site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

AF-soomaaliga yaa asal u leh.

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: AF-soomaaliga yaa asal u leh.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Wednesday, December 27, 2000 - 03:07 am
Dhamaan walaalaha Soomaaliyeedow annagoo ka fogaaneyno aflagaaddada aan isla faaqidno arrintaan,

Sida aynu wada ognahay soomaalidu waxay ku kala abtirsadaan Ab-isirro kala duwan waana suura-gal balse waxaa cajiib ah halka luqad ay ku mideysanyihiin,
haddaba haddii ay taasi jirto qabiil-kastana mar yimid yaa asal u lahaa Afka soomaaliga,

fadlan figraddaadu haka hufnaato aflagaaddo:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 02:27 pm
CEELBUUR OROD DIGIR TADII BEERO AFSOMALI WAXBA KAMA TAQAANID.AFSOMALI WAXAAD WAX KA WEYDIISAA DAAROOD,ISAAQ,GUDEBIIRSE. AFSOMALIGA WAXAA ASAL U LAHAA ISAAQA KADIB WUXUU BAREY DIRTA OO IYAGUNA SII BARAY ILMO GOOR GAARTE(HAWIYE IYO MADHIBAAN) OO WALAALO AHAA.DAAROODKU MARKII UU DALKA YIMI ISAGOO CARAB ASALKIISU AHAA WAXAA UU KA BARTEY AFSOMALIGA KIISA FIICAN ISAAQA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Thursday, December 28, 2000 - 01:22 am
TO:anonymous'

Walaal salaan keddib waan ka xumahay sida ay kaaga hoos baxday durba waxaa kaasoo butaacay cuqdaddii ku dillootay, anigu waan ka xishoonayaa inaan kula caytamo, balse dad aad isku meeqaan tihiin ayaad ka heli doontaa abaal-gudka hadalladaada gurracan,

Mowduuca

Waxaan xasuustaa waagii ay Odayaal Iiddoor ihi u tageen Boqor-xasanka Urdun iyagoo ka safray waddanka Suuriya ula-jeeddadooduna ay ahayd inay boqorka ka dhaadhiciyaan inuu Iiddoorku carab yahay uu weliba haashimiyiin yahay!!!
Odayadii iiddoor markey Urdun tageen ayey hormariyeen dalabkooda ah la kulanka Boqorka iyo ajandaha ay kala hadli rabaan oo ah Haashimnimada-Iiddoor,
markii boqorka lagu yiri waxaa ku sugaya Niman madmadoow oo haashimiyiin ku abtirsanayo ayuu xanaaqay wuxuuna amray inay waddanka uga baxaan 24-saacadood gudahood,
dhanka suuraya ayey usoo kala carareen balse markii laga war helay ayey suuriyana diidday inay xudduudeeda usoo gudbaan.
meel dhexe ayey bil ku cadibnaayeen ilaa loo oggolaaday Masar,
haddaba ninkaan iiddoorow Carab sidaas ayey idiinka faantaye soomaalinnimada ku iimaanso,
haddiise ay run tahay war aan ka maqlay dhallinyarada iiddoor oo ah inuu iiddoorku ugu dambeeyey dadkii soomaaliya yimid, waxay caddeyneysaa inuu soo galay luqadda oo lagu hadlayo asiguna uu bartay,
marka kala-saar caribi ayaan asal u leeyahay iyo soomaali-ayaan asal u leeyahay,

Reer-ceelbuur waa dad meeqaan sare ka jooga dhalasho iyo dhaqan-wanaag ee ninyahow haku xad gudbin,

Fadlan figraddaadu haka hufnaato aflagaaddo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 13, 2001 - 03:47 pm
Aduunoow futoxume mahadaa lagumuransan yahay afsoomaaliga runtii waa anoohada idhaahda afcarabiga yaalaga soogaadhay ama afingiriiska ama afraxanwaynta afsoomaaliga waaluqadii ay kuwada hadli jireen ilma samaale xligii boqortooyadii Biyamaal Maxamed oomarkaa soomaalida xukumi jiray amaba geeska afrika ilaa harar ilaa marka qofkii raba taariikhda soomaalida haka baadho magaalada Harar daku raaciyad ayuu uahaa boqortooyadaas qaar awrtay uraaci jireen qaara adhiga qaara nirgaha etc aduunkan lasiman yahay ma ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nusdariiq

Saturday, January 13, 2001 - 03:49 pm

Monday, January 15, 2001 - 12:23 am
TO:Dhamaan

walaalayaal lama diidana inuu Nin sheegto inuu qabiilkiisu boqortooyo lahaa iyo inuu asigu afka soomaaliga asal u leeyahay laakiin ula jeeddadu waxay tahay in lakala faa,ideysto meeshana lagu soo bandhigo figrado macquul ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 15, 2001 - 06:45 am
war miyaad waalantahay mise waad soo wadataa carabtu waxay tiraahdaa lisaanulxaali aqnaa canmaqaali hada mafahamtay koow soomaali waanin magicii laba afna waa kalagu hadlo isugee maxaa kuusoobaxay = afsoomaali wax wayn ma'aha inaad fahamto cidkastana way otahay in xataa laiswaydiiyo ma' aha maxaa yeelay dadku qaar waxay yidhaahdeen carabaa nahay qaara meelo kale ayayba sheegtaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salah

Monday, January 15, 2001 - 11:29 am
Asalaamu caleykum

Sxb Ceelbuur waad ku mahadsantahay mawduucaan aad furtay, runtiina waa su´aal isweydiin mudan.

Anigu waxaan qabaa in Soomaalidu ay tahay hal qoys oo hooyo soo wada korisay, taa waxaa caddeynaya luqadadooda. Laakiin tan ah goortuu bilawday afsoomaaligu iyo cidii ugu horeeysay ee ku hadasha run ahaantii waa la isku maandhaafayaa sida hadaba la isugu maandhaafo soomaalidu meesha ay ka soo jeedo.

laakiin waa loo baahan yahay in laga wada doodo, laga yaabee inaan helno dad aqoon nagu dhaama oo aan ka faa´iideysano.

Mahadsanidin
Salah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali

Tuesday, January 30, 2001 - 01:20 am
TO:Ceelbuur
Saaxiib mowduuca aad soo bandhigtay waa muhiim waase haddii si hufan looga hadlo kolley anigu haddii aan figraddeyda dhiibto Dadka soomaaliyeed boqolkiiba 85 halmeel ayey kasoo jeedaan sida uu Salah sheegayba, luqaddaanna waxaa asal u leh lixda qabiil ee waaweyn (hawiye Daarood Digil Mirifle Dir iyo iiddoor) haddii hoos loo dhaadhaco iyo meesha ay luqaddu kasoo unkantay waa lahjadda Maayga
Wabillaahi towfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.