site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GAADSAN IYO BIYAMAAL

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: GAADSAN IYO BIYAMAAL
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, December 27, 2000 - 01:52 pm
Waa su'aale Qabiilka Gaadsan ama biyamaal guud ahaan maxay ugu yeeran waayeen Axmaarada sida Raxanweynta? Miyey ka miskiinsanyihiin,mise way ka soomaalisanyihiin, mise dhibba kuma hayso dhulkooda la haysto oo haddana la qaybsaday?

Waxaan u malaynayaa in intaas midna ahayn, ee waxaa weeye dad u bartay in weligood dadka u duceeyaan oo way la qabsan la' yihiin qalalaasaha
ka socda dalka.
Waxaase laga yaabaa in ay u gadoodaan sidii abgaalka iyo dhammaan hawiyahaba u gadoodeen cadaadis dheer ka dib, ama raxanweyntu Axmaaro ugu gashay ka dib markii dhulkooda lagu dhibay.

Beeraha la qabsaday iyo magaalooyinka la haysto
waxaa laga yaabaa inay ku xigto habartay ma'aragtay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gadabursi Xanaaqsan

Wednesday, December 27, 2000 - 04:16 pm
Tolkay Dir ee koonfur ku nool waxaan maqlay naag Hawiye ayaa magaaladoodii Marka ka talisee ma runbaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSLIM-MAN

Wednesday, December 27, 2000 - 10:02 pm
GADABURSI SXB SHARAF AYAAN KUU HEYNAAYEE QOLADAA HA SHEEGAN WAAD KA TAYO FIICAN TIHIIN,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 02:01 pm
waxaa idiin sheegayaa anigu oo gaadsan ama ah Biimaal inaan u aragno Dadka aan BIImaal ahayn inay yihiin Dad taariikh wayn lahayn waanu yasnaa
Dadka aan ahayn qabiiladan Isaaq Iyo ciise

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

w.sad

Monday, January 08, 2001 - 05:24 am
To.Anonymous:Waryaa Ma hadaad soo toostay waa xilima xiliga aad dalka soomaaliya risiqa ka raadinaysid , wadanka waa la qaybsaday intaad daabka badeelka iyo garweynta soo qoreysey,ma maantay baad raadinaysaa deegaankaagii,war meeshii aad soo gaarto iska seexo,qabiiladan aad amaantayna waxba kuuma qaban karaan,wey jirtey xilli biyamaal ay taariikh iyo magacba ku lahaayeen koofurta soomaaliya laakiinse waa haadba haadkici.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dhulka

Monday, January 08, 2001 - 06:41 am
Waar labaduba waa midgo laysu soo urushey.
Nasab maah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 08, 2001 - 01:19 pm
Aniga oo ku hadlayna codka Beesha Biimaal ee ku nool north America waxaan aad iyo aad ooga xunahay dhibaatooyinka ka socda sh/hoose gaar ahaan Dadaka Jiidada ah oo ah Dad ladhashay Biimaalka oo lagu hayo biliqaysi Beerahoodii ,iyo walibana kufsi iyo xasuuq joogto ah ,waxaan dacsi udiraynaa Dhamaan Dadka halkaa lagu xasuuqay Ehiliyadooda ,
qofkii wax faah faahin u baahan hanagala soo xiriiro Adreeskan .BIMAAL COMMUNITY MENNISSOTA
P.O.BOX.7481 MPLSMN 55407/EMAIL;fiqicilmi21@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jibrilmubarak

Monday, January 08, 2001 - 01:38 pm
Hanbalyo---hanbalyo----hanbalyo.waxaan halbalyo iyo bogaadin udiraynaa walaalkano xasanuur sh/c/raxmaan oogabadh kumehersaday wadanka maraykanka waxaana leenahay meher kaasu hanoqdo wiil iyo caano aamiin waxaana hanbalyadan usoodiraya dhalinyaradan ookalajoogta magaalada Nusdariiqa iyo sedny australia iyo Sandiego iyo xamer iyo meelo kaladuwan.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.