaas ka talinaayey Hiiraan oo la Dhihi jirey Boqor Warfaa,waxeey markaas Boqorka ka codsadeen magangalyo inuu u fidsho maadama Ingariisku uu daba socdey oo lagu raad joogey iyaguna eey ahaayeen ciidan uu Sayidku iska soo hor marshey.
Isagoo markaas Sayid Mohammed Abdulle Hassan uu ku hanweeynaa inuu B/weyne Saldhig ka dhigto.
Hadaba Boqor Warfaa oo ahaa nin aad u Naxariis badan ayaa u fidshey Soomaalidaas dhibaataneysneeyd gargaar.

Cagadhiig markii uu maqley in gargaar loo fidshey ayuu soo guurey yimidna B/weyne isagoo qiyaano wata ayuu isla cawadiina afganbi ku sameeyey Boqorkii Warfaa iyadoo markaa Boqorkii uu u faktey dhinacaas iyo Buulaburte oo markaas laga xukumey Banaadir saldhigna u aheeyd Ciidankii Talyaaniga.

Hadaba Boqor Warfaa waxuu soo direy Ciidan xoogan oo uu dib u soo habeeyey hogaamiyena uu uga soo dhigay Halyeey Indha-ceel iyagoo ciidankaas kasoo baxey magaaladda Buulaburte duulana ku soo qaadey halkeey burcadu fadhidey oo aheeyd meesha hadeer loo yaqaan Irida-aamin oo markaas aheeyd irida kaliya oo B/weyne laga gali jirey.

Ciidankii uu hogaaminaayey Indhaceel daameey ayaa ku guuleystey dagaal qaraar oo maalin barkeed socdey iyadoo Ciidankii Sayidka oo uu hogaaminaayey Cagadhiig laga furtey fardo badan iyo qaniimado iyo iyadoo ciidankaa laga dhigay wax wabiga lagu shubo iyo wax qoorta loo dheereyey.

Hogaamiyihii Ciidankaas Cagadhiigna waxaa lagu diley meel magaalada banaankeeda ah waxaana gacantiisa ku diley nin la yiraah Ibraahim Seedow oo Seeftiisii kululeyd qoorta uga jarey Burcadkaas aan naxariista laheeyn.

Sayid Maxamed Abdulle Xassan oo markaas soo marayey meel la yiraah Qalaafe ayaa waxaa ka hor tagey firxadkii ciidankii Cagadhiig isna halkaas ayuu ka laabtey siina aadey dhinacaas iyo Iimey ilaa uu halkaas ku dhintey Sayidku.

Ogoowna inaan Hiiraan Cidna gumeeysan abidkeed weey jireen in sadex jeer si aan caadi aheeyn gobolkaas loo soo weerarey kuwaasoo kala ahaa:
Sayidka,Ogaadeen+Faqash,H/gadir.
Waana la ogaa taariiqdii lagu dhigey Sadexdoodaba.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 05:14 pm
xawaadle waa •••• SIILNA LUGTII LA QAADO AYUU RAACAA,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

feerfeer

Tuesday, March 13, 2001 - 06:04 am
t0.Anonymous
orodoo dameeraha soo was •••• ayaad kuwaalatee!!
illeen naag kurabta yaanbe jirine>

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.