site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Awdal uprising

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Awdal uprising
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lojir xayraam

Friday, January 12, 2001 - 07:57 pm
Egaal oo bishan january gawbiyo tubankeedii ku amray moryaantiisa inay rasaas ku ridaan dad si nabad galyo ah u banaan baxayay. Halkaa waxa kudhintay dad fara badan. Dadkale oo farabadana way dhaawacmeen. Waxa kale oo xabsiga loo taxaabay dad fara badan. arinta waa tawra shacbiya ama "intifaada". Halkan loogu jiro xurnimada Awdal wuu socondoonaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 12, 2001 - 10:22 pm
It seems that the sun is setting on the self-styled Egal fiefdom. The massive demonstration that has taken place in Awdal on 11-11-01 put the nail on the coffin of the vanqishing Egal fiefdom. The 19th century gestapo style of the ill-trained unranked Egal maryoon is unacceptable and unforgettable. The disintegration of the Egal fiefdom will be complete soon. Again Egal will be responsible of the whole calamity the drunken Egaal maryoon unleashed on the peace-loving people of Awdal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awdal man

Saturday, January 13, 2001 - 06:14 am
waxan qabnaa hadaan nahahay reer Awdal inoo bilaabmay halgankii lagu xoraynayay Awdal.
Ninkii dhoof ku yimid bay geeridu dhibaysaa' waqtigii dhammaayo, wuu dhaqaaqi doonaa.Daba dhilifka Cigaal nacaska loogu yeedho Rayaale wuu araki doonaa waxa ku dhaco.Taarikhdo uma naxariisato dabadhilifyada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

laasaanood

Saturday, January 13, 2001 - 06:53 am
Reer Awdal waan ini garabtaaganahay halkaa ka wada dagaalkiina. Dawldii idoorka wakhtigeedii wuu dhamaaday.Lama ictiraafi karo qabiil. Qabiil iyo dawlad wax isku imankara ma aha.Wakhtibadan baa iniga lumay ee iska nasta. Riyada joojiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Egal

Saturday, January 13, 2001 - 07:22 am
lol...meesha ma minoritygii Somaliland baa ku shiraya. Magac la wada baxa idin mideeya bal..
I will give you a hint....
how about SMM (Somaliland Minority movement) or GDSG(Gudabiirsato-Dhillohante salvation Group).

Bal markaa dhamaysataan bay innoo tahay.

Nin Maroodi daandaansadaa marbuu dibu shallaayaaye

ha ha
Egal and somaliland for ever ....
Gudabiirsey midgaannimadoodii bay ku noqon illeen doofaar weligii ma daahiroe
Dhillohante Dhuq iyo dhaliweyne isaguna awelba XAASKA Habar Jeclo ayuu ahaa ee waa inuu UUNSI sii shitaa si loo dhabo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

danal

Saturday, January 13, 2001 - 08:35 pm
HA ha ha!!!

Waar wuxu muxuu ku hadalay mamaqlaysay.Samaroon iyo Dhulbahante waa majority. Afarta mir ee reer bucurbacayr ka soo hadhay biyo ukabanmayno. Identity crisis ka goormay ka bixi doonaan. Iskumo kalsoona.Kul waa Axmaaro, mar waa yuhuud, mar waa Issa mar waa yibro. War dadkani mafayawyihiin.Ala diina badanaa malaha meel loogu soohagaago."Nacaladu kuway ku soo dagtaan nabiyo moodeeni". "Naagaad utihiin kuwii nalashka dheeraaya. (Alsayid Mohamed Abdillah Hassan)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIBADO

Sunday, January 14, 2001 - 03:23 pm
dhamaan waxan la hadlayaa raga samaroon meelwalba ood joogtiin ma isaaq baan ka liitanaa maxa in oosdhigey isaaq. warka ka kaca meesha oo aan is xoreyno soomaaliye ninwalba gobolkiisii wuu goostey siduu ninkula midi kuugu telin uu dhulkeena dhexdiisa inuugu leeyney. iska ilaaba nabada aan inaguuni wadno isaaq dawlad maha intuu cirku u jiro ayey dawlad ey helaani u jirtaa.markaa iyaga oon dowlad ehen siibey ingoogu telin hadii la ictiraafo inana waa lina cidtiraafi markaa waxan isu ognehey.AWDAL LAND.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Sunday, January 14, 2001 - 06:00 pm
Afkaaga caana lagu qabay sister cibaado. Halgankii xoriyada the great land of Awdal wuu bilaabmay, dibna masoo eegayno. Abaabulkii gudaha iyo dibadaba wuu n ka bilaabmay.Ninkaan udhalan bay geerido dhibaysaa wakhtigii dhamaayoo wuu dhoofi doona.Xurnimadii "united Awdal Republic" way soo dhawdahay. Imika talaabadii ugu horaysay baan qaadnay.Hordada kakacoo hobkiina gorto.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qulujeet

Monday, January 15, 2001 - 06:44 am
reer awdal waan ka xumahey nasiib daroda idinku dhecday ee ah in laidinku laayo in your own land.war maxaa idinku dhecey isaaq muyuuna aheyn kuwan idiinku yeera faqash soo prove it sent them to their own snm lant. build your country like them.waxan u maleeyaa boqolkiiba toban iney raacsantahey ha utagaan kuwaasay intiina kale ka xoroba please, hana ka baqanina inaad u dhimataan dhulkiina hooyo just in case ay inagu soo duulaan ileen waxaa waalan ee soomaliya dumuyey.snm ha dhacdo.Long live Adal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaniye

Monday, January 15, 2001 - 08:43 am
Meeshan ma midgihii GUDO+BIIRSEY baa sidoodii indha himisha dhigaya.
BUcurBacary wuxuu ahaa nin midgaan ahaa.
Idinkuna waxa tihiin dad midgo ah.
BucurBacayr naagaha asaoo idinka wasa waa tii aannu idinka xoraynay.
BucurBacayr maadaama uu MIDGAAN sidiinna ahaa ma geyi jirin hablaha reer Sheekh isaxaaq.
Waa adoo yidhaahda Afweyne iyo Salweyn Calaacal Xasan Isaaq bay ahaayeen ama dhaleen.
Labadaba annagaa jebinnay sidaa si leeg baanuna Awoowgiin BUCURBACAYR u jebinney.
GUDABIIRSEY waxa la idiin yidhi waxa tihiin Wacalladii BUCUR iyo BACAYR dhaleen.

Waxa noloshiinnu qiimo leedahay markaad ISAAQ guryaha uga shaqaysaan illeeen Biddood gun ah oo aan tiro lahayn baad tihiine.
Waad ogtahay in koox yar oo SNM ah ay 1991 BOorama iyo dhulkiinna Dhawr saacadood ku qabsatay. Waaba sidii oon sii xoogeystey oo Dawlad Calanle noqday oo hadda MINUTES baan kaaga eryi Tuulada xun ee Boorame ee aad duleedadeeda ku saxarootaan.
Borame hadday qayliso waannu idinka rari oo HY baannu xaal u siin oo soo dejinaynaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

guji

Monday, January 15, 2001 - 09:18 am
Isaaqoow xageed ka keenteen cuqdada nasabnimada ee inigu raagtay? Walee inuu inaad Ilmo Bucul Bacayr inaad tihiin way iniga muuqataa saa Midgahaa iniga kalsooni badane.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cibaado

Monday, January 15, 2001 - 11:37 am
waxaan u jawaabeye qofkan la baxey waaniye oo meesha ka caytamaya waaniye magaccasi kuguma hapoona ee qalad baat ula baxtey your name is waalane like da others of your people.dhageyso waxa la yidhi dhile intaanad dhilo odhan bey dhilo ku tiraahda magacyadan dhan iyo waxan cay aad utireysay samoroon are alll yours so please keep to your self. waxii cey ay soomaali oo dhami idiinku yeeraysey ayaad noo sheegtey ee maqal wanaagsan imikiyo haatan hidii aanu rabno inaan gobolkanaga ku ekaano,dhisno.Yaanoo diidan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Samawade Samaroon

Monday, January 15, 2001 - 12:35 pm
Huuno Cibaado, waa Isaaq iyo caadadii ee hala yaabin. Meel bugta iyo farta ayaa is og. Bucul Bacayr tafiirtiisii weeyee xagay cuqdadi waligood uga dhamaan. Bal ufiirso, Soomalidaa kale oo idil wax nasabadooda cuqdad ka qaba oo markiiba la soo boodaya nasabad difaac ma jiro. Midgahana yaan meel looga dhicin ilayn Isaaq midgahana wuu ka liitaaye.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dilla

Monday, January 15, 2001 - 04:19 pm
Afkaaga caana lagu qabay sister/Cibaado and brother/Samaroon
ilma Bucurbascayr waxay damceen inay taariikhda badalaan.Waadad aan taariikh lahayn.Tarrikhtooda waxay biaabantay 1884.Ingriis qadhmooneh ayay u naageeyeen oo u disay labadan magaalo ay iskaburburiyeen. Iyaga oo injir leh ayuu Ingriis qadhmooneh gadhigtay boyadii aqalda kashaqaynjirtay, jaariyado, fataaliin iyo basaasiin.Samaroon waa "Dir" waa aboriginal people waa indigenous people.Ufiirso mabda la aanta reer Bucurbacayr.Soomaalida waxay ka iibiyeen Ingriis qadhmuuneh, Amxaaro, Sawaaxili.Waxay Ingriis ka raaceen Sayid Mohamed Abdilla, SYL Jigjiga 1947 way ka soo horjeesteen."saca faarsa tegay sandulo ku soo noqon sadex markuu qada ah. Waxay xanaaqsanyahiin " The sultanate of Awdal".
tolow yaa usheega walgayaba Sultanate of Awdal way jirtay. Geesigii samroon imaam Ahmed gurey dawladiisii waxay ahayd " The Sultanate of Awdal" ama Adel Empire. History repeats itself way soo noqotay Saldanadii Awdal(Dir sultanate).

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Roble Afteeb

Monday, January 15, 2001 - 04:28 pm
TO waxa iskugu yeedhay Ma Waaniye:
"Hallo" Get out of here this is not the place for Bucurbacayr childdren. Dirty ass hole get the hell out of here and talk with your lowly, unitelligent, whining cry babies.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaniye

Monday, January 15, 2001 - 09:29 pm
Cibaado iyo Cawaanka Gudo+Biirsey

Adduunayada nin joogoow maxaa aragti kuu laaban

Waa Denbi weyn inaad Master-kiinnii isku taagtaan maaanta. Weligeedbaa SLAVE baxsada la arki jirey ee ma markaannu idiin muuqan weyney ee aad qurbaha soo gasheen baad nala tirsanaysaan.
Illaa iyo maalintuu GudoBiirsey hana qaaday Boy u shaqeeya Isaaq buu ahaa siiba Habar Awal.
1884 kii bal aan soo qaadanno taariikhdii ka horreysey.
Xeebaha Saylac ninkii Richard Burton ugu yimid ee ay gudabiirsatadu u shaqayn jidhey ma wuusan ahayn nin HY ah oo la odhan jirey Xaaji Sharmarke. Ingiriis intaanu iman wallee Pure MIDGAAN baad ahayd ee ma intaanu Dirashadii idinka deyney baad dad is moodeen.
BucurBacayr inuuu midgaan ahaa shaki kama taagna. Idinkuna midgo ayaa tihiin Wacallo ah. marka idinkaa ninkaas isku tol ah ee isaga XUSA oo afkiinna uraya iyo indhihiinna Himisha ka jeediya AXMED GURREY oo ahaa nin Karanlle Hawiye ah.
GudoBiirsey wuxu ku aasan yahay Ceerigaabo oo isaga iyo dhilladii dhashayba waa isku dhinac aasan yihiin ee ma haddaad cid Garacnimo ku caayi. Miyaan dhillo idin dhalin ooo aan hooyadiin Oromo wasin oo idinka dhalin. Miyaan la odhan Jirin hooyadiin GUDABIIRSATO oo ahayd tii hoosta GARACYADA ku wadan jidhey.
Gudabiirsey waxa iska dhalay gabar Soomali ah iyo wasqaan OROMO ah. That is why Naagahoodu Soomali ugu eeg yihiin oo hooyadood u raaceen, nimankuna Addoon ugu egyihiin oo aad mooddaa Jareer.
Ifka intaad ku nooshahay Anaa ku leh ee nin la leeyahay(Gudobiiris) iyo nin waxleh(Isxaaq, radiyalaahu canhumaa)keebaa cuqdadi haysaa keebaase nasabaddiisa ka shakisan.
Haddaad Borama joogi lahayd sidaa uma hadasheen ee Debedaha ka botori oo waa innoo geedkii HARAWO ee aad INDHAH hIMISHA dhigi jirteen.
Xabajada dad aan iska tirin baad ahaydeen oo isaaq wuxuu idiin eryey baali-nimadiinna oo guryihii aad ka shaqayn jirteen ee noo nadiifin jirteen baa la yidhi yay ku xaarine naga cayrsha.

Somaliland waa dhul aan guurin. Borama waa somaliland weligeedna sidaasay ahaanaysaa ee maxaad samayn. Miyad guuri, miyaad is dooxi mise sidaadii baad Muddeec noqon oo masterka isaaq aad wuxuu rabo yeeli.

Seylac Ciise ayaa iska leh oo 80,000 ee isaaqa ah ee Jabouti deggan baannu soo dejinaynaa. Ciise waa walaalahayo laakiin futadooda hadday is waalaan. waa niman gob ah oo aannu la xafiiltami karno laakiin HUUSH WAA HUUSH. Lughaya, seylac illaa Bullaxaar baanu laami ka dhisaynaa mustaqablka oo kii Gudahabiirsey ee soo anbadana xabbad baanu futada uga dhufa.
Haddee way na kaas biddood yahay biddoodku dhalay.
Daarood iska Noqda ayagaa Cid waliba gashaa oo Inan gumeedka urursada'e. Haddaannu sidooda midgaha urursanno waa hore ayaan Habar Awal idin qori lahayn balse anagu nasabkaanna waa ilaashaannaa.
Borama waa BEENDOOW ee car Hadla.
Weligey Dameer idinka fuullimaad wanaagsan maan arag.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Araabi

Tuesday, January 16, 2001 - 12:08 pm
waar ina bucurbacayr sawkan xaarku ka dhamaaday waar abihiinnii dumarka inii hayn jiray ayaad ka xanaaqay saan, kula yaabimaay oo waa kas Idoor/Reer Bucurbacayr. Gadaboorsi 80% ayaa wax yaqaana Soomaalina iyaga ayaa ugu aqoon badan ina Bucbacayr Meel ad waxku qaadi kartaa majirto. Mengistihii hobka iyo wadnaha ku siin jiray majoogu. Dhilooyinkiinii siilkooda wax iibsanayaa majiro.Geesinimo taarikhdu meelna inigamay sheegin. Waxa iniga soo hadhaday 4 Isbuurtoolayaal ah iyo afar maskaxda lagaga jiro. Ingiriiskii ad u basaasayseen eed nagahana ugaynayseen way udhamaatay. Af ka nool maxaad islahaysaa. 10 sana ee soo sucda umalayn maayo in wax iniga noolanayaan. Ilma Bucurbacayr waxa aw barkhadleh ucaabudaan wuxu iniga xureeyay bucurbacyr. Goormaad raga lahaydeen, Ingriis iyo carab ayaa hore naago ragiinii kadhigtay. Tooranta ayaaba rag iidooraha uu naaga nuqday lagu sheegaya. Manimanka sidaasa ayaa wax isaka celinkara. Waar xaarka isku xaji biintiinii waa labartay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaniye

Tuesday, January 16, 2001 - 08:04 pm
To: Gudo+Biiris=Gudobiirsi
Waar miyaad diidan tahay in Bucur Bacayr midgaan ahaa
Miyaad diidan tahay inaad inan gumeed tihiin
miyaad diidan tahay in aad isku qolo tihiin bucur
miyaad diidan tahay inuu madax idiin ahaa oo naagaha idinka wasi jire
Miyaad diiddan tahay in aan midguhu marnaba nasabka ka adkayn. Haddii uu midgaan ahaa waaba la lahaaye siduu naagahayaga ugu hawoon jirey. aqoon baad sheeganaysaa ee bal wax reason garee oo ii sheeg MEESHA SOMALI oo dhan isku soo dar oo Midgaan Nasab uga adkaan jirey ee weliba naagaha uga dhebi jirey.
Wax macquuula ku hadal indho xun oo XABAJO leh ha dhigine.
Afweyne ayaa Xabajadii iyo xuubkiii indhaha idinka gedefnaa idinka xayuubshey markaasaa tiraahdaan AQOON BAAN LEENAHAY.
Tan kale 30 sano keliyaad wax baratay ee ma Masterkaagii oo boqollaal sano kaa xadaarad horreeyey baad la tartami. Afartii Lafoole ka baxay miyaa 80% ah maxaad isu caayaysaa. Dhulamahantaha inaad ka badan tihiin baan ku doodaa markaasaad adna leedahay afartii lafoole ka baxay baa 80% of Gudabiirsey ah.
tusaale, aqoontu aday kuu cusub tahay ee bal i dhegeyso.
Magaaladan aan joogno jilibka aan ahay ee 5 oday ka tirsado waxa ka jooga dhawr boqol oo qof. 10 PhD bay haystaan 9na master illaa 40 kalena Bachelor bay ama dhameeyeen ama ku jiraan. Waa hal magaalo oo North america ah iyo hal jilib keliya. Ma muuqdaan sababtoo ah kuma faanno dadkana inaan ka duwannahay isuma haysanno. Gadabuursi meeshan mid xun oo Jamaican u eeg baa jooga kaasina qamradiisa kama badsho oo waxan nidhaahnaa Tolwaa. Jilib ahaan dadkayaga wax bartay intaas konton jeer bay ka badan yihiin kuwa secondary levelka ahna ama college aadeyna maba tirino.
Marka inan gumeed yohow yaan afartan fanaxda leh ee kala foosha xun leh ku hodin.
Wax kastaa barataan midgo doofaarro ah baa tihiin.

Doofaarna weligii ma daahiro.

Waa igu ceeb inaan idinla tirsado wasaq yahay inan gumeedka ahi.
haddaad dagaal taqaan, haddaad cudud leedahay , haddaadan tol yare ahayn car Boorame waa bandoow ee wax ka tar.
Ha na cawryina ee indhaha himishka ah xaggaa nooda jeedsha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIBAADO

Wednesday, January 17, 2001 - 05:09 am
to waalane.. waxaa la idhi ninba meesha bugtaa isagey bolboshaa.waxana ii cadeeyna iney wax idinka qaldanyihiin oydaan nasab ahey sida aad u cabaadeeyso,hadii in inyar ku waydiiyo maxaa habarta la idiinku yeedhaa,like habar awal,habar yoonis and so on,waxa la yidhi markuu buculbaceyr u tago dumarkiina ayaa ilmaha la siin jirey magacahooyasii habar fulaan,markaa qofwalboo soomaaliyeet wuu ogyahey halkaa ka timaadeen ee qeylada jooji.REER BUCULBACER,WAXEY DAGAAN HARGEYSA.waa la wada og yahey. mida kale halkeed dagaal ku taqaaniin markaliya ayaad tagaalanteen waa markaad hergeysa gubteen ayaad la tagalmeeseen siyaad bare allaha u naxariistee,halkuu joogey maxaad xamar ugu duuliwaydeen eed hooyooyinkiin guryaheyku jireen xabada ugu furteen. idinkoo garaadkiinu intaa yahey ha loolamin dad aanad gaadhi karin...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Waaniye.

Wednesday, January 17, 2001 - 08:08 am
Cibaado
Hablaha Gudabiirsey ma caayo ee Raggooda madmadoow ee waraabayaasha u eeg baan baacsadaa illeen inay guryihii nooga shaqeeyaan bay hadal ka keenene.

Horta Habar Awal , Habar Jeclo etc has nothing to do with Bucur Bacayr. Bucur Bacayr 250-300 sano ka hor keliyuu ahaa wuxuuna ahaa Midgaan. Marka Isaaq Intiisaasuu leekaa Markii Bucur Galbeedkiinnaa Qasayey.

Habar=Bah...Af soomaligii Hore
Tusaale..Haddii adigu aad afar wiil dhasho, waxa la isku odhan jirey Habar Cibaado.
Tusaale
Gadabuursi>>>Habar Caffaan
Isaaq>>>Habarheclo, Habar yoonis, Habar Jeclo
Daarood>>>Habar Majeerteen
Hawiye>>>Habar Gidir.
Illaa 400 sano ha hor bay bilaabantay Bah-nimadu markaasaa labadii eray laysku rakibay oo la yidhi, tusaale, Bah Habar Cibaado.
Tusaale
Bah Habar Habuusho
Bahabar Celi
Bah Habar Yaaquub

250-300 sano ka hor baa inta badan la tuuray Erayga habar oo la adeegsaday BAH.
Bah ararsame
Bah Xawaadle
Bah Gobo ..etc....
Marka Inaadeer adiga si asluub leh aan kuula hadlee waa sidaas arinka Habruhu mana aha wax annaga noo khaas ah ee adinba waa leedihiin ee Habar Cafaan miyaad qarin.

Arrinta Bucur Bacayr bal dhan kale uga wareeg illeen sidaan idiin socon maysee.
Bucur Bacayr wuxuu ahaa midgaan oo shaki ma leh
Weligood Midgaan ma uusan xukumin Nasab
Isaaq oo ah dadka soomali ugu nasabsan haddaad tidhaahdo isagaa qaar dhalay halkee idinkoo Gudabiisey ah ku hadhaysaan.
Nasabadda ilaah waa idinku qadshey inaadeer ee Nasab soo Noqda marka hore ka dib dadka DURA meeshay ka yimaaddeen.
BucurBacayr wallee waanigaa dhaartaye waad iiga dhawdahay ee waxba yaan ciilku idinka badine bal idinku ha isku furina Bad aydnaan ka dabaalan karin.
Cibaado Samaroon dan kama lahayn oo Dooroodka ayaan meeshan ku dhalfeeyaa ee adinkoo na aflagaadeynhaya ayuunbaan arkay haddee. Marka bal adaa gabadh ah ee Samaroon aan kala xishoono iga gaadhsii.
And by the way, Reer Nuur noo soo celsha Illeen Ciidagaluu ahaaye.Ha ha ha...adoogin la gub

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday

Thursday, January 18, 2001 - 06:00 am
to samaroon oo dhan

Dagaalka halkee laga bilaabayaa?
Aniga waxay ila tahay in xeebta bada cas la xoreeyo dabadeedna dhulka intiisa kale.Waa in horta saylac la xoreeyo dabadeedna caasimada laga dhigo inta dhulka kale an xoreynayno.
fikradaasi ma igu raacsan tihiin??
fadhina inoo mayaal ee kaca oo hubka qaata.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cawaale

Thursday, January 18, 2001 - 08:38 am
Oday
the only thing you didn't mention is that you are stinky Doorood Daboole.
Dabadiisa daboolaa dib kale astura ee taada haawanaysa orod Hawiye kala carar intaad Samaroon beenta kula wareegi.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahado

Thursday, January 18, 2001 - 05:42 pm
odey ficradaadu maba xumee ayaa samaroon laga xoreynaa dhulkayagu waa xor cidna nama gumeysato waa soo qaldantey baan u maleynaa ma isaaq baan is heynaa baad run moodey isaaq waanu is baacsanaa waxan sugeynaa intey soomaali weyn isu imaneyso...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Humanrights group of Somaliland

Thursday, January 18, 2001 - 06:36 pm
Salama Caleykum rag iyo dumarba!!!

It is very unlikely that the people in here are either Isaaq or Samaroon!! There is no way we can know who is who, anybody can go under a nickname, for instance I could write certain things which would make you believe I am an darood based on my opiions etc.

The only thing of value is the fact on the grounds in Somaliland. Those facts are that some Isaaq clans are neighbours with the Samaroon clan, they fight just like clans within the Isaaq fight, but either they fight or not they are closer to eachother than any other Somalis be it cultur, language, religious practises, looks etc.


All you faqashes are crying Samaroon join Somalia lool do you think somebody will stop them if they want to???

loool they are individuals with brains just like you(although their brain is far more advanced than you faqash chicken heads). If they want to join Somalia they will and nobody will stop them the only thing is they do not want to join your faqash •••• pile of disgrace, you even killed a visitor to you city who was Samaroon and now you kidnapped some politians from that clan that are your VISITORS what a disgrace to Somalis and their once glorious name who Somalilanders made great in the first place! Samaroon was among the founders of Somaliland, the vice president is Samaroon and the armed forces consists of Samaroons etc so read history and then come back and talk.

People got shoot in the Hargeysa demonstartaions so what is the point?? Do you think that every time something happens to a person, his clan is going to leave the state??? loool caqli faqash dhe looool!!!

Somaliland police used to much force in my opinion in both Hargeysa and Borame and Burco protests, but that is something we Somalilanders are going to protest about just like the good humanrights defenders did in Borame, Cigaal can not get away with an afweyne style ruling, we need to protest all over Somaliland any time the government tries to use to much force, clearly they could have shoot in the air instead of humans!!

SNM fought for the right of free speech and fair society and we will fight again if necessary. Not to many more of these incidents is the message and signal most Somalilanders are giving the leadership of Somaliland.

I would advice you faqashes in the forums: Do not use Somalilanders and their clans name in the future since you are not worthy to mention Isaaq and Samaroon!!

"Tiisa daryeela tu kale ka hadla"

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Lughaya

Saturday, January 20, 2001 - 01:34 am
Saylac ha la xoreeyo!!!
Iyaa laga xoraynayaa?
Gadabuursiyow markaad rag isqabataan maxaad ciise ugu soo jeesataan? Mise dhulkaaga iyo dhulka dadka kale iyaanad kala garanayn? mise qolada ad ishaysiin iyo dhanka ay kaa xigaan iyaanad garanayn.

waxan jeclaanlahaa in raga samaroon su´aalahan iiga soo jawaabaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeel

Saturday, January 20, 2001 - 01:31 pm
Nacas Idoor ah ayaad tahay Ciise sidaa umhadle eh.
Idoor qadhmuuneh meesha iskaga bax uu doono halka ay ka hadlaan walaaladaa reer Bucurbacayr.War xaarkii Idoor-Bucurbacayr sawkan kadhamaaday. Adkaysta yaa isgaadhay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

awdalman

Sunday, January 21, 2001 - 07:41 am
Kacaanka ka socda Awdal wuu soconayaa dibna uma laabanayo. Wuxii iskusheegay dawlada wakhtigoodii wuu dhamaaday. Dabadhifyada Rayaale ugu horiiyo wakhtigoodii wuu dhamaaday mana masilaan Awdal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qoslaayeh

Monday, January 22, 2001 - 07:05 pm
Hanoolaato xoriyad doonka Awdal.Halgankii loogu jiray xornimada Awdal meelkasta iyoo ka bilaabmay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdal man

Saturday, January 27, 2001 - 10:49 am
Dabadhilif layidhaahdo Rayaale waxa sharaf badan isaga oo is casila waayo cid umasilo iyo cid ka amar qaadataa midna majiro.Fagaari malin dhawayd Borama laisgugu soo baxay Rayaale markuu hadal isyidhi dadwaynhii ayaa ku uriyay wax hadal ahana wuu odhan kariwaayay. Indheer garadkii iyo hogaan dhaqameedkii markay soo istaageena aad baa loogu sacbiyay. Waxa cadaatay Cigaal iyo daba dhilifyadiisu inaynay ka talin meeshay. Hanoolaado halganka xoriyad doonka Awdal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Biya Qaboobe

Saturday, February 10, 2001 - 09:36 am
Tuuga, dabadhilifka looyaqaano Rayaal.Wa nacas I.Q
uuna ka badnayn 30. Dadka u ka soo jeedo I.Q goodo aad buu usareeyaa waxuna gaadhaa ilaa 130.
wararka ka imanaya Awdal waxay jeegayaan inuu ka baxsaday Awdal markii u qoray wax ka duwan wixii ay dadka ka wada hadaleen.Waar yaa duulkan Idoorka ku yidhaa war ilaw dagaal danbi diyaar um tihidin faduusha iska daaya. Anagu hadaan nahay the decedents of the great legendary warrior Ahmed Gurrey, the great Haji Diide, the geart Jama Saylici, the great Robleh Afteeb, and the great Ygas Nuur waxan jecelahay nabada. Laakiin uma dulqaadanu in dad kayaga lagu xad gudbo. Umadayado maanta waxay u bisishahay Tawrad shacbi yah. Dhawaan waxad ku arag tay hordhac yar Awdal.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ALIF

Thursday, February 22, 2001 - 01:17 pm
WALLEE LABADA KUN IYO KOOW
KALA GUURKII WEEYIYE
KASII KALLAH NINKAAN
KU DHALAN AWDALOOWE


SAYID ALIF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

halgameh

Saturday, April 14, 2001 - 01:47 pm
Long life the struggle for the independence of Awdal. Long life ALIF!!!
Halganka xoraynta Awdal ee bilaabmay sanadkan bilawgiisii halkaa ayuu ka socon doonaa.
Long life Awdal Liberation Front-ALIF!!!!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.