site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Gen.Cumar Xaaji Masale oo la kulmay la taliyaha arrimaha n/galyadda ee Miles Zinawi

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: Gen.Cumar Xaaji Masale oo la kulmay la taliyaha arrimaha n/galyadda ee Miles Zinawi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Wednesday, December 27, 2000 - 03:01 pm
Hogaamiyaha taarikhiga ee SNF Gen.Cumar Xaaji ayaa kula kulmay Nairobi la taliyaha arrimaha nabadgalyadda ee Miles Zinawi bartamihi bisahan disenbar. Kulankaas oo ay goob joog ka ahayeen Danjiraha Itoobiya iyo saddex ruux oo la socday Cumar Xaaji waxaa lagaga hadlay sidi loo sugi lahaa nabadgalyadda xududda beesha mareexan iyo itoobiya taas u xal u noqon karta ka bixista ciidamadda Itoobiya gobolka Gedo. Kulankaas oo si fiican ku dhamaday ka dib wuxuu jananka iyo masuuliyiin kale oo ku beel ah soo adeen magaladda kismaayo oo ilaa iyo hadda ku sugan yihiin.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.