site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Maxaa Ka raacey Balcad, Muuse Suudi oo dhirbaaxo kulul ku dhuftey

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Maxaa Ka raacey Balcad, Muuse Suudi oo dhirbaaxo kulul ku dhuftey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Hashi Dable

Sunday, December 24, 2000 - 10:07 am
Waa cajiib wadahadal ayaan waxkasto ku dhameyneynaa ayuu yiri ina booy balse maxaa kadambeeyey inuu ciidan xoog leh u diro Balcad si uu uga hor istaago xiriirka uu Muuse Suudi laleeyahey Wadamada dariska la'ah. Sidaas darteed ayaa 400 boqol oo askari uu Galaal hogaaminayo kasoo noqotey dhowr iyo tobon markuu jab kulul oo lama ilowan ah Hogaamiye Alxaaji Muuse Suudi ku soo dhigey kuwa ka dambeeya macalinka Kacaanki kore, waxanse rajeyneya iney tusaale u noqondoonto reer carta ey edeb ugu jiri doonaan Hoteelkooda.

Dr Hashi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biixi

Sunday, December 24, 2000 - 10:10 am
Waa wax lalo yaabo edeb daro hoteelka dhexdiisa ayuu ku dhaafey bal maxey u daandaansaden Muuse Suudi oo ah Hogaamiyaha ugu xooga weyn kuwa Muqdisho ku sugan, Waxaan leenahey dadaalka halka kasii wad waana kugu taagersanahey.

Maxamuude Ciise Biixi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 24, 2000 - 05:43 pm
biixi iyo xaashi laba rufiyaan baa tihiin ee diidan dan soommaliyeed ee ogol wadanka soo galo hub sharci daro ah ee diidan danta umadda soomaaliyeed ee daba dhilif nimadiina kala taga qaybta inter netka soomaaliyeed

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr Hashi

Monday, December 25, 2000 - 08:43 am
Waa war cad, waxaan aad u la yaabanahey kan leh waxad rabtaan inuu hub sharci daro soo galo dalka, saaxib aniga ruufiyaan maku dhahayo laakin waxaan ku leeyahey sharciga xaguu kajiraa hoteel Ramadan dhexdisa? takale ma ogoshahey in dhul nabdoon lagu duulo. Dowlad waa u baahanahey laakin midan lacagah faalsada ladulboodeyso namamareyso MUUsena marabo. marka hubka kayimaado liibiya iyo yemen dad madilo miyaa? saaxib hurdada kakac.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dirac

Saturday, December 30, 2000 - 01:20 am
Waryaa ka weynaada qabiilka dalka Dowlad aan tan aheyn buu ubahan yahey muusana waa geesi dadkiisa usoo baxey an ladooran

Got it

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Geesiga Dhulkiisa

Saturday, December 30, 2000 - 01:23 am
Hayaay Hayaay kasoo kacaay Hayaay(Abgaal) Dhulkiina waa laqabtee Hayaay< midnimaa leydinkaga baahan yahey hadaad iska arki weysaan Galaal Ceyddiid casharkisa mabaran.

Nooloow Muuse Nooloow

Gessiga (MUUSE SUUDI)Dhulkiisa Guusha uu horseeda geerida dishaa geesga) Dalkaaga iyo dadkaag kadifaac yeyda raratey dhulki jecelna iney xakumaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUDUG

Saturday, January 06, 2001 - 07:23 pm
60 kun aa H/gidir abgaal ka dishay , xoolo camal aa la idiin laayay ee bal wax iskula hara,,,,abgaal oo ogaada Caydiid yaan abgaal la layn uu yiri sidaas awgeed ayaa H/gidir isku khilaaftay ee xasuusta, Caydiid alaha u naxariisto ,,,,abgaal oo yaa dad inka dhigay waatii siyaad bare 200 ba habeen inka dilayaye,,,,Caydiidna waa kii ilaa Gaalkacyo ilaa xaduudka Kenya keenay Bare iyo dhashiisa si Reer Hiraab ay u nabad galaan oo madax u noqdaan,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anti-Mudug

Sunday, March 25, 2001 - 04:02 am
MUDUG;

Doqonyahow ma isweydiisay inta habargidir ka dhimatay?. Caydiid, hadduu abgaal yaan la dilin leeyahay mar hore bay u aheyd!. Markuu dhintay ee uu is yiri habargidir marka waa is dhiibeysaa buu malaha hadalkaas yiri. Doqonyahow majeerteen nac nacda iska daaye ogow inaan halkan kugu sugi doono, habargidirta aad sheegeysana aan goorey noqotaba aan la sugi doono talaxumadii ay qaasatan hawiye badey, guud ahaana soomaali oo dhan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

St.Soma

Sunday, March 25, 2001 - 09:08 am
•••• HABARGIDIR AND GODDAMN MAJERTEN!!! THEY'RE THE MOST FUCKERS IN SOMALIAN WORLD AND THAT IS THE ONLY REASON SOMALI CAN'T GET ALONG !!!!
IF YOU THINK I'M LYING JUST WATCH THEM THE ASSHOLES ARE EVERYWHERE YOU GO IN SOMALIA. I TELL YA WHAT AS LONG AS THERE IS A MAJERTEEN AND HABARGIDIR FORGET ABOUT NORMAL AND POSITIVE SOLUTION IN SOMALIA. THEY ARE ALWAYS OUT THERE LOOKING FOR WAYS TO TAKE ADVANTAGE THINGS WITH NO SYMPATHY - BASTARDS!!! AND THEY ALWAYS HAVE TWO FACES. JUST LOOK AROUND !!!! THEY WANT OTHER PEOPLE'S BLOOD & POWER - THAT'S IT AND THEY'LL ALWAYS DO IT WHATEVER IT TAKES TO WIN THEY'VE NO REAL VALUES AND EITHER RELIGION!!!! GO FIGURE IT OUT!!! THAT'S WAY I ALREADY GAVE UP ON OUR COUNTRY CUZ THEY'RE IN EVERY GROUP OR WARLORD'S PEOPLE - THEY'VE NO SMART IDEAS, THEY DON'T GET ALONG EACH OTHER AND THEY'RE ALWAYS LYING THROUGH THEIR TEETH - BASTARDS!!! AND LET ME TELL YA WHAT OTHER THING THERE'S NOTHING IN TO A PEACE FOR THEM CUZ THEY WANT TO BE OUT THERE PRETENDING THEY'RE SOLVING OTHER PEOPLE'S PROBLEMS WHEN THEY DON'T HAVE ANYTHING TO OFFER - JUST READ OUR PAST HISTORY SINCE WE GOT THE INDEPENDANCE UNTIL NOW - THEY TRY TO FIDDLE AROUND OUR HEADS, LIVES, AND WHATEVER GOOD THING THAT STARTS GOING FOR SOMALIA. - THEY HAVE THE LOUDEST MOUTHS AND PRETEND THEY ALL KNOW WHEN THEY KNOW NADA!!! AND BETTER TRUST ME WITH THIS IF WE FUCKING LET THEM PLAY OUR COUNTRY'S INTEREST THEY'LL ALWAYS SCRUE EVERY •••• YOU JUST WATCH THEM - BASTARDS!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.