site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

SOOMAALAAY JABHADO MAGAC QABIIL HUWAN SIDA USC,SNM,SSDF,SPM, MIRAHOODII GURANAYE HADANA MAWAXAAN KA DHURSUGNAA DHAXALKA AY YEELANDOONTO WAXA LOOGU YEERO SOM-LAND, PUNT-LAN, JUBBA-LAND , AMA CARTA-LAND?

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: SOOMAALAAY JABHADO MAGAC QABIIL HUWAN SIDA USC,SNM,SSDF,SPM, MIRAHOODII GURANAYE HADANA MAWAXAAN KA DHURSUGNAA DHAXALKA AY YEELANDOONTO WAXA LOOGU YEERO SOM-LAND, PUNT-LAN, JUBBA-LAND , AMA CARTA-LAND?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cadde

Wednesday, January 10, 2001 - 02:44 pm
Waxaa maragmadoonto ah in alifkii alifwaxmaleh ka qaloocda inaanu albaqrana katoosi karin, waxaa inmuddo ah shacabka SOOMAALYEED,ee daalan marin haboow iyo taariikhdan xunba u keenay niman hadda aan waliba kadaalin inay shaqo kadhigtaan umadana marinhabaabiyaan ma ahee aan meherad kale lahayn.

SOOMALIYA oo xornaimadeeda qaadatay waxaay muddo aad udheer ku kifaaxaysay dawladnimo iyo in aduunka ama dalalka dariska ahba tixgalin kula nool, inkastoo ay xukuumadihii wakhtigaa qladaad lagatirsanayay hadan dalka iyo dakaba waxay kuwada noolaayeen walaaltinimo iyo istixgalin.
waxaa ina horkacay niman inoo sheegay inay danaheena ama xaqnaladuudsiiyay inoo soo dhicinayaan hadaba inay wax dhiciyaan iska dhaafee dalkii ayeey burbur dhaxalsiiyeen jiilka cusubna waxay badeen dal la,aan iyo inay dibadaha lameeraysto hadaba iminka waxaa dalka kasocda faragalimo qayb qaybin iyo in nalaga dhigo dariskii aan dabka kala qaadan.

soomaaliyey intii dhimatay dhimatay dad badan ayaa aaminsanaa in burburka qabyaaladda ay ina dhaxalsiiyeen hoogaamiyayaashii wadanka isaga dambey waxaana maanta dhab ah in dadkii shalay farta lagufiiqijiray ay maanta aakhiro jiraan ilaahay dambidhaaf hasiiyee dakii ayagu dhihi jiray xaquuq idinka maqan ayaa maanta qab qablayaal ama madaxwayne gobaleed isagu keenshagay waxayna nakala dhaxdhigeen xayndaab iyagoo damacsan inay dalkeena kala jaraan iyagoo danahooda khaaska ah eeganay,
hadaba SOOMAALIYEEY jabhadihii magaca qabiil huwanaa sida ssdf,snm,usc,spm aragnaye mawaxaanu dhawrnayaa amaba kadhursugnaa waxa looguyeero amaba ladamcsanyahay in dalka lagukalajaro sida somali-land,punt-land-jubba-land,ama kooxda carta-land amaba jammuuriyadda sadaxaad lamagac baxday?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Monday, January 15, 2001 - 09:22 pm
cidna ha sugi ilaa aad runta sheegto oo aad tiraahdo anigu hebal baan ahay ee ma ahi reer hebal majiro ma jiri doono reer hebale waxaa jira
oo soo jiray hebal maalintu hebal dhinto ayana hebal hebalnimadiisii la aasay. taasna waxay kuusheegin wax runta ah haddii qof wax aad ku dhufato ma waxaad oranaysaa waxaa wax kugu dhuftay reer hebal mase waxaa cad oo aan qarsoonayn inaad dhibkaas adigu gaystay qabiil waa hogaankii jaahilka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 30, 2001 - 03:00 am
Marka hore iga gudoon salaan Soomaalinimo.
Marka xiga walaal ka noqo khaladka ah Carte-land
waayo ma jirto cid isku magacawday Carte-land.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wadani

Thursday, February 08, 2001 - 08:54 am
waa run walaaal saad u fiicnayd ayaad waxaa tiri carta land horayna qof u dhihin carta land baa nala yiraa
misse walaal waa noo hoos galinaysay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

somali professor

Thursday, March 01, 2001 - 08:35 am
SOMALIA HAS A NEW PRESIDENT ELECTED BY THE SOMALI PEOPLE AND A CONSTITUTION THAT JUSTIFIES EVERY SOMALI WITH FAIRNESS AND HONESTY. SOMALIA IS NOT EVEN CLOSE TO DIVISION OR PARTITION THAN IT WERE 3 YEARS AGO. SOMALIA IS NOW STABLE AND IS MORE CLOSE TO UNITE AGAIN. OUR NEW PRESIDENT WILL USE A MILITARY ACTION TO UNITE THE COUNTRY AND BRING SOMALIA BACK TO NORMAL. WE MUST FIGHT AGAINST PARTITION LIKE WE FOUGHT AGAINST THE ITALIAN AND BRITISH COLONIES. HOPEFULLY PARTITION WILL NEVER HAPPEN. THANK YOU ALL!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.