site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KASKIIS QABE YUUGALAA IYO LEELKASE II SHEEGA SOOMALIYEEY

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : KASKIIS QABE YUUGALAA IYO LEELKASE II SHEEGA SOOMALIYEEY
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUBSADE

Wednesday, January 10, 2001 - 01:56 pm
MARKAAN MAQLAY KASKIIS QABE WAAN YAABAY IYO LEELKASE YEYGALAAN LABADAA II SHEEGA BAL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farxaan

Thursday, January 11, 2001 - 12:54 pm
duqa kaskiis qabe waligey ma maqlin adi maahada sameesay iisheegtaas.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Sunday, January 14, 2001 - 09:27 am
Adeer, hadaad inaad dadkaas Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah inaad wax ka sheegto doonaysid, waa
kugu gaf, hadaadse u danleedahay inaad qibiilkii ina baaba'shay hadda noo biloowdid waan kaa diidnay waxaana kuu aragnaa ruux wax uraya qalbigiisa ka buuxaan, waa siduu Nabigeenu(scw) ku tilmaamaye. Hadaad daacad tahay soo ma ogid in dadkoo dhan aadam iyo nabi Nuux kasoo farcamen?
Soo ma ogid in Aadam Dhoobo laga sameeyay? soo ma ogid in dadka aad sheegtay dad Soomaaliyeed oo Muslimiin ah yihiin?. Marka intaas hadaad ku qiimayn wayday ama ay kaaga mabad gali waayeen cidda kaloo ay galaan waxba ku anfici maysee ee qof yohow wax dadka anfaca shirka keen ama iska aamus, aamuskaad ku roontahaye. Hadaad adigu dahab ama dheeman ama nuur ka samay santahayna noo sheeg aan ku maqalee!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUBSADE

Sunday, January 14, 2001 - 12:01 pm
WAR NIMAYOO MAGARANAAYO ANIGABA NINBAA IIGU YIRI WAXAN AHAY GASKIISQABE ANIGANA MAGARANAAYO WALIGEEY MAMAQLIN QABIILKAA EE II SHEEG WUXUU GALO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

waxbare

Tuesday, January 30, 2001 - 09:03 am
kaskiis qabe waa laguu yaqaan kuwareerimeysid kaskiisqabe=habartaaqabe .macneheeda saas waaye meeldheer hakaraadin .leelkasana waxaan umaleynaa inay gabar kuu diideen .marka nin xanaaqay lee tahaye macalinka gabar kale iska raadso ,OK .....INTAAS KAAGA FILAN mr.hubsade

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

koofi-dhuub

Wednesday, January 31, 2001 - 09:17 am
jawaabtii ku habboonayd ninkaas hantaacay waxaa bixiyey walaalkeen CALI,haddaba intaa ha lagu joojiyo hadalkiisa si uusan ummada kale u wax yeeleen illeen isagu waa uf iyop uh socdo e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdullah

Thursday, February 01, 2001 - 07:15 am
Asalamu Caleykum,

Haddii ay ninyahow barasho kaa tahay, jawaabtu waa sidan: Kaski-qabe waa dad harti ah, harti waxaa laysku yidhaa, shan walaalo ah oo labana isku hooyo tahay saddexna isku hooyo tahay. Majeerteen, Dishiishle, iyo Warsangeli; Dhulbahante, iyo Kaski-qabe. Lana soco magacyadan waa "nicknames" magaca saxa ah waa Mohmamed, Abdulrhaman, Saciid, iwm.

Leelcase ama Xer waxaa la yidhaa dad Daarood ah oo ay wada dhasheen, Mareexaan, Absame(Ugaadeen, Geri, bartire, habasguul, etc), iyo Harti, Awrtable...etc.

Abdullah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Thursday, February 01, 2001 - 08:24 am
Majeclayn in lasii wado arimaha qabiillada,balse haddaan kuu toosiyo Abdullahiyow, Leelkase si
haddii loo eego waa wada dhasheen,Absame (Ogaadeen,Geri,Bartire,Habasguul...etc). iyo Hartiba,oo waxay wada yihiin dad Daarood ah,Balse ogow intaa aad soo taxday iyo kuwo kalaba
waxaa la isku yiradaa Kablalax Daarood,meesha Leelkasana uu lasiman yahay oo la yiraado Tanaade Daarood!.

Waxayna kala yihiin sidaan:1-kablalax. 2-sade. 3-Tanaade. 4-Awrtable. 5-Ciise.
Sadana waxaa ah marreexaan kolba intaan ka aqaan,waxaana magacyadooda saxdaa la yiraadaa:
Maxammed,Xasan,Xuseen,Yuusuf iyo Ciise oo ah Ciise daarood.waxayna u kala waaweyn yihiin siday isugu xigaan.Kaskiqabe kolba waa la iga badiyaa adaase inoo sharay hadaadan qaldin sidii Leelkase.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.