site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HAWIYE, Daarood; Isaaq; inta xumaanta soo qorta miyeydaan muslin aheyn

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: HAWIYE, Daarood; Isaaq; inta xumaanta soo qorta miyeydaan muslin aheyn
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sumayo

Sunday, December 31, 2000 - 06:10 am
Warmaad alaah ka cabsataan qabiil la isku caayo naaga islaam ah oo waanu haysanay la yiraahdo ogow qofwalba in laba malag garbahaaga saaran yihiin kutaabkaaga maalintii la guu dhiibana aad ogaan doonto wixii qalad ahaaye aad Aduunkaan ku samaysay marka ka fiirso Waxaad ku dhaqmaysid intaan Dhibaatadaas aadan la kulmin Qofna qabiilkiisa qabri lama galayo ee camalkiisa baa la galaya Alaah ha laga Boqo Aduunkan Dowlada kuli ayagoo saas ah baa qofwalba maalin laga siibayaa ALLE Qofwalba wuxuu geystay isagaa xisaabaya inaan WAx iska sheegno waaba naga xaaraan Markale Alle ha laga cabsado

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.