site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

JOORNAALKA JAMHUURIYA IYO QAXOOTIGA OGAADEENKA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : JOORNAALKA JAMHUURIYA IYO QAXOOTIGA OGAADEENKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WARSAME

Saturday, December 30, 2000 - 06:01 am
Saturday, December 30,2000


Jamhuriya Newspaper
Somaliweyn Ma DHabbaa Maanta?
Dec 27, 2000

by Jamhuriya Newspaper
Sannadihii lixdameeyadii Somaliweyn waxay ku salaysnayd Somali-jacayl iyo wadaninimo ujeedadeedu ahayd in laysku keeno Shantii Somaliyeed ee Gumeysiga Reer Yurub u qaybiyey dalkii iyo dadkii Somaliyeed. Laakiin wixii ka dambeeyey todobaataneeyadii, figradda Somaliweyn waxay isku bedeshay siyaasad ku salaysan dal aan lakala lahayn iyo dad aan lahayn summad qaranimo iyo xuduud qeexan midna.

Dad badan oo Somaliyeed ayaa waxay aminsanyihiin in haddii qofku Somali yahay uu Shanta Somaliyeed marba midda uu rabo dego waxna ka maamulo. Waxaana arrintan cudurdaar looga dhigaa: Somalidu waxay wada wadaagta dhalasho, dhiig, af, haqan iyo diin, sidaas awgeedna ma kala laha Shanta Somaliyeed oo lama kala xigo. Figraduna waa arrin halis ku ah jiritaanka, qaranimada, wadaninimada iyo dawladnimada Somaliland waxaanay horseedaysaa dhaxal wareeg-dal iyo qaran-guur. Waa figrad ku salaysan fowda iyo sharci la`aan waxaana ku adeegta qof raba inuu xukumo dal iyo dad aanu u dhalan. Waa siyaasad cusub oo ay ku adeegtaan dadyowga somali-Galbeed iyo N.F.D si ay u degaan, u maamulaan waxna uga xukumaan dal iyo dad aanay u dhalan siiba Somaliland iyo Somalia.

Dalalka Carabta oo gaadhaya ilaa 18 dal waxay wadaagaan, sideenna, dhiig, dhalasho, af, diin iyo dhaqan laakiin qofka Leebiyaanka ah ama Masaarida ah ma gelikaro, ma degikaro kamana shaqaynkaro Suuriya ama Sacuudiga haddaanu haysan sharci u oggol, waxna kama maamulikaro haddaanu dhalasho qaadan. Sidaas waxaa la mida dalalka Bariga Afrika ee Kenya, Uganda,Rwanda, Burundi iyo Tanzania oo wadaaga waxyaabo badan. Waddanna wadanka kale kuma xadgudbikaro, mana wadaagaan dal, dad iyo sharcitoonna. Haddaba maxay Somaliland, Somalia, Jabuuti, Somali-Galbeed (Ethiopia) iyo N.F.D (Kenya) kaga duwanyihiin dalalka kor ku xusan. Runtu waxay tahay kama duwana, Waxa keliya ee aynu kaga duwannahay waxay weeye dadwaynaha aynaan weli fahmin qaranimada,wadaninimada iyo dawladnimada.

Mudadii u dhaxaysay 1960-1990, geyiga Somaliyeed waxaa ka jirtay fawda iyo jaahwareer lagu burburiyey qaranimadii iyo dawladnimadii dhulkii hore loo odhan jirey Jamhuuriyadda Somalia oo maanta u kala baxay Somalia iyo Somaliland. Soddonkaas sano, waxaa dalkaas kusoo qulqulayey kuna soo qaxayey dadka Somaliyed ee u dhashay Somali-Galbeed iyo N.F.D waxaana lagu soo dhaweeye gacmo furan oo walaaltinimo si ku meel gaar ah. Raashin, hu` iyo hoyba waa loogu deeqay.

Taliskii Moxamed Siyaad Barre waxa uu ku tuntay dhaawac weynna u geystay qaranimadii, awladnimadii iyo wadaninimadii Jamhuuriyaddii Somalia markii uu dadkii qaxootiga ahaa ee ka yimid Somali-Galbeed iyo N.F.D ka fadilay dadkii dalka u dhashay ee lahaa si uu u qabiil badsado isla markaana loogu difaaco taliskiisii dhiigya cabka ahaa. Waxa uu qaxootigii ka dhigay xubno baarlamaan, wasiirro, danjirayaal,janano, maamulayaal iwm oo bedelay dadkii dalka lahaa.

Dadkii qaxootiga ahaa waxay noqdeen wadaniyiin, wadaniyiintiinna waxay noqdeen qaxooti. Qaxootigaas gacanta loo geshay xukunkii iyo maamulkii dal aanay lahayn, waxay darajadii, jagooyinkii muhiimka ahaa iyo maalkii dalkaba siiyeen dadkii ay isku qaxootiga ahaayeen iyo qoyskii Moxamed Siyaad Barre iyaga oo u arkaayey inuu yahay talis aan weligii dhacayn kuna waaraya dulmiga iyo xaqdarrada ay ku jireen.

Dadka Somali-Galbeed iyo N.F.D, siiba qabiilka Ogaadeenka iyo intii ku soo gabbatay oo si sharcidarro ah iskugu baahiyey ciidamada iyo maamulka dalkii hore loo odhan jiray Jamhuuriyadda Somalia, waxay aad uga abaal kadhaceen wanaagii iyo walaalnimadii loogu yaboohay, waxaanay shacabkii Somaliland iyo Somalia ugu abaalgudeen xasuuq, dhac, kufsi, qaxin iyo magaalooyin burburin aan hore loogu arag taariikhda Somaliyeed islamarkaana xadgudubweyn ku noqotay diinta Islaamka iyo Somaalinimadaba. Waxay kale oo ku talagaleen una hanqaltaageen inay dadkii dalka lahaa ka dhigaan wax qaxa iyo waxay madhiyaan si ay u dhaxlaan dalkooda. Dadka Somali-Galbeed iyaga ayaa ka mas`uul ahaa raagidda u Taliskii Siyaad Barre ku raagey xukunka dalkii hore loo dhanjirey Jamhuuriyadda Somalia.

Waa taas natiijada dalka iyo dadka aan lakala lahayn. Sow markaas ma cadda in Somaliweyn samankan tahay waxay kusoo gabbadaan dadka Somali-Galbeed iyo N.F.D si ay u degaan, u maamulaan una xukumaan dal iyo dad aanay midna u dhalan. Dadka Somali-Galbeed iyo N.F.D marnaba ma oggola in Dadka Somaliland, Somalia iyo Jabuti ay wax ka maamulaan waxna ka xukumaan Qabridaharre, Dhagaxbuur, Mandheera, iyo Gaarisa waxaana taas markhaati u ah sannadkii 1977 xilligaas oo dadka Somali-Galbeed dhulka soo dhigeen calankii Somalia ee la sudhay dhulkii la qabtay kuna bedeleen calanka Somali-Galbeed isla markaana ay diideen in wax lala maamulo. Waxaan qabaa in arrintaas ay sax ku ahaayeen waayo waa dalkoodii, xukunkiisana iyaga ayaa iska leh. Waxaase aan marnaba gar ahayn inay Somaliland iyo Somalia ku soo galaan baasaboor lagu magacaabo Somaliweyn si aan looga sheegan oo ay wax uga xukumaan. Wax macquula maaha marnaba in Somaliweynta ay dhulkooda u diideen ay wax kaga helaan Somalia iyo Somaliland.

Haddaba, sow ma cadda in Somaliweyn aanay samankan ku dhisnayn Somali-jacayl iyo Somali isku-keenid balse ay ku salaysan tahay rabitaanka qof doonaya inuu yeesho dhawr dal iyo dhawr dad oo aan hore loogu arag taariikhda aadanaha. Dadkii qaxootiga ahaa oo dib loogu celiyey dalalkoodi 1990 ayaa weli u ololaynaya figradda Somaliweyn si ay marlabaad gacant ugu dhigaan Somaliland iyo Somalia. Waxayse illowsanyihiin in wixii ay sameeyeen siiba intii u dhaxaysay 1980-1990 ay ka dhigtay kuwo ay ka feejignaadaan dadyowga Somaliland iyo Somalia.

Ha illaaween inaan taariikhdu marlabaad u oggolaandoonin inay degaan, maamulaan isla markaana xukumaan dal iyo dad aanay lahayn, aayahoodu iyaga ayuu dusha ka saaranyahay sida dadka Jabuuti. Shanta Somaliyeed ma wadaagan dal iyo dadtoonna waxaana ka dhaxeeya xuduud qeexan oo aan lagu xadgudbikarin, dalkastana waxaa leh dadka isir ahaan iyo taariikh ahaanba ku dhaqan. Waxa keliya ee Shanta Somaliyeed ka dhaxeeya waa derisnimo, walaalnimo, isxaqdhawr iyo iskaashi dhinaca horumarinta. Haddii mustaqbalka qaarkood israacayana, inkastaba ha noqdeenee, sidiibaa loo kala leeyahay, maamulka iyo xukunka gobollada taas oo ku salaysan dastuur iyo qawaaniin laguma xadgudbaan ah oo qeexan.

Dadka Somalia (Koonfurta) weli uma qeexna qaranimada, dawladnimada iyo wadaninimada oo weli waxay aaminsanyihiin jaahwareerkii jirijirey xilligii Jamhuuriyadii Somalia oo ahaa dal aan lakala lahayn iyo xukun ka dhaxeeya Shanta Somaliyeed. General Aden Gabyow oo ah dembiile dagaal una dhashay dalka kenya waxa uu maanta ka mid yahay Caaqilada Dagaalka ee Koonfurta (Somalia) waxaanu raba inuu dawladnimadooda marlabaad la qaybsado isaga oo qaxooti ah.

Beesha Ogaadeen ma degto Somaliland, Somaliyana waxay ka degtaa Jubbada Hoose. Qaybta degan Jubbada Hoose waxay ka mid yihiin dadka Somalia iyaguunbaana xaq u leh inay ka qaybgalaan talada iyo xukunka Somalia. Bile Rafle, Axmed Cumar Jees, iyo Aden Gabyow oo dadka Koonfur (Somalia) maanta la wadaaga dawladnimada, xageebaa laga soo dooranayaa berito? Ma waxaa laga soo dooranayaa Wardheer, Dhagaxbuur iyo Gaarisa oo ka tirsan Itoobiya iyo Kenya ahna dhulka ay u dhasheen mise Jubbada Hoose iyo Mogadisho oo ay marti ku yihiin? Dadka Somalia (Koonfur) ayaa jawaabtu u taal.

Dadka somaliland aad ayey ugu adagtahay inay wax la qaybsadaan amaba la midoobaan dad aanay weli u kala caddayn meesha ay kakala tirsanyihiin Wardheer, Dhagaxbuur, Gaarisa, iyo Mandheera, dad aanay weli u qeexnayn qaranimadooda iyo dawladnimadooda oo raba inuu shisheeye la xukumo dadkooda iyo dalkooda lana ogaa dhibaatada ay gesyteen.

Dadka Somalia (Koonfurta) waxay ayaamahan isku maaweeliyaan: "Somaliyey toosoo, toosoo iskutiirsadaee, hadba kiinna taagdaran taageera weligiin". Waxaan dadka Koonfurta kula talin lahaa inay danahooda ka raacdaan arrintan, waayo Somalidu lixdankii ayey toostay iskuna tiirsatay dabadeedna waa tii lakala diley, markaas Somalidan kala seexatay,kala tiirsatay ee kii taagta darraa dishay lama garanayo waqti ay isku soo toosi, isku tiirsan, ka taagta darrana wax tari. Waa hees astaan u ah dal iyo dad aan lakala lahayn oo ku dhisan fawda iyo jaahwareer.

Sababaha taariikhiga ah ee kor ku xusan awgood, Somaliweyn maaha dhab maanta sida ay u hirgashaana waa adagtahay. Sidaas awgeed, dadka Somaliland waxaan uga digayaa riyaaq iyo laab la kac ay marlabaad ku loogaan qaranimadooda iyo dawladnimadooda. Dalka Somaliland waxaa leh dadka isir ahaan kasoo jeeda dhulka Somaliland waxaanu leeyahay xuduud qeexan oo caalami ah. Talada, hoggaanka siyaasadda, maamulka iyo difaaca Dalka Somaliland waxaa iska leh oo keliya Dadka Somaliland. Ciddii kaga timaada afarta Somaliyeed ee kale amaba dalalka kale waa inay kusoo galaan sharci, ku joogaan sharci kagana baxaan sharci. Qofkii jinsiyadda Somaliland qaata, cid kastaba ha nodee, ayaa joogto ugu noolaankara Somaliland waxna ka gelikara muumulka caadiga ah.

Anigu ma necebi midnimada Shanta Somaliyeed laakiin uma jeedo Somaliweyn maanta hirgeleysa oo dan u ah dhammaan dadyowga Somaliyeed ee kala duwan, markaas danta dadkasta iyo dalkastaba oo Somaliyed waxay ku jirtaa in la kala badbaado si aan mardambe layskugu jabin iyada oo lagu soo gabbanayo magaca Somaliweyn.

Waxaa qoray: Ibrahim Xasan Gaagaale, December 27,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gani-yare

Saturday, December 30, 2000 - 07:58 am
waryaa iidoor xaarka iskaduw! waligeedba madaxa ayaan kaatumayaa, in iidoorland laqoonsado iskadhaafe tii hore ee siyaad tan soosocota ayaa kaaga daran!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JANARAL CAYDIID

Saturday, December 30, 2000 - 08:12 am
TO GANI WARYAA DAROOD WAGARAC GARACNA GAJA AYUU UDHINTAA EE DAROOD HABLAHOODA ANIGAA WASAY WALIGIINA ANIGAA ADIIN WASAY WALIGIIN DAROOD

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

shilke

Saturday, December 30, 2000 - 09:37 pm
aryaa isaaqaan caydiid sheegtay yaas iskukeen dirin. daarood waa idinka sharaf badan yihiin, isaaq meel aas heesto majirto xaa wareer heesto!
hawiye iyo daarood inaas isku diro xoow kujeclaaday? aryaa daarood hadaad necebtihiin xaad adinka iskaga celinweedeen?
mar danbe magaca caydiid ha isticmaalin tuugo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, December 31, 2000 - 02:26 am
Hawiye & Daarood

Runta mar isku daya inaad sheegtaan. Gaajo ayaa labadiinuba u baqtideen oo adinka oo meseggo daadatay sidii sabta boobaya la idin arkay. Hawiya sab inay yihiin ayaga waa la ogaa, laakiin Daaroodna kusoo biir.

Hawiye maa leh maxaa isaaq haystaa? Diifka iska tir, qashinkana iska aruri markaas dadka la hadal, gaaladana mahad u celi mesegada karsan ku siisa. Maxaan haystaa? Nabad, Dawlad, dugsiyo (ani aan samaystay, ee aan gaalo ku noolayn sidaada), cisbitaalo ani aan maamulo, laba jaamacadood, dekedo cir iyo dhul, waddooyin laami ah oo sidaa u xiimaya iwm. Hawiye iyo Daarood(laga reebo Majeerteen iyo Dhulka anaga nagu nool) maxaad haysaa: Abaar, diif, gaajo, cudur, gaalo ku noolow. Gacantaada waxay tuugsi la fidsanayd toban sano haddana meeshayba ku qalashay ayadoo fidsan oo baaquli haysa!
Ar diqsiga iska eri inta adi aan i gaarin aad ila tartami!

Hah! Been maa la isu sheegaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iidoor yaqaane

Sunday, December 31, 2000 - 04:27 am
IIDOOR...!!!

iidoor:caac....uf...ciix...way...bla..bla..!
somali:maxaa kugu dhacay iidoor????
Iidoor:waa lay qaniinay!!waa...laydilay?
somali:maxaad uqaniiniweysay..oo udili..weysay?
Iidoor:ilka ma lihi...wax ma dili karo..bla..!!
somali:yaa gardarada bilaabey..labadiina?
Iidoor:labadeenaba waa gardareeyn...bla...!!
Somali:hadaba aan idin heshiisiino...?
Iidoor:marabo..inaan..heshiino..bla...bla..!!
somali:oo waayahayee maxaad rabtaa..?
Iidoor:waan goosaneynaa...saasaaan.. rabnaa?
somali:maxaad faaiideysaan hadaad goosataan..?
Iidoor:ihi..ciic..ingiriis&itoobiyaa ijeclaan..!
somali:oo wadankaaga ma waxaad ukala goyn sidas..?
Iidoor:ixi..waligeenba..gumeystaha saxibaan aheyn!
somali:waligaaba mawaxaad u noolaan gumeysiqancin?
Iidoor:hahaa..thats..the..only hoppy ihave..bla..!
somali:waligeen iidooroow ogalaan meeyno hopigaga!
Iidoor:cudurka ihaya dawo maleeyahay..ilike..it?
somali:dawadiinu waa idinkoo joojiya kala qaybinta
somalida,cadowgeenana naca,bro/som...love!
(ina allaaha maca saabiriin.)
Iidoor:tonyblair na,aqoonsada we..love..uk..?
tony..:Iidoor adoonsi jeceloo...ma idin rabno..1
wakhtii isticmaarku waa dhamaadey..eetaga!!
Iidoor:itoobiyaa jecel iney wax gumeysatee aan u
tago..si ay noo gumeysato..(they love our
girl..we.give some!!they are so..corrupt!!
melez:iidoor gabdhaha ii soo hormariya..soomali
gabdheheeda waa noo diidee,aan tijaabinee!!
iidoor somali yeeyna dib...dambe ujirin...?
Iidoor:igu halee saan ujeclahaa ka daran sidaas..!
sayidkii taan ku dhignay ma wey idin soo
gaarin,lamaqli mahayee ha u noqon....!!
Iidoor:mudaaharaad...dawlad somali donimeyno....!
BBcda:maxaad ka mudaaharaadeysaan,ood diidantihin
Iidoor:dawlad soomaaliyeed baan diidanahay..bla..!
BBCda :oo maxaad ku diidantihiin....oo jira....!
Iidoor:manaqaan,waligeen sidaas baan aheeyn..bla.!
BBCda :idinku waxaad rabtaan xitaa mataqaaniin...!
:ordaya oo takhtar u taga isagaa garanee..!
Doctor:Iidoor cudurkaagu waaxay...dee..now...?
Iidoor:soomaali...soomaali...soomaali..bla..bla..!
Doctor:adigu maxaad tahay if you hate the ur name?
Iidoor:ingiriis..ingiriis...itoobiyan..ingiriiis!
Doctor:waxa wuxuu yahayba mayaqaan waxaan umaleyn
waa (professional country divider)......!!
(take him to manakoobiyo to injet him)

... No offence just facts....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, December 31, 2000 - 04:57 am
Iidoor-Yaqaanne

Waa iga qoslisay. Adeerow Amxaaro, ingiriis, iyo maraykan afka ka daa waa kuwa ku biila e oo reerkaadii gaajada iyo diifka ka biiyay. Mesegediisa nimaad cuni lama caayo. Abaaldarraan dhaqankiina ka mid miyaa?

Af-xumaantaan haddaad joojin waydo, marka labaad ee intaad boob,dhac iyo kufsi iskala daasho, hooyooyinkaa gaajo u bakhtido, caruurtaadana diifku sidoodii diqsi ku wareego, ayaa gaalo meseggo kuu keeni waayi markaasaad Aac.. way.. Uf...cif adi ku dhufan! Hoy Isjir!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daadiroow

Sunday, December 31, 2000 - 09:45 am
Iidoor yaqaan lol!

saaxiib, qosol aa igu dishay!!!lol!
midoo kale noosamee, qofkoo qatar eh aa tahay oo xaaladooda oo dhan waa kasee nooh, that was really funny bro!lol!!!!
tell us again bro. lol!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, December 31, 2000 - 10:50 am
Daadiroow

Mesegadii gaalka maa kaa qoslisay? Kac qaado baaquliga ee baryo tag!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iidoor yaqaane

Sunday, December 31, 2000 - 03:33 pm
BURCAAWI..!

DAMAANTIIN SANAD WANAAGSAN...?

Saaxiib aniga iidoor manecbi,waa walaaleheey, laakiin wax yaabaha ay ku dhaqmaan markaan fiiriyay,i wax laga sheego yeey raadinayaan, mar walba gumeystaha yay soomaali ka jecelyihiin, khaladka ay galaana ma ogala,dabcan in lagu xadgudbey waa qirayaa iyaguna waa xadgudbeen, wax walbana inaan halkan ka dhaho marabo, walaalayaal daaya soomaali naceybka faaiido maleh, waxii hore umbey soo celcelineysaa.

Aniga iidoor igumeystaan ka door bidayaa ingiriis ama itoobiyaan,waayo iyakaaba i afgaran
oon la xaajoon karaa,maxaad ugaran weydeen?
aan ku dadaalo khaladaadkii hore inuusan dib u soo noqon,jarmal&ruushba heshiiye 2omln buuna jarmal kadilay ruush,yahuud&jarmal sidoo kale...!
waxayna ku heshiiyeen inuusan khaladkii oo kale soo noqon,nabad&walaalnimeyna ku wada noolyihin..!

iidoor bulshada ha kabixin...?
dantaada&teena saasey ku jirtaa.....!!!

yaa rabi.....dawo....Aamiin..Aamiin!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Monday, January 01, 2001 - 02:19 am
Iidoor Yaqaane

Reerkan aad magaca cayda aad ula jeedo aad ku sheegtay anaa kasoo jeeda. Soomaali 100% ahna waa isu arkaa, sidaa darteed Soomaali-nacaybkan aad sheegayso macna ilama leh! Yaa kugu yiri "iidoor" baa Soomaali neceb? War miyaanan kii shalay ku garab taagnaa ee xorraynta Somali Galbeed u dhimanayay ahayn? Taariikhdu waxaa cad inaysan ahayn sabject aad ku fiican tahay!

Waxaa timi, isu dembi-dhaafka iyo illowbid wixii dhacay! Reerkan waa reerka keli ah ee ku guulaystay inuu sidaa yeelo. Metaal: Qabiilooyinkii raacsnaa Afweyne oo dadka boobayey haweenkana kufsanayay, "Iidoor" markay dalkoodii xoreeyeen kama aysan aar goosan ee waa la heshiiyeen, Soomali kale se weli waa is tumaysaa!
Dembi-dhaaf waa wax wacan, Taariikhna Soomaaliyi waa u leedahay, laakiin taariikhdu macne ma leh haddaan wax laga baran.

"Iidoor" taariikhdii 40 sano ee u dambeyasay wuxuu ka bartay inaanu dib talada arrimihiisa cid kale gacan uga gelin, iyadoon heshiis cad oo qeexani u dhaxayn. Ma aha ciil-qab dartiis iyo dudmo - waa sabab dhaqaale, maamul iyo nabad-gelyo. Taas maa Soomalinimo diid ah ? waxay ila tahay maya, ee waa danaysi.

Xusus: "Iidoor" markuu Ingiriis xornimada ka qaatay isagoo jibaysan oo Soomalinimo hayso ayuu tegay Xamar, malla socotaa in Siyaasiyiintii reer koonfur diideen isku darka oo Mudaaharaad shacbigu sameeyay ku khasbay markii dambe inay aqbalaan? Yaa Soomaali diid ah?

Tan Goosiga: War yaad rabteen inaan ku darsado horta waa yaabe? Xamar waa burbursanayd, dawladi ma jirin, Soomaali koofureedna waa isjafaysay oo boob iyo dhac isku haysay, marka burburkaas maad rabteen inaan ka qayb galo?
Hadda iyo KMG: Dawladi weli ma jirto. Hal magaalo oo KMG si fiican u xukuntaa ma jirto, iska daa dale. Hawiye oo balcad ku heshiin waayay maad raabtaa inaan nabadeyda, maamulkeyga iyo xorriyadeyda ku aamino? Ma yeelin.

Talo: Koofureey soo heshii. Nabad iyo dawlo keen. aan wada hadalo. Intaa ka hor cayda iyo edaabdarrada iga daa aan kaa shaqaystee? Say what you?

Sannad-wacan ilaah ha nooga yeelo, Soomalina nabad iyo barwaqo ilaah ha u keeno melay joogtaba. Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Iidooryaqaane

Monday, January 01, 2001 - 04:50 am
BURCAAWI..!

Jasaakumu laah khayran:waad ku mahadsantahay
sida fiican eed fikradaada u soo dhiibatey,sidaas beyna ku fiican tahay dadku iney u wada hadlaan,

MOWQIFKEYGA:waxaan qabaa dadka reer somaliland
in ay sameeyaan wax walba ooy kaga hortagi karaan,in waxii soomarey dib u soo noqon iyakoon
soomaali qoqobeyn,waan kugu raacsanahay hadaad doontaan wax fiican soomaali waa u tari kartaan soomaalina idinkama maaranto idukuna sidoo kale
marka waxaan qabaa in meeshaad enerjigiina ku dhumin laheydeen inaad godaan aad ku dadaashaan
sidii loo helilahaa soomaali kuwada nool cadaalad
sinaan, wada jirna aan uga shaqeeyn laheen sidaan
cudurka u daweeyn laheyn.

Hadaanse dabka baasiin ku sii shubno labadeenuba
waan ku dhimaneynaa,danteenuna kuma jirto,ee dhalinta walaalaheen ah ee soomaali in la kala gooyo u ololeeyneeysa aan usheegno dantu ineey saas ka duwan tahay...nin walbana cadowgeena siduuna..noogu wiirsan...(they dont care us)

KOONFUR&WAQOOYI:waa ineysan isku soo carar fudud oon laga fiirsan dib u dhicin si khaladkii hore usoo noqon, taasna xaqbaad u leedihiin...nin shaati... aan la aqoon idiin soo gashteyna..idinku gumaadin.. gurigii aad idinku keenteen...&xukunkaad u dhiibateen midna qayna aad ka qaadataan sidii qanuunka wadanka loo dejin lahaa,cid walbana degaanka ay u dhalatey u xukumi laheyd,waxa soomaali ka dhexeeyana kaliya u noqon laheeyd siyaasad dibadeed,dhaqaale,difaac...iwm..!
koonfur dhigeeda hala dabaalan laakiin nabadeeda hadiidin hadaad soomaali jeceshahay? waxaad awal dhihi jirteen koonfur nabad ha ka dhacdo markaas baan wada hadal lagaleeynaa waay aad uga xumaateen markii carta lagu soodhoo dhoobay aad ula istaagteen yaan la aqoonsan? mawaxaad rabteen in waligeed saan ahaato? oo dhiig ku dhex jiraan?
saas ma soomaali nimaa?ma jaceeylbaa? meeshaad ka bilaabi laheydeen sidii loo xaajoon lahaa oo waxii khalad ah ee horey u dhacey dib ugu soo noqon,qof soomaali ah kama fileyn.

SOMALILAND: Waxey mudo goobeysey sidii loo ictiraafi lahaa iyadoon mideyn dadka ka soo jeedey
degaankaas,dadkuna uma dhama fikirkaas, hadii aad dooran laheydeen inaad godaan ma u ogolaan laheydeen qabiilada kale hadey idin diidaan?
ma ka fakerteen waxa dhulbahante&warsengali ay ula midoobaan isaaq ooy daaroodka kale uga goaan? ineysan jirin dhinaca qabiilka marka laeego?
miyeysan aheyn dhalanteed(THE WHOLE IDEA?) Maxaa dhalinyarada reer somaliland waxaan jirin loogu wareeriyay?waxaan rajeeynayaa dadka reer somaliland ineey noqdaan waaqiciyiin dhulkoodana dhistaan af-weyne oo kale dhexdooda&dibadba iney ka feejignaadaan iyakoo wadankooda qaaliga ah kala geyn,aniga shaqsiyan wallahi aad baan uga xumaa sidii loola dhaqmey waana lajirey waxyaabaha qaarkood,iyadoo laga yaabo qabiilkeygu
inuu qeyb ka jirey hadana waxa ku kalifey waan garan karaa,waloow dhinac walba oo hubeysnaa khalad galay,waxaan ka xumahay dadka maatida een waxba galabsan ee dhinac kasta ee loo dilay waa reer-hebel kaliya.

QORAALKA JAMHUURIYA:Waxaad moodaa ninkan inuu si gaar ah rabo inuu qabiilka soomaaliyeed ku dheeradey isagoo beeniyay degaano badan oo qabiilka ogaadeenku dego labana waa majority laban
waa minority waxaan jeclaan lahaa fikrada aad ka qabto dad badan oo soomaaliyeed in qabiilada kale ee s/galbeed markey soomaaliya yimaadaan qabiiladooda dhinac ka galaan xaquuq kastana hela
maxaa ogaadeenka u diidey iney sidoo kale noqdaan?
miyeeysan cadaalad daro aheyn miyeysan ahey waxaan ka dhiidhinay ee hargeysa cunay? ninka joornaalkan ku waa sicinaya netka miyuusan aheyn mid&ka qorey ineey sun waasicinayaan?


WAXAAN KA CODSANAYAA QOFWALBA OO WAXAAN QOREY
MEELKAGA DHACDO INUU IGA RAALI AHAADO!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Monday, January 01, 2001 - 05:46 am
Iidoor Yaqaanne

Mahadsanid. Wax weyn iskuma diidanin.

Kala go'ah: Qaylo ha dhegeysan, ma jiro qof reerkan aad sheegayso ah oo aan jeclayn in Soomaaliyi midowdo oo xoog yeelato. Ha yeeshee sidaan hore u idhi waxay imanaysa oo keliya:
1. Soomali kale nac-nacda inta iska deyso aqbasho
in horta aan xaqeyga ku joogo haddaan damco
inaan gooni isu taago. Tani waxay keeni in
dadka reer S/Land ayagoo raalli ah Soomaali
wax la qabsadaan. Ogow inaan laba dawladood
oo walaalnimo isugu darsady marka horeba ahayn

2. Nabadi koofur ka dhacdo. Dadkeyga khatar ma
gelinayo oo kuma darayo meel diriri ka socoto

3. Aan inta isu nimaadno si walaalnimo u dhisno
dawlad Soomaliyeed oo dadka metesha. Waan
haysanayaa xaqayga ah in haddii aan dareemo
wax dhib iisoo jiidaya inaan marka anigu aan
doono gooni is taagi. Tan doodi kama furra.

Dhibaatada Koofur: Ilaahay waxaan ka baryeynaa inay walaalahayaga Soomaliyeed nabadi u timaado oo dhibaatada ay qabaan ilaah ka saaro! Waa cay inaad i tiraahdo anoo Soomaali ah aan ku farxayaa xasuuqid, gaajo, cudur iyo kufsi ay walaalahay qabaan. Taa ka sokow dantaydaa ku jirta inay nabadi halkan ka dhacdo. Cid aan la doodo oo la gartamo ayaan heli oo hadda aan jirin. Dhaqaalahaygana wax bay u tari oo bucshiradayda ayaan ilaa Kismaayo u iib gayn!

KMG: Ayadaa bilowday inay si aragti gaabni ah oo edaab darro leh u hadasho. Waajibku wuxuu ahaa inay yidhaahdaan " Soomaliland waa dal Soomaliyeed, nabad iyo barwaaqo keenay waanaanu ku bogaadinaynaa. Wada hadallo ayaannu la yeelan sidii dalka loo midayn lahaa" Hadday intaa mar wada yidhaahdaan, Ina Cigaal cadaadis uusan u adkaysan karin ayaa dadku saari lahaa! Xaqiiq weeye taasi. Laakiin markii ay ayaga oo aan kaaraan xukumin iska daa meel kale e, ay yidhaahdeen " S/land ma jirto" dadka dhulkan deganaa jawaabtoodu waa "F*ck you!" waar yaad tahay markaad aniga i leedahay ma jirtid! Sida loo doortay ragga S/land u dhashay may aysan ahayn karti iyo walaalnimo darteed ee waxay ahayd dhagrid ah kala qaybi, burburi oo xukun. Taana haddii cirku jaalle isu rogo ma aqbalayo! Beeni maxay tari.

Aqaliyaadka S/Land: Waa run dad badan oo Dhulos, waros iyo Gados ah ayaan rabin S/land. Nacam xaq iyo nus ayeya u leeyihiin inay Soomaali weyn ku biiraan, Hase ogaadeen inay gaajada iyo silica koofuri qabto qabi lahaayeen haddii anigu aanan xukumin! Suubaasalaax waxba tari maayo!
Inaan xaq u yeesho gooni isu taag doodi kama furra, aqliyaadku ha rabeen ama yeysan rabine! Qasab ma jiro, Buuhoodle, Laascaanood iyo Boorame hadday rabaan Soomaali weyn ahlan wa sahlan!

Aan kusoo celiyo intii aan hore u idhi
1. Soomaali nacayb ima hayo, midnimana ma diidani
2. Qasab, inkiraad iyo handadaad maran yeeli maayo
3. Heshiiya, insha allah, dawlad dhisa, isu keen
keena
4. Ka hor intaa af-xumada iyo cayda iga daa ima
gaadhide oo kaa fiicniye! Maxaa yeelay dadkeygi
waa heshiis, cid lama dilo cidna lama boobo,
Dekedahayga iyo Madaaradeyda tuugi ma xukunto
jidadkaygu waa furan yihiin, qashinkana baabuur
loo sameeyay ayaa magaalooyinkayga ka ururisa!

Waar intaa midna ma haysid, misna dawlad baad sheegan oo anaad Soomaali diid igu sheegi? Gardarro cad sow ma aha?

Nabad-gelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

daaroood

Monday, January 01, 2001 - 07:38 am
burcaawi.

horta caayda aa kuxumaatay laakiin sidaada kale qofkoo roon aa iskatahay. hadii oo horta runta isu sheegno waxaan oo magacyadaan oo somaliland iyo putland waxaa bixiyey gumeesigi makastay, qofkasto oo wadani dhab eh oo fiican mayeelaayo in oo soomaali la kala qeebiyo iyo in oo magacyadii oo gumeesiga dibloosoo celiyo. waxaa waaye in laraadiyo soomaaliween oo kuwi maqnaayeen oo walibo gumeesiga ku danbeeyeen laraadiyo lakiin ma aha in oo soomaali lasii kalaqee qeebiyo midaas mid oo la'aqbali karo ma aha. sida oo dhabta ah waxaa arimahaan oo dhan kadanbeeyaan waa axmaaradi oo cigaal iyo cabdullahi yusuf kudaneesaneeso si oo soomaali ween usoonaqanin eena raadinoosaa.

midnimo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Runloow

Monday, January 01, 2001 - 09:41 am
Waxan arkaa inaad doodda ku heshiiseen, marka anigoon Doorood Dabaqalaal wax ka sheegin aan kelmed idinku darsado.

Somali waxa gumeystey 4 gemeyste(3 cad iyo 1 madow)

1. Isaaq wuxuu heshiis la saxeexday Ingiriis
2. Daarood bal aan Eegno.
Warsangeli wuxuu Duburta u ruxayey INGIRIIS
Majeerteen Wuxuu Qaska siin jirey TALYAANI
Ugaadeen waxa raran jirey AMXAARO.

Marka Inta ISAAQ iyo INGIRIIS la sheegsheegayo maxaa la isaga indha tirayaa Daarood Daboole oo duburta hor luli jirey Ethiopia, UK, And the lowly Italian.
Talyaanigu weliba waxa uu ahaa gumeysi kan ugu xun isagoo naagaha ka wasi jirey Daaroodka si uu u siiyo HUB ay Hawiyaha kula dagaalaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Monday, January 01, 2001 - 12:22 pm
Runloow

Kuwa yidhi Isaaq Gaalo jacayl baa haya waa caytameen, taariikh Soomalina iska indha tireen adna waad caytantay. Labadiinuba waa khaldan tihiin.

Adoo aan caytamin maad runta sheegtid oo tiraahdid KMG inay shisheeye aaminsantahay shaki kuma jiro saa daal baa dilay Galayr iyo A/qasim ba siday wareeg ugu jireen ilaa ay hadda tageen Vatikanka. Sharaf dhac ummadda soomaaliyeed taasi u keentay waxaa uga sii daran ayadoo uusan Popekii qaabilin ee wadaad hoose arkay.

Waxay la wareegayaan waa tuugsi! Taas shaki kuma jiro. Waxay ahayd inay dalka joogaan, tuugsiga wasiirro u diraan haddaysan ka maarmin, booqdaan gobollada dalka, la arko ayagoo boliis dhisaya, bilaabaan dib-u dhisidda dhismayaashii qaranka kudaafaddana Muqdisho ka aruuriyaan!

Maxay yeeleen? Diyaarad midkoodna kama soo degin sidii loo doortay. Cay ma aha tani, Waa run. Car Cigaal ama C/llahi Yusuf oo dunida rooraya arag!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SHILKE

Monday, January 01, 2001 - 08:38 pm
daarood lol.

aryaa xaa isaaq kuwareer eh! xay tahay dhibka hayo ee soomaalinimo udiideen?
mugaan xaan idiin sheegaa in waqtigii gumeesi dhamaaday, ama soomaalinimo diida ama ingriis iyo xabashi raadsada madaxweeyne cabdiqasin arintaas waas kahadley. hawiye iyo daarood iyo dir iyo digil iyo mirifle iyo others dhamaan walaalo aan nahay, cidiise gumeeysi raasato madaxa aa lagatumaa, saas hala ogaado.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Friday, January 05, 2001 - 10:38 am
Shilke

Ha is faanin. Waxaad madax ka tumi kartaa ma jirto. Maxaad tumi caano boore gaal kuu keenay aad ku nooshahaye. Ar diifka iska tir oo qashinka iska aruri yaan telefishanka lagaa soo saarin adoo bariis karsan ku duudaayo e.

Isaaq Soomaalinimo ma diidana, wuxuu idin yiri soo heshiiye ee noo kaalaya adinkoo nabad la socda kaddibna aan dalka wada dhisno? ceeb miyaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HODAAA

Monday, February 12, 2001 - 02:59 pm
BURCAAWI WALAAL FAQASHTA IYO XAASIDIINTA IYO WALAWAYNTA FOOFOOSHA XUN HA KU XIIQIN ISKU CLASS MA TIHIINE GAAJADA BAAS.
CHEAPASS NIGGAS.
BYEEEE
BURCAAWI
LONG LIFE FOR MY SOMALILAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 13, 2001 - 01:06 am
waadsalaamantahiin
namanyahow sifiican aan u shekeysano hadiikale aan iska dhaafno. Waxaan doonayaa in aan waxyar ka idhaahdo tariikh habowgii warsame.
Warsame waxaa fiicnaanlahayd in aad taariikhda taqaanid inta aadan waxba ka faaloon, hadii aad tahay nin u dhashay somaliland, waxaan ku weydiiyay sideebuu kumimid magacan somaliland.Yaase kaa xoreeyay gumeysigii ingiriiska(SAYID MAXAMED CABDE XASAN) saw ninkaa ma ahayn oo ogaadeen ahaa. Hadiise aanu idin dayno idinkoo ah idoor ama Isaaq ba dhehoo, idinku mana deynaysaan dhulkayaga iyo xoolahayaga madeynaysaan. Jawaabtu waa maya, hadaba hadeydaan naga maarmin doqonimada iska dhaafoo waalidii reer abtigay baad haysaa eh dadka hanagu dirin.
Midkale warsamow hadii adna ilaah idoor kaadhigay ana Ogaadeen oo qaran ah iga dhigay miyaad kaxuntahay oo aan degay N.F.D ba.
Sidaa iyo nabad gelyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

idoor yaqaane

Tuesday, February 13, 2001 - 04:55 am
horta marka hore waxaa fiican in aan la is caayin, ta kale tan gabadha ee meeshan waxka caydey adigu hadaad gabdh quaman tahay qabadh qabiil ma leh ee dhaqsiisan beyleehahay ee ka bax adiga sheekadan.
to burcaawi:
horta hadii aad leedahay anigu waan goayaa xagee goynaysaa se xagee gaynasaa,ta kale qabiil caydii hadaad waxgarayno meeshan lalama yimaado ee waxcilmi ah ayaa la sheega ama waa la iska aamusa.
waqooyi galbeed hadii l idiin kala baxo idinka is dhameynaya ee soomaalidiin ku xedh jira.
tii aad dagaalkii burco isu geysateen afwene idiinma geysan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muusa dhari

Wednesday, February 14, 2001 - 12:51 am
Halkaas kasii wada, aniguna akhriska ayaan idiinkugu dadaalayaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 17, 2001 - 12:03 pm
Horta aaad iyo aad ayaan uga xumahay sida ay jamhuuriyo ku tilmaantay dadyowga dagan NFD iyo Somali Galbeed. Qofka qoray joornaalkan qiimaha iyo qaranimada dadka soomaliyeed waxba kama yaqaan. Figradiisana wax cadeyn ah ma leha. Anigu waxaan ahay Somali waxaana ku soo koray somalinimo,inkastoo markii dagaaladu dhaceen and somali diid noqday sababtoo ah waxaan arkay qiimaha somaliya meesha uu gaaray waxaana sabab uh waxyaalo badan oo qabyaaladu ka mid tahay. Waxaan niraahnaa muslim ayaan nahay, laakiin muslimnimadeena iyo somalinimadeena shaki ayay ku jirtaa hadii layska qaban dadkaan sida midka joornaalkaan qoray. Anigu waxaan rumaysanahay hal somali, hal calan, hal diin, hal dad, hal qaranimo, iyo hal dowlad oo somali u wada dhantahay. Anigu waxaan ahay qabiil ahaan Ogadeen, dad uu wargeyska jamhuuriyo ku til maamay qaxooti balse, soo celinta qiimaha iyo qaranimada wax kasta waan u huri lahaa. Wax yaalo badan oo uu wargeysku sheegay oo run ah ayaa jira balse waxyaalo badan oo ku saleysan qabiil ayaa ku jiri. Hada waxaan wargeyska Jamhuuriya ku daray, listiga ka soo horjeeda qaranimada iyo Qiimaha Dadka iyo Dalka soomaliyeed. Somali mar way isu imaan, qaranimadeeda iyo qiimaheedana way soo celin, kuwa ka soo her jeeda sida wargayska Jamhuuriyo, qabiilistayaasha, cadawga somaliyeed oo isugu jira mid cad iyo mid madow waxy muteen way heli, insha allah. Somalia will rise again and become the best somalia that could exist. Free Somalia, free at last

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, February 18, 2001 - 01:58 am
Iiddoor Yaqaanne

Anigu qabiil ma caayin, wiilkaan yiri waxbaan layn ayaan u sheegay inuu moxoggiisa iska hiigo! Cay adaa wada(bal eeg magacaad dooratay). Nacaybka reerkan loo qabo ma garan karo. Isaaq cid ma weerarin, cid ma dhicin cidna ma kufsan, dalkiisa ayuu go'aan ku garay inuu maamusho, kaddib markii isku darkii Soomaaliweyn qasaare xoog leh iyo burbur usoo jiiday.

Danta Soomaaliyeed waxay ku jirtaa in S/land gooni isu taagto si haddii aad mar kale isxagataan aad meel aad kusoo baxsataan iyo cid idin dhex-dhexaadisa u heshaan(Ogow hadda Jabuuti yar ayaa isu kiin keentaye) Miyaanay fiicnayn in ugu yaraan mar kasta laba meelood oo Soomaali ah oo nabada oo barwaaqeysani jiraan?

Waxaad tiri maxaa goosan. Taasi waa su'aal liidata. S/land dalkii la oran jiray ee xoroobay 26kii Juun 1960gii oo ahaa dal Soomaaliyeed oo xor ah kii ugu horreyay. Kaas ayaan goosan.

Waxaad tiri weydin is dili Soomaali ku dhex jira(sidii Soomaaliyi nabad ku nooshahay) Tani qosol bay leedahay. 10kii sano ee u dambeeyay dalkani wuxuu ahaa kan ugu nabad qaba Soomaliyi dhulay degto.

S/land way jiri ilaa aan aragno in Soomaaliyi isu iman karto iyadoo dani ka dhexeyso. Hadda taasi ma jirto. Aqonsi iyo aqoonsi la'aan S/land waa xaqiiq jirta jirina doonta. Dantiina ayaa ku jirta inaad aqbashaan oo so dhoweysaan oo la ganacsataan. Long-termka albaabka S/weyn weligeed dadka S/land ma xidhin. Taa yaan la ilaawin.

Dadka S/galbeed gaar ahaan waxay sameyn qalad taariikhi ahi haddii ay isku diraan oo colaad geliyaan reer S/land. Cid kale waxba idiin tari mayso, weligeedna wax idiinma tarin. Xabashiyi taa waa ogtahay, adinna waa ogtihiin. War hoy joojiya ortan iyo qaylada aan meel idiin wadayn.

Nabadey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, April 03, 2001 - 02:23 am
Iidoor &kufriga wacad,allauyaal(sayid mohamed)
iidoorow hadii qiimahaagu noqday gaal lahoos ordo
iyo somali oo aad marwalba muaamarad gumaysi kusamaysaan danta ogaadeena waa in uu ilaaliyo
ilaalinta diinta &qaranimada somaliyeed iyo sidii
uu iidoorka gaalada jecel madaxa uga garaaci lahaa
iidoor Nr.kaaga xajiso ooiskaduxaarka,ogaadeen mawaxaadkuwaanin wargaalkayga iidaawaanjeclahaye
(ina walanwal wiilkuu dhalaa wiilkuu sii dhalaa
gaaladuu weheshandoonaaye)Waxaa horay uyidhi
sayidkii,ilaa iyo maantana waxaa la idinka kari,layahay war gaalada habeeda leh daaya
Maantana gaal aad kahadhaan daayoo waaba kadaro dibi dhal Yuhuud ayaadba soomaali kusoowadaan,marka ninka soomaali qaybinaya oo isku diin ah isku dad ahisku af ah yuhuudna iidaaya leh soo in ogaadeen maxa katumo ma,aha.
iidoorow wallee intaad gaal dabasocoto anna kaama hadho
IIroor: waar abtiyaal waxaad naga rabtaan.
Ogaadeen:kaa aqbalimaayo
Iidoor:war hilibkaan qali aqaan.
Ogaadeen:kaa aqbalimaayo.
Iidoor:war abtiyaal Miyaadan ogayn inodaygii iidoor ahaa idhalay,ayeydayna Mss.Tacher tahay.
iminkana aan yahuud iyo xabashi xididnay.
Ogaadeen:Mss.Tacher &yuhuud iyo amxaaraan udhaxay,kaa aqbalimaayo
Iidoor: dee abtiyaal maxaad naga rabtaan
Ogaadeen:diinta ood usoo noqotaan iyo gaal oola
noco ayaan kaarabaa
Iidoor:Abtiyaal dee reeraha biilkoodiibaadrabtaa
inaad goyso Ina axdiyo,ina walanwal ina xabiibaad,ina joqodho,inaxayawaan dee intuba
Egland ayey jiraan marka kaayelimahayo ayeydaa iska nac.
Ogaadeen:Anna werarka igadaa kaa aqbalimaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GeesiOgaadeen

Tuesday, April 03, 2001 - 05:52 am
Waryaa IIDOOR,

Waxaa aad u haboonaan lahayd inaad lasoo shir tagtaan fikrado kale oo la idinka dhagaysanayo. Ogaadeenku saaxiib waa wadani. Waxay Ogaadeenku maanta awood buuxda u leeyihiin inay Amxaarada intay la heshiiyaan iyaga oo hubaysan dhulka idinka qaataan, laakiin taariikhda dib u raax saaxiib. Ogaadeen waligiiba wuxuu ahaa hormoodka raadinta qaranimo Somaliyeed. Anigaa diiday inaan xabashiga maanta Somali dhibkaa ku haya dabo dhilif inaan u noqdo. Waxaad kaloo ogaataa marka aad leedahay xornimo buuxda ayaanu haysanay ee lidamaadkii ahayd soo adigii rog Ogaadeen ah baarlamaanku uu soo dooran jiray ma'aha. Cumar-Dheere ayaa saaxiib ka mid ahaa. Arintan waxaan ula jeedaa marna adiga ayaa qaxooti ku tilmaami Ogadeenka marna adiga ayaa baarlamaanka ku darsan.

Bile Rafle waxaad ogaataa inuu ahaa kii dhirta kuugu beeray magaalada abaal laawayowo iidoor ee kuu sameeyay dan wadaagaha. Inkasta oo ilaa iyo hadda ay jiraan dad wanaagsan oo Iidoor ah oo aaminsan midnimadii iyo qaranimadii Somali weyn lahayd haddana intiinan daba dhilifka Cigaal uu horseedayo ayaanu lahadlaynaa.

Saaxiib Ogaadeen waa ku Lafo-Ruug ku baday. Taariikhduna waa dhaxal. Somalina been uma sheegaysidoo anaa saaxiib si fiican idiin aqaana. Bal calaalahiina sida adoonta cad-cad eega. Waxaad kaloo xasuusnaataa in dhulka Ogaadeenka is haysto ilaa Kenya, Somalia iyo Ethiopia. Qofkasta oo Somali ahina uu dhex mushaaxi karo oo ku noolaan karo si nabad galyo ah. Duufloyow Iidoor, Ogaadeen baa qaxooti nagu ahaabaad ka bixi waydey, soo tii aan Awaare iyo Dhagax-buur idinku soo dhaweynay ma'aha idinka diifku idinka da'ayo.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FardoJaan

Tuesday, April 03, 2001 - 07:02 am
War naagihii Daarood ii-door bay kaga dhagtey; Halkaad martidba ii-doorkaas uun bay hayaan;

Kalmada ii-door malaha ma oga siday u soo baxdee aan uyara dul maro:

Kalmada ii-door waxay xiligii/waagi aad caawaaniinta ahaydeen oo aadun caruur iyo cirooleba, idinkoo xayn yar oo adhi ah is dabo jiidaya iman-jirteen Magaalada Saaxil (now Berbera), oo aheyd xarunta kaliya ee wax lagu kala iibsan jiray waagas. Marka aydu soo safraysaan si aad wax uga so iibsataan suuqa Saaxil, waxaad soo kaxaysan jirteen xayn yar oo adhi ah si aad waxaad dooneysaan ugu badalataan ileen lacag lama aqoon waagaas e. (Wax kala badalashada ayaa lacag ahaan jirtay)

Marka aydu suuqa timaadiin oo aad is tidhaahdiin wax ka iibasada, ayaa waxaad odhan jirteen: Tusaale:
"xayntan adhiga ah iigu-door buste ama weel etc etc". Alaabihii wagaas India iyo carabta laga soo dhoofin jiray.

Markaas kalmada "ii-door", oo ka timid kalmada "iigu-door" ayaa waxay hal ku dhag u noqotay dadkaas cawaanka ahaan jiray ee u iman jiray sidii ey wax ugu "dooran" lahaayeen xayntii adhiga ahayd ee ay wateen. Markaas, dadkaas caawanta ahaan jiray, markay soo safrayaan, waxay familiyadooda ku sii odhan jireen, "ii-doorkii, ayaan maanta wax ka soo dooranaynaa..." ayaga oo ula jeeda, "duriyada reer sheekh isaxaaq" oo ay markaas wax ka soo iibsan-jireen.

Macalasaf, maanta Daaroodku waxay u malaynayaan, kalmada "ii-door" inay tahay kalmad cay ah, laakin taariikhiyan inay kalmadu tusayso cawaanimadooda ma oga. LOL

Waxaad mooda inay "genes"kooda ku beerantay, waana kalmad kuu cadeyneysa inay Daaroodku cawaan ahaan jireen (typical African tribe), oo ay keymaha sida Afrikaanka aad ka daawato T.V.ga ay qawanaan ku ciyaari jireen banaanada, intaanu sheekh Isaxaaq (alayaa raxma isaga iyo caruurtiisiiba e) soo muslimin.

Laakin kuwan internetka ee ey kaga dhagtey "ii-door" waxaan u sheegaya in u aduunkii is badelay oo hada wax aan la kala "dooran" ee la kala "iibsado". "Show me the money" ayaa maanta socota..Cawaanimodooda taas ayaan wali caqligooda galin, e ma waxaad ka filaneysaan inu caqligooda gali Afweyne na dhimay... LOL LOL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad2001

Tuesday, April 03, 2001 - 07:40 am
GeesiOgaadeen, mid uun iga hoo:
Goormaad gumeysiga Xabashida ee si kasta idiiku takri fashay iska dul-qaadeysaan? Ma ogtahay in Saliid iyo dahab iyo waxa macdan ku jira dhulkaas xabashidu shirkado u fasaxday?

Nin la gumeysanaayo oo Gumeysi ku faanayaa Ogaden mooye cidkale ma arag. Waliba haduu Gumeysi sharafleh yahay, suurto gal bay ahaanlaheyd faankaasi, laakin xabashi ku gumeysaneysa ku faan, waa mid aan Somali hore u soo marin waligeed.

Labadii ugu adoonsana Africa ayaa idin Gumeysta, Kenya iyo Ethiopia, ayaa maantana ku faaneysaa. War orodoo isisoo daldal waa hadaad dhiigleedahay.

Kan aad maanta ii-doorka ku sheegaysa, miyaanu ahayn kii dagaalkii 1977kii ku xoreynaayey, ee owgaa Hargeisa xabashidu u duqeyneysay. Waxa layidhi doqon abaal looma galo, walee waa run. Ragii 1977kii Xabashida ku gumeysata dhamacda ka shidaayey ee ilaa iyo Hawas (oo less than 75 Miles u jirta Adis) gaadhey, Isaaq buu ahaa, laakin miyay kuu qorantahayba ileen doqonbaatahaye.

Waxaa cadaatey, doqon ha gargaarsan hana u gargaarin.

Intuu Ogaden ka tiro iyo xaawaad leegyahay, wali ma maqal "goobtaas ayay xabashi ku laayeen". Waxaan maqlaa uun, Xabashi ayaa ka kasoo duushay Godey (Magaalo madaxda Ogadenka) oo ku dishay dhowr Ogaden ah tuulo hebla. Shalay oo ugu danbeysay ayaa la lahaa Buulo-xaawo ayey xabashiyi ku dhishey dhowr iyo toban Daarood ah.

Ala bilaa dhiigsanaa wuxu, dhiig Somaliyiba kuma jiro. Ma waxay ka liitaan, afarta chechenyanka ah ee Rushka oo quwadaas leh, AK47 kala hortagay?

Maanta laga bilaabo, dhamaan Ogadenka meeshan ku faana Xabashaa na gumeysata, waxaan odhan lahaa, ha ka doodina hadii slogankan la idin siiyo "Ogaden, the symbol of cawardance"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hmj

Tuesday, April 03, 2001 - 12:19 pm
Mahad 2001:
ninyahoow waad salaaman tahay, doqonimo may be yes may be not. laakiin ma halgantaan war ninyahoow taa ilaahay baad been ugu sheegtay.
waxaad tiri : 77kii isaaq baa idin xoreenayay. dhulka miyaydaan wax ku lahayn? haddii aad maya i tiraahdo, dee u sheeg isaaqan netka yiraa xataa jigjigaan leenahay, kiinee beenaale ah.
inaan dadka ka halgan badannahay? almost 30% of all isaaqs live ogaden? maxaa loo waayay wax tigree laayo? simple , ma halgamaan ee way la shaqaystaan.
nacas yahoow dhulka soomaali wayn baa wada leh ee annaga intaad nagu xumaynayso xaqaaga ha duudsiyin. waajibku saaranna ha ka baxsan.
waxaanse ku waydiiyay? maxay kala yihiin isaaq iyo tigray? soow ma ogid in isaaq nin alla ninkii
itoopya la dagaalama ee ka soo baxsada ay inta hargaysa ka qabato u celiso, si abaal marin looga dhigo in qandaraas la siiyo ganacsatadooda? haddii aad ku doodo ma jiraan ururka bisha cas baa labadeenaba inii soo fax garayn karta xaqiiqda, waxay u badan tahay inaadan waxbase ka ogeyn, waad inkiri kartaa, laakiin walaaloow waa run.
colaad qabiil iyo way kala duwan tahay tan dhulka soomaaliyeed. kala saara, haddaad ogaadeen ciil u qabtaan maalin iyo habeen ba waad helaysaane laaya
laakiin in aad dhulkii aad wax ka lahaydeen duudsidaan? that is low.low. low

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 01:02 pm
TO.Burcaawi
Dhakoxuntii hadalkii kulkululaa way kaa yareeyeen markaad usoo dabacday ee ay maqleen soomaalaanu rabnaa dhban faqsh dherbaaxo mooyee dhunkasho maleh anaa isdaa ahaan jiray adoontan Hawiye iyo Daarood waa lagaraacaa bes anigu waxaan sameeyaa ragana hidh waxaan ahayn lama dhaco naagahoodana waan la qayilaa waayo nin atoore ah oo dhakoxunta afyaqaan baan ahay waana qurux badnay,NAA BAAKHADAYAW HANAGU WAREERINA soomaalinimad hooydaadii DIGIRO futada madaw ka geli..ma ifahanatay mise afqalad baan ......anaaaaaaaaaaaaaaaay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.