MUBARAG | Tuesday, January 09, 2001 - 11:12 am WAA JABHAD DHAB AH OO SOOMAALI U DHAXAYSA |
SomaliAsal | Tuesday, January 09, 2001 - 02:34 pm South Somali National Movement represents true somalism, civil and not to violate other people's rights unlike USC and so on. |
Parlaman | Thursday, January 11, 2001 - 06:39 am To: Somaliasal SSNM WAA URUR LA MIDAYSAN USC LABA URURNA KALAMA AHA WAXAANA LA ISKU YIRAAHDAA IYAGA IYO SDM,SPM SNA |
Anonymous | Sunday, January 14, 2001 - 02:00 pm waxaad tiri ssnm waaqayb kamidah sna hadaba walaal ma aha meela haooga dhicin ssnm waxaa la aasaasay taariikhdu markay ahayd ( 1978)waana urur soomaaliyeed eema aha wax yaalaha kale. |
marka boy | Thursday, February 08, 2001 - 03:16 pm to SSNM (south som. national movment) waan salaamay taageerayaasha SSNM noo laada ogaadana midnimo iskana eega cadawgiin |