Hasan | Thursday, January 11, 2001 - 05:06 pm waxa kale oo aan jeclahay in aan ogaado Somalia dawladi maka hirgelaysaa daarood la aantii kol hadii ay ku dherersan yihiin dhammaanba xuduudaha ay somalidu la leedahay dalalka aynu jaarka la nahay. waayo waxaan jeclahay in aan ogaado xaqiiqada siyasada somalida. thanks. |
JABHAD | Thursday, January 11, 2001 - 06:41 pm hasanow miyaadan maabka soomaaliya waxba ka aqoon yaa badan inta ay xuduud la wadaagaan wadamada deriska? tan 2aad ururkaan waa kii ugu horeeyay taa been ma aha laakiin sababihii loo aasaasay miyaa qaldanaa? ayaa siyaad wadanka ka saarey marka halgan daarood dhamaad maleh ee isku dir ayuu u joogaa marka jawaabtaada intaas in ay kaa qanciso ayaan umaleynayaa. qofkii wax cad hayoow welcome...77kii ayaa la aasaasay iyagoon siyaad gobol ka qabsan 91 kii soo gaareen . |
Real Somali | Friday, January 12, 2001 - 06:29 am daaroodku kama caqli badna somalida kale balse waxaa jirta in dhulka ay ka degaan itoobiya,kenya iyo somalia uu ku yaalo xuduudka kolkaa waa laga yabaa in ay taasi istaraaji ahaan ay u suuro geliso in aysan somalia dawlad aysan raacsaneyni lugo isku taagi karin,tusaale ahaan somaliland hadii ay sool iyo sanaag ay taageeri lahaayeen ina cigaal marhore ayaa la aqoonsanlahaa balse aad bay u adagtahay in ay wax keliya isku raacaan waayo waa umad kala degen sadex wadan {itobiya,somalia,kenya}oo kala aragti ah. |
RASHIID | Friday, January 12, 2001 - 03:37 pm WAAN NECBAHAY DAAROODKA WAXAANSE KU RAJO WEYNAHAY IN AYNU SOMALIDEENA KALE ISU TAGNO OO AYNU MEEL ISKAGA XIDHNO OO AYNAAN OGOLAAN IN OGADEENIYA AY QAADATO XORIYAD WAAYO SOMALIDU WAXAY KU MAAH MAAH DAA KUDKII OO KABO LOO TOLAY MAXAAD MOODAY. |
banaadiri | Wednesday, January 17, 2001 - 05:56 pm there will never be a government in somalia without daarood. because they are the only clan who dominates Somali ethiopia,Somali Kenya,Somalia so lets be realistic. |
Anonymous | Monday, January 22, 2001 - 02:13 pm No matter how mach you hate, they are the leader of Somalia. Nothing will happen in Somalia without daarood consent no matter what you do.somaali galbeed will get their freedom from the xabashi. Because you are isaaq waxaad ka baqaysaa if soomali galbeed integrate with rest of Somalia you will be real minority. of course you are minority and you will be minority Ala Acadia dared karana dhigin. during ina Cigaal late sixty it was one of his aganda not to recognize NFD and Ogadenia.he sold the their freedom from England Ethiopia when He sign the legal contract.because of that those poor people would have gotten their freedom. But is have shown daarood one thing that they never realized before, and that was mentality of the minority. and howmatch isaaq hate daarood. but funny thing is that daarood does not evan know that isaaq hate can harm them. |
GABAR DAAROOD | Tuesday, January 23, 2001 - 08:31 am WARYAA DADKA HANAGU DARIN DAROOD AWALBA DOONA NA KEENTAY AQLI HADAAD LEEDAHAYNA QAXOOTI MANOQONEEN EE NIMANKII WADANKA NAGA SOO CAYRIYEY AAD NAGA CELI LAHEED WAJIGAA HA GUBTEE ANIGU DAAROOD AAN AHAY WAXAANA LAJIRAA GEESIYADA HAWIYE BECAUSE MARABO INAAN DHALO CUNUG FULAY AH OO ISKA CARARAAYO NINKA RAGA AHNA WAXAA LAGU RAACAA GEESINIMO IYO KARTI FAAN DANBE TABAR UMA HAYO AWALBA NAAG NINKII RAAYEY LA JIRTAY EE HAWIYE GABDHAHA DAAROOD ASTURA ILEEN NAAGI NAAG MA GUURSATEE DAAROOD DHAREERKA ISKA DU |
KUNI-KUNI | Tuesday, January 23, 2001 - 08:48 am >GABADHA SHARAFTA LEH AFKAADA CAANA LAGU QABEY WAA TAAN SUGAYEY GABDHAHA WAX GARADKA AH OO DAAROOD INEY SAA ULA HADLAAN GEESIYADA SOOMAALI WEYN EE HAWIYE XAALKA WAAD MAQLEYSAAN IS ASTURAADU HA NOO SOCOTO TANNA ANIGA NOO ASTURAAYEE KUWA KA DANBEEYA UUN NOO ASTURA ADINKUNA.... WAXAAD OGAATAA NINKA MOWDUUCAN FURAY INAYSAN KUWAAD SHEEGEYSO OODAN CARABAABIN OON ANIGA KUU SHEEGAAYO: WAXEY AHAAYEEN MAJEERTEEN OO XABASHIDA U GALEY BILAABEYNA JIDKA MAANTA MUNAAFAQIIN BADAN OO EELAAY UGU DANBEYSO MARAYAAN OO GOLDOGOB IYO BALAN-BALLE MAJEERTEENKU XABASHIDU U SOO HORKACEEN SI UU CADOWGA GAALADA AH U QABSADO UNA LAAYO DADKA MUSLIMIINTA AH EE SOOMAALIYA. MARKA SAAXIIB XASANOW MA CAQLI BAA IN XABASHO DALKAADA U SOO HOGAAMISO ISKUNA SHEEGTO WAXAAN AHAY SSDF.? SAAXIIB ISA SAX OO TAARIIQDA SOO BAAR INTAADAN WAX KU QORIN MEESHAAN. WAAN KA BAXAY ISMAQAL DANBE .. RAGEYSANE ALLA HARTIYOOS. |