site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DHULBAHANTE WUXUU KU JIRAA GUMAYSI QARNIGII 21AAD

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: DHULBAHANTE WUXUU KU JIRAA GUMAYSI QARNIGII 21AAD
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIIB

Tuesday, December 12, 2000 - 04:55 pm
DADOW MA ILA ARAGTEEN DHIBAATADA HAYSATA DHULBAHANTE?WAA QABIIL YAR HADDANA UKALA QAYBSAN SADAX QAYB QAYB WAXA GUMAYSTA OO AY HOOS TAGAAN ISAAQ, QAYBTA LABAAD WAXAY IYAGANA HOOS TAGAAN PUNTLAND,QAYBTA SADAXAADNA WAXAA XAARAAN KUHAYSATA ABDIQAASIM SALAAD HASSAN OO KII UGU WAYNAA KA DHIGTAY (BOOYAAS).
MARKA WAXA HABOON OO FIKRADAYDA AY TAHAY INAY SOMALIDU KAJOOJISO DHIBAATADA AY UGAYSANAYSO WAXMAGARADKAN AAN DANTIISA AQOON.
TAARIIKHDA SOMALIA ILAA WAQTIGII SAYIDKA WAXAY AHAYEEN DAD DULMAN OO LA ADEEGSADO ILAA MAANTA OO AAN GALNAY QARNI CUSUB, WAR DANTIINA GARTA BADAWYAHAY AAN JIRIN DHIBMALAHAN INAAD AHAATO MINORITY LAAKIIN KALA TAGA JOOJIYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Wednesday, December 13, 2000 - 03:27 am
Dhulbahante waad gaadhi weydeen markasaad xaasidaysaan.
Shut up all of you ass holes aan waxba qabsan karin.
Maxaad ku samayn kartaa Dhulbahante xaarkaa kaa da'ayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gaani

Wednesday, December 13, 2000 - 03:58 am
Waar ninka Warsangelow ha ku ceeboobin meeshan.
Dhulbahante ma laha caqli uu ku garto ninka uu hiilinaya, ninka dilaya, ninka colaadinaya, ninka xiga.Tomorrow ayuu ilaabayaa.Adiga ayuu na weliba dadka kuugu soo horeyn.
Waar miyaadan maqal "Iska dhereg Dhulbahantaad tohoo waad abaal dhiciye"
Markaa ha ceeboobin.Nimaan waxba kuu ogayna ha u hiilin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Wednesday, December 13, 2000 - 05:15 am
Waad jeclaan laheyd adeer weligii Dhulbahante lama Gumaysan xagaad ka timid ma guruucdii carabta ku dhalatey baad tahay.

100 sano horteed bay taa diideen kana dirireen markii dadkan aad sheeganaysaa Ingriis u raraayeen
markaa adeer gobanimo xitaa inaan boqortooyo dhaafsano waan ka diidnay ingriis Afrikaan khaadin u ahaana hadalkiisaba daa.

So keep dreaming •••••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsame

Wednesday, December 13, 2000 - 05:32 am
To. Gani

Duli baad tahey ee magaca geesiyaasha horta ha sheegan adoo kale waan aqaan oo waxaad tahey nin ciilan oo daciif ah cay iyo afxumana ninkiisay ku taal ee hadaad Dhulbahante ku sastid noo kaaley waanu kaa daweyn eh.

So Shut the •••• up.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warsangeli

Wednesday, December 13, 2000 - 05:39 am
To Gani,
Saaxiib ka bax howlahaa.Aniga iyo Dhulbahante waxa naga dhexayaa waxkaa khusayaa ma jiraan.
Naag oo yaysaad tahay.Waxkalena kuma hayaan ciil ayaa ku haya.Laakiin midbaan kuu sheegayaa, CIILKAA KU HAYA WAAD U DHIMANAYSAA.

Ilayn waad iska hadkaysaa oo cid aad waxku samayn kartaa iska yare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xadeed

Wednesday, December 13, 2000 - 08:40 am
Dhulbahante yaa wax ka qaadi kara waxay ka dhasheen GOBTA HARTI.
Waa baarka sare oo Soomaalida.Cid gaadhi kartaana haba yaraatee ma jirto.
Nin yohow markaad faraha ka qaada haku daalin nimaanad gaadhi karine.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIB

Wednesday, December 13, 2000 - 05:49 pm
TO:DHULBAHANTAHA MEESHA WAAKU QORAY
ALAYLAHE OGAADAY MEESHA UU GAARSIISAN YAHAY CAQLIGIINA AMA ISKA INDHA TIR AMA GUSKA SI FIICAN UGU MACAANSO WAA ARIN IDINKA IDIIN TAAL MARNA HAWIYE HA IDIN FUULFUULO OO GABDHIHIINII EUROPE,AMERICA IYO XITAA XAMAR HA IDIIN WASO IDINKANA LAANTA JAADKA AYAAN IDINKU OGAHAY OO MAXAA LASOO SHEEGAYDA HAAYA,QAARKII SOO HARANA HAKU BAHDILNAADAAN WAQOOYI OO ISAQ HA IDIIN WASO.
HA KA LEEXAN RUNTA E SI WANAAGSAN WAX U QOR HADDII KALE OGOLOW GUMAYSIGAN CUSUB EE SADAX GEESKA AH BADAWYAHAY AAN WAXQORIN AKHRINA.
SOMALIYEY CIDII JILCAN SIDA DHULBAHANE HALA FUULO OO HALA BADIYO(GABDHAHA HALOO WASO ANIGUBA MIDAAN UWASAAYE LAQABO OO ODAGEEDII MEELAHA JAADKA KU CUNO)
HOLLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oogaa!

Wednesday, December 13, 2000 - 08:23 pm
Waar sakhraanyahow la baxay Najiib Umada sharafta ha ka qaadin, dhulbahante waa dadka kaliya ee Soomaalinimo ku jirto nacasyahow gaalo jeceelka Ingiriis iyo Xabashiba kuday.
Isla yaab oo jelousyga iska daawee daba socona dhulbahante waa kaa fikrad dheer yihiine, anigu dhulbahante ma ahi laakiin walaahi waan ku raacsanahay fikradooda ay mar walba ku taageerayaan wixii Soomaali danteeda wada seperatist-yahow guntii.
Isaaq ma isagaa wax kala garanaayaba waad wada ooyaysaan uun tan iyo sabanu coodh coodhkii, waa lana dilay Soomaali oo idhil aa iskugu kaayo tagtay, gabdhihiina waa la daaray, etc.

waar rag noqda oo wax kala garta Walaalihiin wax la qaybsada yahuud yahay diin cayga ku ababtaayi.

Waxaan socdaal ku maray Hargeyso 1995-kii, mar alla marka la gaaro 11:00 am magaaladu sida ay u dhantahay way wada qaylisaa, qaad darooga ah hadii ayna wada qaniinin rag iyo dumarna kaadidaaba ku wada dhegta.
waar qoom la rogaayo ayaabad tihiine is daaweeya.
Afku xaare miiran aad wada tihiine, Huuradana iska soo cadaya, Haashka aad dariiqyada ka guratiina iska dhaafa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jibriil Bari

Thursday, December 14, 2000 - 01:20 am
Dhulbahante Soomaalinimo way kala wayn tahay qabiil iyo gobolaysi aan meel ku sinayn hadii aad xusuusato Taariikhda markii ingriisku ka tagayey wadanka waqooyiga Soomaaliya madaxduu kaga tagey Dhulbahantey u badnaayeen ama dadka Usp la baxay hada waa Ingriiskii aanu 21ka sano la diriraynay.

Ingriis waxuu ogaa in dad wadaniyiin ah ayan Reer Isaaq ku jirin sidaa darteed buu xukunka noogaga tagey hadana Ra'iisal wasaaraha Soomaaliya waa nin Dhulbahanta ah markaa weligayo ilaa aakihro sidaasaan madaxa kaagaga taagnaanayaa ileen adoon aan caqli wax wanaagsan lagu garto lahayn baat tahaye.

Cayduun baad taqaaniin bal car wax xigmad ah ku hadla sida dameeraha uun baad cidaan cuqdadna u dhinta aflagaado qabiil aniga iga reeban wixii jiray uun baan sheegay Soomaalina idin baratey oo hada idinkaa u hooseeya dabadhilifnimo iyo gaal jaceyl baa buuga kuugu taal.

Dhamaan dadkiina kale ee wax garadka ah ee meeshan ka hadlayna waad ku mahdasantihiin sida fiican ee aad axadkan aqoon gaabka ah wax u tusaalayseen use malaynmaayo inay ka dageyso waxa loogu dowgaley xaasidnimo iyo qabyaalad horomar kale maba yaqaaniin dhiigoodaba kuma jirto.

Waano abuur baa ka horeysay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warma Jaanle

Thursday, December 14, 2000 - 09:29 am
Nimanka Dhulos taageerayaa waa Warka.
Majeerteen ka tashay, oo inaanay dad caadi ah ahayn ayuu ogyahay.
Hadaba waxan u sheegayaa niman ka Warka inaan dhulbahante oqoon lahayn uu ku garto waxaad u samaynaysaan.
Miyaanay ahayn kuwii Majeerteen laynayey markii ay Afweyne la dagaalamayeen.Miyaanay ahayn kuwii u jaajuusayey.
Miyay idi kala xigaan iyaga iyo Majeerteen?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NAJIB

Thursday, December 14, 2000 - 04:44 pm
TO DHULBAHANTAHA MEESHA WAX KU QORAY
ILAA IYO HADDA MAHAYO JAWAAB AAN AHAYN WAA NALA WASAA,WAANU ARAGNAA LAAKIIN WAXBA KAMA QABAN KARNO
HADDII AY DHACDAY IN AWOOWGAA UU KA CAQLI XUMAA AWOOWGAY,AABAHAANA SIDOO KALE MAXAA ADIGA KUU DIIDAY INAAD KA DUWANAATO,SOMALI HORAY U MAAHMAAHDAY OO TIRI DOQON WALBAA DOQON BUU DHALAA MARKA UMA ARKO WAX LAYAAB LEH INAAD NOQOTAAN RAACIYAAL LAAKIIN DHAN UUN ISKU RAACA,HAL ••• OO AAD BARATO WUXUU KUU DHAAMAA SADAXDAN ••• EE KOOFUR,BARI IYO WAQOOYI KAAGA KALA JIREE.
GABAGABADII DHULBAHANTOW GABADHIINA GUUR MA GASHAA WAA SUAALE OO HADDII AY GASHO YAA LAGA DOONAN MA HAWIYE,MAJERTEEN MISE ISAAQ?
CAR WAA KAASAAYE HADDII AAD DHULBAHANTE TAHAY JAWAAB IGA SII
NAJIIB
HOLLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

saciida

Thursday, December 14, 2000 - 04:49 pm
TO:NAJIB
alla walaalow cayda ka daa waa qabiil somaliyede haddii ay dantooda garan waayen maxaa adiga ka rabtaa?hala gumaysto aad shegaysaaye hala fuulfuulo aniga waxaan ahay gabar dhulbahante ah waxaana iqaba nin JAMAICAN ah marka waan ogahay dhibaatada haysata waxase idhibaaya cayda marka fadlan jooji adigoo raali ah cayda
NB;dhammaan somalida waa dad jiran oo aan aqoon dantooda haba ugu sii xumaadaan kuwaan ka dhashaye
saciida
Toronto,Canada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

inalibaax

Friday, December 15, 2000 - 04:55 am
Waa runtaa dhulbahante weligiis waxa uu jirey gumeysi laakiin hadda ayaad u moodaa in Hawiye uu ka xoreeyey ISAAQiyo MAJEERTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

proud hawiye

Sunday, December 31, 2000 - 09:30 pm
kan halkan ku ceynay dad ka sharf badan in aad u jawaabtaan ma ah wa mid an ficiis iska celin kerin meel kastan u maraya si uu cadow u kaashado amxaar dabo ka leefayaasha taageera cabdulahi biijo iyo cigaal waaye waxeyna rabaan ka dib markii sidii cadad aheed dhulbahnte somalinimadiisa iyo sharafta dalka hooyo u hiiliyey kashifayna waxey rabeen in somaliya ku sameeyan tariiqda aya xusi doonta geesiga somaaliyeed weliga jir oo joog geesi soomaliyeed weligiina gumeysiga uray ee injirelyda ah iyo maxaystada ilaah iyo marin aadnimo seegay ee qaldanland iyo butaanoland ee u shaqeeya dadka uga masaakiinsan aduunka ugu saboolsan ugu injirta badan dheg yaana loo dhigin iam sure waad fahmeysan waxey is leeyihiin ma gartaaan garaadka tacliinta iyo dadnimad dhul bahante sidaas darted caaya oo ceebeeya ayeey iska dhaadhiciyeen ileen waa dad qalbigoodu madoow yahaye shaly markaad sida wanaagsan ula dhqmeyseen sidey kuu faaninayeen waad ogtahy maanta magac somali markaad dusha ka saaran yahy ayadoo aan manfaacad iska dhafee dhib farro badn loo marayo sidii loo soo nooleyn laha iska cadahay .waa ali khalif iyo abdiqaim dadka hortaagan oo sidii eeyahaas dalka u kala qoqobi lahaayeen maalin walban looga yeerayo adis ababa waad la socotaa oo daanyeerka sanawi gumeysto waa kuwa gumeysiga u adeegstiisa caado u tahy oo aan ceeb aysan kereyn waxaan la qiray labadaas qabiil kuwa ka mid ah inysan gob aheen ee gun madmadoow oo waalan oo qaldamiin ah yihiin shartfa dhulbahante ayey diiden .waxaan ka aqaan dad badan oo kuwas ah markaan barbardhigo dhulbahante waa dad dantooda yaqaan oo tacliin leh guul baanu idiin rejeyneynaa weligiin waayo i love somalis and i now dhulbahante is somali a true one not like iidoors and mahbars bal u sharaxa sida ad u rabtan in dhulbahante ali khaliif ka doortan cigaal am cabdulahi yusuf xag tacliin xag dadnimo xag wax tabcasho iyo xag soomaalinmo aysan ku gari kerin weliban runta uu ku taagan yahay oo ah dalkeenii oo soo noolaada inkastoo oo uu liito geesi iyo hando aya u baxay waana hubaa in ay na badbadin doonaan anagana ma dhehyno maxey noo qabaty dowladan balse maxaan u qabn karna dalkeen ama ninba gobalkiisa danteen a wa wadajirka taas baa dhibeysa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ciida Gale

Friday, January 05, 2001 - 03:49 am
Waar ilayn Hawiye waa hadli karaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL KAA SAREYA

Monday, January 15, 2001 - 09:40 pm
TO-gARACA ISAAQ EE NAJIB LA YIDHAAHDO SAXIIB WAXAAD OGATAA IN DHULBAHANTE DRAWISH AHAA OO UU ENGRIS U DAYRIYAY DALKANA GUMAYSTAGHA KA SARAY.XILIGAA ISAQU WAXA UU FUTADA U DHIGAN JIRAY NIN CAD ANIGUNA INAAN LAGAA JILCIN AYAAN U DAGALAMAYEY BALSE KHANIS HIIL MA LEH ILEN FUTADAA DHAQ DHAQAAQDE,MARKII LABADNA XORNIMADII LIXDAN KII GABDHIHINA AYAAD FATALID KU BILOWDEEN ILAA DAWLADII KA DUNTAY KADIBNA DIBADAAD USOO WASMA TAGTEEN ILAHAW IDIN DAA HADAAN ISAQU JOGIN RAHGAA IS WASI LAGAA QARKODA DANBAY NACEEN.
DHULBAHANTE WAKUWII XARSHIN KAGA ODAY XERYAHA CALANKO TAAGAN 88 BURCAY GUSKA IGU JAQAYEEN OO AAN DADKA KALE KAGA GUDBANAA OO AAN LAHAA IIDAYA ANAY I CANDHO TAQAANE,WAA ABALKAY IN MAANTA AAD I CAYDO,HADERA INTINA KALEBA WAXAAD U FATASHAAN QOLADA CIGAAL ILEN DINTA MA TAQAANAN EE LACAGTAAD TAQANAANE.

NAKHUDAYAAL IYO KUFRAY NEBIYO MODEEN

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.