Thursday, December 28, 2000 - 08:12 am Waxaan jeclahay in aan bogaan ku barto wadalmagaha ku nool qurbaha dhamantood fadlan hadad tahay ka soo qeyb gal is barashadaan
Monday, January 08, 2001 - 01:41 am Saadiq waad ku mahadsantahay barashada aad rabto dadka tolkaada ah oon ka mid ahay jeclayahna in an barto dadka aan qaraabada nahay sidadoo kale ee halkaa inaago sii wad