site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ina Caydiid oo isku haystaa inuu habargidiir gudoomiyi uu yahay!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Ina Caydiid oo isku haystaa inuu habargidiir gudoomiyi uu yahay!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Tuesday, December 12, 2000 - 05:34 pm
http://www.somalinet.com/news/snet/12Dec2000151056.shtmlHogaamiye kooxeed Xussen Maxamed Ceydiid oo ka mid ah kooxaha sida weyn uga soo horjeeda dowladda KMG ah iyo go'aanadii shirkii Jabuuti ayaa shaley shaaca ka qaadey in dalka Soomaaliya lagu hayo fara galin qaawan oo lagu maja xaabinaayo Qaranimada Soomaaliya iyo wax uu ugu yeeray halgankii mujaahidiinta.
"Fara gelinta shisheeye waxaa ka mid ah lacagaha cusub ee ay soo daabacdeen ganacsatada, sida aan ka helnay ilo sirdoon waxaa lacagtaas lagu soo daabacay dalalka Kanada iyo Indooneesiya waana nooca ugu xun noocyada fara galin ee jira" ayuu yiri Xussen Maxamed Ceydiid oo gal dukumeentiyeed agta u yiil kana soo saarey nuqul kun shilin Soomaali ah oo ka mid ah lacagaha cusub ee dhawaan dalka soo gaarey Wuxuu kaloo galka kasoo saarey naqshad uu sheegay in ay ganacsatadu u isticmaalaan sameynta dollar been abuur ah.

Ceydiid wuxuu sheegay in ay muhiim tahay in la sameeyo doorasho dimoqraadi ah, lagana qeyb galsho dadka tirada yar, iyadoo loo marayo sanduuqa cod bixinta, wuxuuna in shantii sano ee faragalinta US/UNOSOM kadib ay IPF(IGAD PARTNER FORUM) oo adeegsaneysa Ismaciil Cumar Geele, isticmaalayayna bulshada radyidka ayagoo Soomaaliyana badey dhibaatooyin badan oo uu sheegay in ay la mid tahay tii uu dalka gaarsiiyay Admiral Howe xilligii UNOSOM. "Waxaa kale oo IPF la barbar socday taageero weyn dalalka ay ka midka yihiin Qadar, Imaaraadka carabta iyo ganacsato xiriir soke la leh C/qasim Salaad, waxaana jirta in reer galbeedku u sameeyeen laba raadiyo iyo telefiishino" ayuu yiri Xussen Ceydiid oo intaas raaciayay in IGAD ay Soomaaliya ka xayirtay in dowladda Jarmalka iyo Talyaaniga in ay kaalmeeyaan booliska Soomaaliya kuwaasoo weligood ay taageeri jireen.

"SNA ma'aha u jeedadu in ay wax argagixiso sida kooxaha Carta oo ka kooban is baheysi ah kuwii maamulkii Siyaad Bare ku jirey, AL Islaax iyo Al Itaxaad" ayuu yiri Xussen Ceydiid oo dhanka kalena cadeeyay in madaxweyne C/qasim uu saraakiil milateri u dirsadey dalka Ukrain oo uu sheegay in ay jiraan saraakiil xiriir hoose la leh dalkaas, kuwaas oo wax ku soo bartay dal weynihii kala jajabay ee midowga soofiyeeti.

Xussen Ceydiid oo maanta gurigiisa kula hadlayay Idaacada DEUTSCHE WELLE ee dalka Jarmalka iyo wariayaha somalinet.com ee Muqdishu, ayaa wuxuu sheegay inuu ahaa arday wax ku soo bartay Yurub, wuxuuna xusay iskuulladii uu dhigan jirey ee Vetlcan-ka, wuxuuna ugu dambeyntii sheegay in C/qasim Salaad uu yahay nin Habadgidir ah, isaguna yahay gudoomiyaha gudiga sare ee Habargidir.

Qoreyaasha:
Saciid Axmed Cabdulwaxid-Sweden
Maxamed Muxudiin Cali - Muqdisho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Parlaman

Tuesday, January 09, 2001 - 10:53 am
TO: War mooge

Walaal warbadan mahayo balse ma la socotaa shirkii ka dhacay School policia markii uu socday shirkii Carta ?

Hadaba waxaa shirkaa lagu doortay Xuseen Caydiid iyadoo ay doorteen 400 ergo ah sidoo kale waxaa la doortay gudi sare xog-haye ka shaqeeya isku xirida dhamaan hogaanka gudiga, iyo caaqilada,iyo ergada kala matala dhamaan inta meesha isugu timi.

Kala bax meesha naac- naacda iyo war xumo tashiilnimada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HARTI

Wednesday, January 17, 2001 - 01:09 pm
XUSEEN CAYDIID WAX UU GUDOOMIYE KA OGYAHAY MAJIRTO WAXA UU YA QAAN SIDA GAS ISTESHIN LOOGA SHAQEEYO ,WAA DOQON AAN KALA CELIN KARIN LABO MORYAN AH , QALADKA IYO DHIBAATADA UU MAANTA WADANA WAAXAA KA MASUUL AH NIMANKII KURSIGA AABAHII KU FARIISIYAY EE RER ABTIGIIS AH WAXAY MOODEEN IN SIDII AABAHII OO KALE UU YAHAY BALSE WAXA UU KU NOQDAY CAAQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gaalo-jiid

Monday, January 29, 2001 - 09:38 am
Hala joojiyo isku dirka iyo isku soofeeynta habarta. habartu waa in ay garataa danteedda,illaa haddana waxay yihiin hoggaanka soomaaliya ee haku socoto sidii loogu talogalay.
waan ogolnahay waxna kama qabno in nala jeclaado iyo in nala nacbaado..waa howsha ragga lagu yaqaan.waxaan habarta kala dagaalamayaa in ay halkan ku caytamaan sida wax ma garadka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warta

Wednesday, January 31, 2001 - 01:53 am
horta ninka la yiraah harti caqliga ayaa laguu dhameen ayaan u maleen oo waxbaa kaa si ah hadii xuseen caydiid uu dhibkugu haayo magaciisa qiimaha leh sorry maseerbaa kaa haya ma gaartid magacaas weligaana ma gaareysid. so xuseen caydii iyo familkiisa habargidir qofna uma kala turjumi karto ayaagaa yaqaanan dantooda soo ka dhaxbaxa warxuma tashiil yahoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anon

Wednesday, January 31, 2001 - 04:44 pm
Kooley hadda Hawiye Ceyr baa uu sareeyo. Waqtigii Caydiid waa dhamaad. Runta yaan ladiidin. Caydiid Sr. mar buu uu sareyye, Caydiid jr waqti wuu lahaa. Lakiin hadda waxaa madaxtanimadda haysta Cayr.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maaymaay

Thursday, February 08, 2001 - 06:57 pm
TO: H/GIDIR

anigoon idinku xadgudbin
waxaan jeclahay inaan idin
weydiyo sualahan.

1- hadii aad jabisen siyaad bare
hawiyaha kale la"aantis waasidaad
shegatiine,oo aad jabiseen amerikan
maxaa RRA uga difaaci weydeen baay&bakol?

2- ciidamadi uguhoreyay ee soo
gala ciidda somaliya waxaa keenay
h/gidir oo waa 500 ee laga soo
dejiyay marka,maku qaldanyihiin
ururada iyo qabiilada kale hadii
eey taagero weydistaan dowlado
ajnabi ah sidiina oo kale?

3-waxaa jirta fikrad maalmahan
dambe usoo ifbaxeysay si weyn
taasoo ah in h/gidir hogaanka
u hayo sacad giliyayna dagalo
badan oo eyku hoobteen dhalinyaradodi
dagaaladas oo ujihesnaay qabsashada
dhulalka hawiye&raxanweyn haba ugu
xoogbadnado dagaalkii muduloodka
idikaga difaacanayay muqdisho,
iyo in sacadku marnaba idiku
guubaabinin inaad baadi doontiin
dhulkiina daaroodka heysto sida
gaalkacyo, wuxuuna ficilkaas tilmaamay
inuu runyahay gabaygii c/xssan oo ahaay
SITITAANO WAALACAG HADEYSARANTAHAY MIISE
SAMBABKUNA WAAHILIB HADUUSARAR KUYAALAAHE
SUBXAANYADUBA WAAHALAQ HADEYSURIN MAREYSAHE
SACADKUNA WAA OGADEN HADAAN SIDIG LA EEGEYN
arintaas majirtaa mise??????????

waxaan jeclahay in eey rebanaato
caayda waayo waa ceeb ee aan isu
sheegno wixi jiro,hadalkeygana
ulamajeedo xumaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 01:07 pm
Fadlan Cidan aad leedihiin Habar gadar yay gashaa,ma Abgaakagale mise marinxaan mase eelaay mase waqooyi iyo Isaq mase daarod mase gaalgale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 16, 2001 - 01:09 pm
War heedhe Hawiyahan qurunka ah yaa maxogiisii kakeenay oo internetka kusoo dhex fasaxay BELO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali professor

Monday, February 26, 2001 - 05:14 pm
I BELIEVE THE SOMALI GOVERNMENT MUST ALWAYS BE LEADED BY THE HABAR-GIDIR CLAN. HABAR-GIDIR HAS DONE A GREAT JOB IN PROVIDING A ROUND THE CLOCK-24/7 HUMANITARIAN ASSISTANCE TO THE REFUGEES MAINLY(DAAROODS). THEY ARE THE WEALTHIEST,MOST EDUCATED, STRONGEST, AND THE BRAVEST AFRICA HAS EVER SEEN. THE SOMALI PEOPLE OF ALL AS WELL AS THE WHOLE WORLD APPRECIATED FOR THEIR BRAVERY ACTIONS. EVEN THOUGH I'M NOT A MEMBER OF HABAR-GIDIR, I BELIEVE SOMALIA MUST NAME HABAR-GIDIR A "KING" NOT A PRESIDENT BUT A "KING". A KING THAT WILL ALWAYS BE A HABAR-GIDIR FOREVER, BECAUSE HABAR-GIDIR HAS THE EXPERIENCE,SKILLS, AND THE LEADERSHIP THAT IS NEEDED TO RUN A COUNTRY. THE GEORGETOWN UNIVERSITY IN WASHINGTON REPORTED THAT IF SOMALIA CHOOSES HABAR-GIDIR A KING, IT WOULD BE ONE OF THE MOST PROSPEROUS AND WEALTHIEST COUNTRIES IN THE WORLD.
TO THE CONFLICT BETWEEN CEEYDIID Jr AND C/QASIM. THEIR CONFLICT IS A PRIVATE MATTER THAT DOES NOT CONCERN THE SOMALI PUBLIC. THE SOMALI PEOPLE WILL DEFINATELY CHOOSE HABAR-GIDIR AS THEIR ONLY KING THAT THEY WILL EVER HAVE. THANK YOU ALL!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ila_qosla

Monday, February 26, 2001 - 05:41 pm
lol@@@@ walaahi waad iga qoslisiisay. Why don't you post this message on the "Jokes page"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lol

Monday, February 26, 2001 - 05:44 pm
tuug Hawiye, carefull otherwise Georgetown University will sue you for defamation. Do you think you are still in Somalia, where you can steal everything. Leave the universities out of your baloney aight.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali professor

Thursday, March 01, 2001 - 05:00 am
I WANT TO ASK TWO THINGS TO THE SOMALI PEOPLE. AND THAT IS:
1-DO YOU WANT TO SEE SOMALIA TO SUFFER FROM PARTITION, WARS, FAMINE, AND MOST RECENTLY IN PUNTLAND A "HOMOSEXUALITY"?
OR
2-DO YOU WANT TO SEE SOMALIA TO RAPIDLY GROW TO A PROSPEROUS AND WEALTHY COUNTRY THAT'S RUN BY AN HONEST AND FAIRNESS KINGDOM OF HABAR-GIDIR?
MAKE NO MISTAKE MY FELLOW SOMALIS, OUR COUNTRY'S BEST INTEREST IS IN HABAR-GIDIR. THEY HAVE SHOWN THE WORLD HOW DEEPLY THEY CARED ABOUT SOMALIA. HABAR-GIDIR KINGDOM IS A BENEFICIAL NOT ONLY TO THE SOMALI PEOPLE BUT TO THE WHOLE PEACE LOVING PEOPLE AROUND THE WORLD. ITS AN OPPORTUNITY GOD GAVE US, SO LET'S NOT WASTE IT. EVEN THOUGH I AM NOT A MEMBER OF HABAR-GIDIR CLAN, ITS BETTER FOR US(THE SOMALI PEOPLE)AND OUR CHILDREN TO BE RULED BY A HABAR-GIDIR KING FOR A GENERATIONS AND GENERATIONS TO COME. I KNOW MOST OF THE SOMALI PEOPLE SUPPORT THAT IDEA, AND SOMALIA WILL BE A PROSPEROUS AND WEALTHY NATION. THANK YOU ALL!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.