site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

HALGAN CEYDIID MA KII HAWIYE CIILKA BADHEY BAA ? !!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: HALGAN CEYDIID MA KII HAWIYE CIILKA BADHEY BAA ? !!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XUSUUS

Saturday, January 13, 2001 - 05:28 am
halgan ceydiid ma kii hawiye ciilka badhey baa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUJAAHID

Saturday, January 13, 2001 - 10:36 am
geesiyoow waa laguu gafey xaal qaado,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Friday, March 09, 2001 - 01:12 pm
THE HONOURABLE GENERAL OF JUSTICE CEYDIID, IS A BRAVEMAN WHO SERVED HIS COUNTRY WITH HONOUR AND DIGNITY. WITHOUT THE GENERAL MILLIONS AND MILLIONS OF SOMALIS WOULD HAVE DIED BECAUSE OF SIYAD BARE REGIME AND THE FOREIGN INVASION HE FOUGH AGAINST. HE REALLY MADE THE DIFFERENCE IN SAVING LIVES OF SO MANY SOMALIS WHO ARE GRATEFUL OF ALLAAH AND HIM. THE NEW GOVERNMENT WILL INTRODUCE "THE GENERAL CEYDID DAY HOLIDAY" TO REMEMBER THE HONOURABLE SERVICE THE GENERAL HAS GIVEN SOMALIA AS A WHOLE. WE MUST PRAISE OUR CHILDREN TO FOLLOW GENERAL CEYDID'S FOOTSTEPS, SO THAT OUR COUNTRY WILL ALWAYS STAY PROSPEROUS FOREVER. THANK YOU ALL VERY MUCH!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mao

Monday, April 09, 2001 - 03:36 pm
saaxibayaal caydiid ma dhihi karo alaha u naxariisto oo waxaa ka sharaf badan Hitler, hitler waxuu ahaa wadani caydiidna dhiig cab dadkiisa u daran harayna u dilay rag badan oo soomaali ah kuna qabiil ah, waxaase yaab leh dhamaan raga iyo dumarka qabiilkiisa ah in aan weli arkin qof dhahaaya caydiid wuu qaldanaa. oo waxayba u haystaan in iyaga ilaah u soo diray inuu dagaal geliyo waxuu noqday caydiid qomeniga habargidir u dhashay. mar kasta waxaan arkaa dad badan oo abgaal ag oo eed u soo jeedinaya cali mahdi maxaa loo wayay inaay sidoo kale sameeyaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, April 09, 2001 - 09:04 pm
Caydiid markii hore wuu fiicnaa waana kumahadsanaa runtii asaga iyo dhamaan mucaaradihii Siyaad Bare dabada haraanti ugaga dhuftey asagoo kursigii xumaa ee madaxtooyadii hore fadhiyey
balse Ceydiid wuxuu noqdey nin ku soo jeestey Somalidii kale asagoo u arkey sida uu u necbaa Siyaad Bare iyo qashinkii daacada u ahaa oo kale

Balse haduu mar naga haraantiyey odaygii xumaa ee matagaha ahaa Somali wuxuu u faley asxaanka ugu weyn anigu Hawiye Daarood Isaaq midna mi'ihi balse Caydiid markii hore aan iraahdo Geesi markii dambana aan iraahdo nin USC ay kawareerisey iyo shicibkii hubka wada heystey iyo asagoo noqdey xaasid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caydiid wase

Monday, April 09, 2001 - 10:08 pm
caydiid waa nin u shaqeeyn jiray siyaad barre oo safiir india uga ahaa, intii uu india joogay waxa lasheegay inuu drugska asaga iyo reer tolkiis ay ku jireen ka ganacsiga drugska, ceydiid dagaalna kuma guulaysan, kii maraykankana talyaaniga ayaa la shaqeeyanay oo fishilayay qorshaha dagaalka ee maraykanka,haddii ciidanka caydiid uu maanta isagu ku dhex jiri lahaa ma kula tahay inuu wax ka qaadi lahaa muuse suudi ama rra ama salaad booy oo ceyr isku hareereeyay,,,....wiilkiisii ayaa jooga haddii ciidankina joogo suaashu waa xamar maxay ka yihiin....

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.