Monday, January 01, 2001 - 10:57 pm Reer buntilaanow oday cabdulahi wuu ildaranyahaye beri haduu soo toosi waayo yaa hogaanka idinqabandona? Taas ma waad wali ka fikirteen.? Kolay sedexdaan midbuiu noqondonaaye waamidkee? Ma qaasinbaa mise waa cigaal mise waa saaxibkii uga wayne Tigree.?