site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ragga iyo Dumarka IIDOOR

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Ragga iyo Dumarka IIDOOR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabar somali

Saturday, January 06, 2001 - 06:58 am
asalamu calekum, waa ini saalamay.

dadoow waxaa iga yaabiyey sababta dumarka isaaq ay u qurux badan yihiin, nimankooduna ay ragga somali ugu fool xunyihiin. maxaa nimanka isaaq kuli jaadwale u ekaysiiyey? walaahi tani dacaayad igima aha, waa wax dhab ah oo aan arkay. ninka isaaq marduufka qaadka ee wato iyo isagu wey isku egyihiin. muslinoow mucjisadan bal jawaab u hel./

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 03:43 pm
Ilaahay ayaa sidaa u gartee maxaad adigu ka rabtaa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dr. Dre

Saturday, January 06, 2001 - 03:56 pm
hiiraan online bal fiiri. cigaal iyo cabdulqaasim ayey sawiradooda is garab dhigeen. cigaal waxaan ku khalday Kabila oo waxaa dhahay goorma ayuu cabdulqaasim zaire tagey. war ninka cigaal foolxumaa. jaadwalaha ay gabarta somali sheegtay ayaas u egyahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 06, 2001 - 06:15 pm
waa runtaa gabadhasey raga isaaqu waa mijin qaada oo socata dumarkoodana carab baad maadaa ee waxbaaka qaldan reekaase ha baadho.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nin og

Sunday, January 07, 2001 - 12:44 am
salaan,

abaayo gabar soomaali , adi maxaad ka rabtaa ragoodi haday fool xunyiin..ama se wad jeceshay ama se Daroood ayaad tahay..lol wax kale gobta keen.

Arey ragii darood ma haday naago iska dhigeen.. waar wax iska celiya..lol dumrkiinaa daaya.

ama noo kaaliya Ceel Buur anaa habalhiina aqaane..lol

bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xiin

Monday, January 08, 2001 - 12:49 pm
Gabar somali, Walee saad u hadashay, Qabiilkaa aad cayday ninmankooda ayaa wax kuu geystay ood u ciil qabtaa... Miyay ku fureen? Ma nin baad ka jeclaatay oo ku nacay? Runtii willal qurux ban iyo kuwo foolxumiba way ku jiraan qabiil kasta.ee qbiilnimada iska jooji.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

USC.POWER

Wednesday, April 04, 2001 - 08:20 pm
NINKAAN DHULBAHANTE EE RAGA ISAAQ CEYNAYA, EE ADIGU MA WAXAAD TAHAY KHANIIS MA WAXAAD EEGTAA QURUXDA RAGA, MISE MARKII AAN MOGADISHO KUGU SOO WASNEY AYAAD NOQOTEY KHANIIS,EE OGOW DADKAAN ISAAQ IN EY HADA DHULBAHANTAHA GUMEYSTAAN EY NEN JUUQ ORAN KARIN,WAXAA IDIN WASA KENYAATIGA. WAXAAD GASHAA HADII AAD UBAAHANTAHA MUSAWIRKA CIGAAL WWW.SOMALILAND.COM MOGADISHO WAXAA KUGU WASEY HAWIYE. HARGEYSANA ISAAQ KEYNYANA SAWAAXILI HA KUGU TAAGNAATO.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.