site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA GALAAL KA RAACAY BALCAD?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: MAXAA GALAAL KA RAACAY BALCAD?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siigaale

Sunday, December 31, 2000 - 12:25 pm
waxaa iga yaabiyay markaan maqlayin galaal oo
hunguriyeeyayinoow balcad qabsado.hadana oow
shandaqiiqo ka soo cararo,
waxaa rabaa inaan xasuusiyo galaal iyo habar gidir
tii ceydiid ka raacday xamar isagoo wato soomaali oo dhan.Galaalse wax badan ma qaadan, cajiib ceer fududaa, hadaba Guul Mr Muuse Suudi Yalaxoow.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR= JIMCAALE

Monday, January 01, 2001 - 11:47 pm
BOQORTOOYADII MUDULOOD

waxaan aad uga xumahay dadkii soomaaliya oo nabada dhexdhexaadinta loogu iman jirey oo kala tagey . waxaad iloowdeen sagaal nin oo walaalo ah .sheekadii aheyd qiimaha wada jirka .
waxaad ogaataa in aad tihiin dadka soomaali
ugu dhaqaalaha badan siyaasada iyo nabadgelo jecel.waxaana jeclahay halgankii adkaa ee aad ugala hortagteen ninkii waalnaa inuu qasaarey isagoo yiri abgaal oo xukun qabta waa calaacasha oo timan kasoo baxda.nabad inaad xukun kubadalato maxaa keenay. nin qaxootiya inuu ku qaxiyo.sharuud in uu yiraahdo CALI MAHDI cidaan haeyn keensada. madameerayaa naxukumi.laakiin riwaayadiisii waxaa beeniyay MUDANE.MUUSE SUUDI YALAXOOW.oo kahor istaagey riyadiisii.
C.QAASIM IYO MADAGANAYAASHA.maqaar saarka waa in ay isaga tagaan MUQDISHO.muduloodna uu soo celiyaa midnimadiisii mowqifka muuse suudi waa in lataageeraa ABGAALNA waa in uu sameystaa hogaan mideysan shirar wax garadka ABGAAL . AQOON YAHANA .waxaanna ha umaleyn wax hadda dhamaanaya cidda la doonayo in laxukumo waa ABGAAL.midnimo la aanta ku dhexjirta waxaad u faaiideen doontaan cadowgiina waxeyna taariiq u noqon doonta geneRATION ka dambe.
waxaan kU waaninayaa in gudihiina aad heshiisaan wixii fikrada iyo awood ahna aad isu geysaan waxaad kasoo baxdeen xili tan kaxun LAHAANSHAHA MUQEISHO
cid kahadli karta majirto in uu abgaal leeyahay
waa caasimad .dadkoo dhan ayey kadhaxeysaa,
gaalkacyo soow gobol maaha maamulka dib u raac
WAANO
HADAAD GOAAN KA YEELAN WEYSAAN .waxaad halis ugu jirtaan tan israa'iil ku heyso FALASTIIN
30 sano hasocdo haduu doono yaa ubaahan nabada
gurigaaga tag markaas nabadda cidey dan ugu jirto ha raadiso. RAXAN WEYN SHARAF,IYO XAWAADLE
si kasta way xureesteen dhulkoodii dadka ka badan dhaqaale tiro iyo tayo ayaa ladul saaran yahey
NABAD LATUUGO NABAD MAAHA ISKA DUL QAAD HERYADA GUMEYSIGA.inta uusan kugu xidideysan
riyada aad ku jirtaan dhib hakuu horeeyo
WEERARKII BALCAD MA IS WEYDIIYEY QOFWALBOO MUDULOOD AH. MAWAXAAD ILOOWDEEN TII GAALGALE
QORILOOW IYO CISALEEY.
GOAANKA IDINKAA LEH
SHALAAY WEY DAMBEYSAA .
TAARIIQDA HA UGU CIYAARINA DADKA AAD KA DHALATEEN. CALI NAGAMA DEGTO CID KALE KEENA
IYO WEERARKII BALCAD C/QAASIM MUXUU WAX UGA QABAN WAAYEY
DOWLAD NIMO WAXEEY IMAN MARKAAD GURIGAAGA KA SOO JEESATO
ABGAAL MOOYEE SOOMAALI CID LADUL SAARAN YAHEY
MAJIRTO OO TAARIIQDA AYEY U GALI


TAN KALE AYAA LXISAABTAMI MUCAAWINADA
SHACBIGA SOOMAALIYEED.
WAA IN LAHELAA GUDDI 5 QOF OO METALA DADKII KU SHIREY CARTE KANA MADAXBANAAN CARTE IYO C/QAASIM HANTIDAN HALKA AY KU BAXDEY.
AWOOD IYO DABAGAL ULEH SHARCIGANA LA ISTAAGI KARA WAA IN LAHELAA. HADDII KALE UMMADDA AYAA LAGU KALA GADAN

ASALAAMU CALEYKUM

AXMED JIMCAALE
MUQDISHO- SOOMALIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cabdala

Thursday, January 04, 2001 - 12:18 pm
runtu wanaagsanaa

anigoo tixraacaya hadalka qiimaha leh ee Mr Jimcaale waxan aaminsanahay in mudulood uu tashado hadii ay nabad qaadanayaana ay wadajir ku qaataan. tan ah weerarkii balcad waxan u arkaa inuu ahaa tusaale ku filan shacbiga mudulood iney ku cibro qaataan maxaa yeelay xitaa dastuur ku sheegii lagu soo qoray jebuti wuxuu qorayey in hubka soomaaliyoo dhan halmar laga wada qaado marka maxaa keenay in muuse suudi la weeraro iyadoo ina ceydiid iyo caato iyo qanyare ay ku hubeysan yihiin xamar dhexdiisa.ina deelaafna uu lacag faalso ah soo dejinayo.
Inkastoon ka xumahay inaan maqlay in dad abgaal ahi ay wateen ciidamadii weeraray Balcad hadana ha ogaadeen kuwaasi in maalinta Suudi hubka laga dhigo in iyagana laga dhigi doono taasina ay soo celin doonto "Maxaa Jaamac jiibka saaray Jimcaalena jidka joojiyey " marka kuma naqan karno gumeysi hor leh ee waa iney Soomaalidu noo ogolaataa inaan dhulkeena sharaf ugu noolaano anagoo weli ogol in la isla dego balse yeelimeyno Cabdiqeybdiid inuu taliye boliis ka noqdo xamar halka aanan anagu dhuusomareeb ka noqon karin .
kuwa caado qaatayaasha ah ee u dhashay muduloodna waxan leeyahay xusuusta hadalkii Dr Ismaaciil Jimcaale Cosoble uu ka yiri bbc da maalmihii ugu danbeeyey noloshiisa oo ahaa "Ubadkaagay dhibtaa xaajo aad dhowrsataa abide nin dharbaaxo quureed dugsaday dhaqanyadeed maal "
watch out the traps of Cali mahdi
fikradihiina iigu soo dira ( benaadir@yahoo.co.uk)
Cabdulaahi M osman. Sweden

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAROWE

Thursday, January 04, 2001 - 10:44 pm
JIMCAALE WARBADNAA OO HANA BEENBUU KU DARSADEY OO WUXUU YIRI WAXAAN JOOGAA XAMAR ISAGOO CANADA ILA JOOGA. HAWIYOOW MAXAAD MAAMUL U SAMEYSAN WEYDEEN? SOMALILAND IYO PUNTLAND WAXAY DHISTEEN MAAMULO.WAXAY LEEYIHIIN CIIDAN. CIIDANKU MA AHA CIIDAMO DIBADA UGA YIMI OO DALKA LA KEENAY,WAA DADKII DHULKAA U DHASHAY. HADEYDAAN DHEXDIINA HESHIIN OO WAX DHISAN MA OGTIHIIN IN CIDKALE OO DEEGAANKA BANADIR U DHALAN AANEY WAX KA QABAN KARIN SIDA S/LAND AMA PUNTLAND AAN DAD AAN U DHALAN WAX UGA QABAN KARIN DHIBAATADOODA. MA OGTIHIIN HADEYDAAN HESHIIN HAWIYOOW IN SOMALI INTEEDA KALE IYANA KU DHIBQABTO WAAYO SIDA QOFKU AANU UGA MAARMIN GACANTIISA BIDIX AMA MIDIG AYAANAN LEYDIN KAGA MAARMIN. HADDII KALE JIMCAALOOW II OGOLOOW INAAN JIIBKA FUULO ADNA JIDKA TAAGNAATO. HEHEHE. WAA IGA KAFTAN YAAH.TAAS WAAN KA SOO GUDUBNAY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fardawsa

Friday, January 05, 2001 - 01:28 pm
Dear brothers,

Add baan ugu farax sanahey dareenkiina ana waan idin laqabaa waxaanan halmaamin marna dhibki naloo geestey waxaan hada u hurey nafteyda inaan abaabulo dhalinyarada mudulood meel kasto oo ey joogaan aana sameyno kacdoon weyn si aan uga hortagno cadaawada nagu soo food leh sidaas darteed walaahi gabadheen guur maleh ana ma kasugaayo inaan guursado wiil Mudulood inti ceyr marna sacad isku soo duub habargidir oo aan aqoon si wax loo maamulo ey maanta is moodo iney mudulood ka caqli badantahey halka ey beerihi umada ey daroogo ku beereen nin walbo oo tuug habargidir ahna ey yiraahdeen waa askari dowlada ah isagoo joogo dhul uusan laheen.

JIIFOOW TOOS.

Walashiin Fardowsa,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 12:20 am
NAAYAA FARDOWSA DADKA HA ISKU DIRIN, WIIL H/GIDIR 10 HAKAA DHALEE ILAAHBAAN KUU BARYEE.MAAD WAX FIICAN DADKA KU WAANISID INTAAD COLAAD KU WAANIN LAHEYD?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

najiib

Saturday, January 06, 2001 - 05:42 am
fardowza.
waan gartay sheekadaada ,laakiin mudulku muxuu-
yahay? miyaad iisharaxi kartaa????

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Saturday, January 06, 2001 - 03:45 pm
,,,,,Deeroow Widaayoow
,,,,,Deeroow Widaayoow
,,,,,Deeroow widaayoow
,,,,,wey is galan deereey
,,,,,Dadkii barkaasaa iin
,,,,,Adiina ki dorsantee
,,,,,Dhashiikaa li afuufeey
,,,,,Deeroow widaayoow
,,,,,Deerooow Widaayoow
,,,,,Weeraroow dooyoow waniini


Cabdalla Deeroow,,, Cabdalla maxaa ku waalay,, Maxa dadkaaga kugu diray,, maxaa dalkaaga kugu diray!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JAAMAC

Saturday, January 06, 2001 - 06:19 pm
MUDULOOD? HEHEHEHE. ADIGU MA MAQASHAY GERI KOOMBE KOOMBE KABLALAX,KAMLALAX DAAROOD.LOL WAX KAA YAABIYA WEYN MEYSID XITAA WAXAA JIRA QOLO LA YIRAAH AAN IS WASNO,SHALAAN DEGNAY,WAN QANDHUURWEYN IYO KUWO KALE OO BADAN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 07:46 pm
AH AH AH HAAHAHAHAH
BARNAAMIJKAAN MARKAAN ARKEY
WAXAAN SOO XUSUUSTEY MARKII LEYSKU
HABAARI JIREY - KABLALAX DAAROOD
AHKU GALO
AH AH AH AH AHHHHHHHHHH
ILAA IYO HADDA QOSOLNA IMA DEYN

FORCE- KARANLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GEn Cayd

Sunday, January 07, 2001 - 12:20 am
Force karinle(KUWAIT)

Force karanle xabad ku tarimaaye bax dadkaaga kacesho xuseen ceydiid yuu dhameyn inta harety,

Kuwait fooqal Kuwait

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 06:41 am
MOORYAAN-CASEEYE-KIRISHBOOY
CID AAD MAAMULEYSO MAJIRTO
KARANLE TII MAHILMAAMIN
WAQTI AY NOQOTO WUU AARSANAA
HADDUU ABGAAL XAMAR IDINKU HEYNAAYO
IYO HADII KALE. SIDA YAANYUUR AYAAD
ILMIHIINA AFKA KULA QAXEYSAAN.
XUKUNKII REER BOQOR WAA IN LEYDIIN CELIYAA
ISAGAA IDIN HURSAN.

AH AH AH AH AHHHHHHHHHHH/

FORCE KARANLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Neefoowkaniini

Sunday, January 07, 2001 - 01:41 pm
,,,Sow maaaha
,,,Noloshaadu
,,,Sow maahaa
,,,Magaceed be'
,,,Soow Maahaa


,,,,,Deeroow Neefneefsigaagaan la yaabanaa,, Caloosha, Futada ,,Walbaq Walbaqda,, Indhaha Cawiran,,, Deeroow maxaa ku helay la ismaba gaarine goormaad baqa cagta rogi lahayd,, Wallee Mujaahidiintii RRA oo halyeygoodiina uu horkacayo!!Daryaan soo rogmaday,,!!Alloow al Mujaahid Shaar Gaduud hayga qaadin!!!!!Kolkuu faraskiisu heenseesto uu Seeftiisiina Galka kala baxo,,,Alla Heybad weynaayeey,,,Fulay dulan badani u daranaa,,Doqon Deeroow dadkiisa laga adeejiyaa u daranaa,, Dhoohane aan wax ogayn u daranaa,, Kuwa Dowlad ku dan gaarka ahi u daranaa,,,. Musiibadan isa soo baheysate carrigii ku habsatay u daranaa,,....


,,,,Balcad iyo Tiyeegloow ha ku meereeysanine Raggeedi isku yaraha Jitaabi Cabdi khasaaroow,,,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 07, 2001 - 05:07 pm
JAAJI BAADI DOONKAAGA AYAAN KU JIRNAA
HADDII KAAMBO AAD KU NOQON DOONTID IYO HADDII KALE
CIIDANKA CEYR IYO MUJAAHIDIINTA WAXEY GURMAD UGU JIRAAN GUD- DEEROW . MORGAN- GEB-SHAATI GUDUUD ILAA ITOOBIYA WAAN KADABA GALEYNAA /
SIDAAN CASHARO UGA BIXINEY 92 KII MANDHEERA IYO LIBOOYE


BYE

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.