site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

YAA SHARXI KARA MACAHA DAAROOD?....MAXAADSE KAHEYSAA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: YAA SHARXI KARA MACAHA DAAROOD?....MAXAADSE KAHEYSAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUJAAHID

Thursday, January 11, 2001 - 06:21 pm
run ahaantii waxaan maqlay dadkaani in ay ka yimaadeen sida ay taariiqdu sheegaysanadhinaca carabta. marka ereygaan waxaa uu leeyahay laba macnood oo isku xiran.
1- DAAR+OOD
waqtigaas oo ay dadkii hawiye eey wadanka ugu yimaadeen u oodi jireen deydka aqalada inkasta waqtigaas aysan jirin guryo sidaas ayaana loogu bixiyey magacaan...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Doorood Yaqaan

Thursday, January 11, 2001 - 10:09 pm
Beenloow

Doorood=Jamcul DOORO=Wasaqda Xubnaha taranka ee labka iyo dheddiga ka timaadda....uf...

dad baa yidhaahda wuxu ka yimid DARADA=Kii la cayrshey, laakiin culmada nasabka baadhaa waxay yidhaahdeen waa arrinka hore.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 09:09 am
WARYAA ADIGU OROMO AYAATAHAY
SOOMAALIDA KALE HA HADLAAN OO DAARAOOD HALA KAFTAMAAN LAAKIIN
ISAAQOOW WAXAATAY FARAKHDII DAAROOD EE MEESHA IN AAD KA HADA SHAANBA MAAHA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KIX KIXLE

Saturday, January 13, 2001 - 08:37 am
KIX KIX KIXK KIX KXKXKXKXKKKXXX KIX KIX
AR HADANA KIX KIX KIX XXXXXX
RUM SHEEG

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Faarax

Saturday, January 13, 2001 - 09:53 am
Nimanka meeshaan warkaas ku soo qorayoow, hadal weyn ayaan idin leeyahay: ILAAHII IDIN ABUURTAY KA CABSADA OO IDIN SIIYAY ADDIMMADA AAD WARKAAN KU SOO QOREYSAAN, oo aad dad muslimiin ah nasabkooda wax uga sheegeysaan. Dad Ilaahay abuuray, oo nin kasta ku jiro, fiicnaan iyo xumaanba, oo culimo ku jirto, caammo ku jirto, ayaad waxaas ku sheegteen. Ilaaha idin daalacanaaya KA CABSADA, waa dantiinna, waa waano, ragannimana maaha Computer-ka gadaashiisa inaad kacaytanto. Anigu Allaa igu og, oo i daalacanaaya Daarood maahi, nasab ahaan waxaan ahay Hawiye. Dadka ha dembaajinnina, waxaa imaaneysa in la idiin jawaabo oo idinka iyo wixii idiin jawaababa aad khasaartaan. Caqliga isku celiya ka toobad keena dambi aad u weyn ayaad gasheen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BARBERA

Sunday, January 14, 2001 - 04:30 am
TO,,FAARAX
JISAAKUMULAAHU KHAYRA
MARDANBE CAY KU QORIMAAYO INTERNETKA
WALAAL KHAYR ALAHA KUSIIYO
ANAGANA HANOO DANBI DHAAFO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AHMED

Thursday, January 25, 2001 - 04:47 pm
FAARAX ANOO IS LEH DHEX DABAALO CAYDA ISAAQ IYO HAWIYE AYAAD ILAAH I XASUUSISAY. KHERY ALLAHA KUSIIYO BROTHER HADDII ADOO KALE DADKU U BADNAAN LAHAA BARAFKA TORONTO MA JOOGEEN EE CAMBIHII IYO BA BAYGII XAMAR IYO KISMAANYO AYAAN ISKU DHUUQI LAHAA. KUWII DAROD WAX NAGA WEYDIIYEY. SAAXIIBAYAAL ODEYGA DAROD MAGA CIISA RUNTA AH WUXUU AHAA CABDIRAXMAAN. DAROD WAA NEYNAAS. SIDA MAJEERTEEN AY U TAHAY NEYNAAS OO MAGACA RUNTAA UU U AHAA MAXAMED.SOMALINA WAA WADA DHALATEE DEMBIGA NAGA DAAYA. WALAAHI HADUUNAN WALAALKEY FAARAX HADLIN WAAN BURQAN LAHAA. S/CALEYKUM DHAMAANTIIN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 12:01 pm
we are the largast badast people in somalia daraad

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.