site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Qabiilada soomaaliyeed qabiilkee xaga diinta ugu horeeya qabiilkeese ugu liita

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Qabiilada soomaaliyeed qabiilkee xaga diinta ugu horeeya qabiilkeese ugu liita
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaamac.qaldaan

Saturday, January 13, 2001 - 05:53 pm
qaldaan.fadlan dhamaantiin waxa aan idinka codsanayaa in ciidii garanaysaa iga jaahil bixiso su aashan oo ah qabiilada soomaaliyeed qabiilkee . xaga diinta ugu horeeya qabiilkeese ugu liita/ sidaa iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

burco

Tuesday, January 16, 2001 - 09:21 am
waxaa ugu horeeya ka diinta Gadabuursiga waxana ugu liita iidoorka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, February 02, 2001 - 09:41 am
MAGACA BURCO EED ISU BIXISAY XAAL SII MA GUDABIRSAY AYA DIIN WAX KA YAQAN GABIGODUBA WAA MUNAFAQAD SOCOTA OO HADAL XALAAL AHBA MA YAQANAAN. IDOORNA XAAL SI WAYO WAA DADKI JANADA LOGU BALAN QADAY.
MUNAFAQ ILA MUNAFAQ XASIDINTA SIDADO KALA WAA LAYAQANA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Axmed

Monday, February 05, 2001 - 07:08 am
Saxiib su'aashaada haddan kajawaabo
Waxaa islaanimo iyo diinba ugu sita soomaalida Qabiilka Reer Aw Xasan ee daga FEERFEER taaso kutaallo Xadbeenadka udhow gobolka hiiraan.

Xagga waxaa ugu liito Abgaal iyo Raxanwayn.

Nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ShooDHE

Tuesday, February 06, 2001 - 08:12 am
Ku:Axmed.Walaal aad ayaad u mahadsantahay waayo waxaad iscadaysay in aad tahay qolyaha layiraahdo reer owxasan kalwayn kuwaas oo ewelba ahaa jareer uu lahaa qudub.
Hadaba dadka lahaysteryaal ahaan jiray in ay diin
sheegtaan waa wax iyaga dhaawacaysa kolay waa jirtaa in ay tuugsan jireen intay dhar cad soo qaataan laakiin diin kuma aanu maqal.kaliya cumarfaaruuq oo ahaa kuwa wadaad xumayaasha loogu yeero ayaanu maqlaynay beryahaan.kaasna siyaad bare ayuu camiil u ahaa.mida kale waxaanu ognahay in uu sacuudiga uu kafuro dumarka raga intay siiyaan labo boqol oo riyaal sababta ay ula xariiraan dumarkuna waxaa weeyaan wuxuu haystaa tiinbarihii siyaad bare.sidaas darteed dadka nuucaas ah diin laguma oga ee aduunimo ayaa lagu ogyahay.
HADII AANU USOO LAABANO SU,AASHA AH QABIILKEE AYAA
UGU LIITA QABIILKEE AYAASE UGU DIIN FIICAN.RUNTII TAAS JAWAABTEEDA WAXAAN KADHIHI LAHAA SIDAAN SOO SOCOTA.HADII AY TAHAY AQOON BADANAA SOMALIDU SIDAAS UMA SII KALA AQOON BADNA LAAKIIN WAXAAN ORAN KARNAA YAA UGU DIIN JECEL YAA UGU XUFAAD BADAN XAGA DIINJACAYLKA IYO XUFAADA QUR,AANKA WAXAA UGU BADAN RAXANWAYNTA IYO ABGAALKA WAXAANA UGU DIIN JECEL OO DIINTA DEREJEEYA IYO WALIBA ISLAAMA WAA ABGAALKA.KUWA AAN DIINTA DEREJAYN BAL CAAYO WAA ISAAQA IYO QOLYAHA MUDUGTA DEGTA.
SIDAAS iyo jawaab wanaagsan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baarka

Wednesday, February 07, 2001 - 04:31 am
ku shoodhe:
waxaad tahay qor aad u yaqaano somalida oo waa runtaahoo waxaa ugu diin jecel raxanweynta iypabgaalka laakiin ninyahaoow iidoor iskahdaaf ilmaan u dhalee laakiin reer mudug waa ku saxdey iyagan waa soomaaliyee ka duceysoo diinya bar.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAD YAQAAN

Friday, February 09, 2001 - 03:37 pm
WARDIINTA WAXAA XADHIGEEDA HAYA LABA QOLO WAANA WAACILMIGA

REER AW <SHARIIF ,SHEEKHAAL, AW XASAN KALWAYN ,WAYTEEN>
IYO OGAADEEN
RAXANWAYNTUNA XIFDINTA QURAANKAY KUDHEERAYSAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

masbel

Saturday, February 10, 2001 - 03:54 pm
hadan kaga jawabo waa qolada layirahdio reee ow xasan ka weene mana galan darood mana galan haweye waa dad ahludiin ah oo ad u dhibyar

ku;shoodhe war markaa rer ow xasan jareer ku cayso maxa tahay adiga anaaga ayaa manta la hayaa tariiqdena e dib isugu noqo xawayaan yahoow hadaad u bahan tahay tariiqda rer ow xasan dib urade adaa garan doono markaas waxaad ogaan mesha ad ka timid iyo mesha an ka nimaanay

2]marka ad ledahay dadkaan maya qanin diin waxa e cad in ad tahay jahil waryaa adigo caame ah oo sida nijaasada la iskaga dhaqo adan karanenin oo nagihina iyo ragaba ay naan aqoon sida wax loo mahersado ayaa gur yaha iskala xaroon jirten ayaan diintii na e barnay oo dugsiya na ee furnay ayaad waxaad ledahay rer ow xasan waxba diin karan mayaan marka jahil baatahaye deb isugu noqo oo wa inaad natirahdaa asxanto reer ow xasanoow

3]war ya afkaga qurunka ah ka leexi cumar faruuq waa wadad laga wada jecel yahay aduunka oo dhan meel kasta ay tahayba hadad aga masar san tahay xaga diinta ileen bini adan wax iskuma quran ilaah kabare in u sidaa oo kale ka dhigo tan kale waxaa ka hadashay dumarka ayuu ragooda kafuraa been baad ka sheeg tay maba jirto nin soo tagan haween tiisa laga furo waxaan kale sidaa ad u qurtay reer ow hasan kalweene mahan WAA REER OW XASAN KAWEENE ayaa layirahdaa baro dad layskama cayo jaahil batahay e ilaah hakuu gar gaaro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Leilaa

Thursday, February 15, 2001 - 01:16 am
Assalama caleykum

walaalayaal horta waxaad ku murantaan wax aan anfac idiin aheyn, laakiin anigu waxaan aamin san nahay inuu ugu diin fiican yahay qofkii ale ka cabsada qabiilku doono ha ahaado. Uuna ugu xun yahay kii Allah la shariig yeelo

wa bilaahi tawfiiq

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ceelbuur

Sunday, February 18, 2001 - 10:46 pm
To: shoodhe

Walaal salaan keddin waad ku qaldantahay Wadaadka aad ku xad gudubtay adiga oon aqoon dheeraad ah u laheyn awgeed kolley Ilaahbaa kaa jaasa marinaya laakiin waxaan ku oran lahaa culumada ka gaabso reer awxasanka aad tuugsiga iyo jareerta ku sheegtana waxay ka marqaati kaceysaa aqoon yaradi ciddaas kaa heyso, Anigu illaa xad waan aqaannaa Saaxiibbaday iyo macallinkii quraanka i barayna waxay ahaayeen Reer-awxassan waligeyna Carab baan u maleyn jiray laakiin mar dhowbaan ogaaday inay shiiqaal yihiin, tan kale Shiiq cummar Faaruuq waa "Shiiqaal-loo begay"

Mowduuca:
Xagga xifdiga quraanka iyo diin jaceylka soomaali waxaa ugu horreeya Abgaal iyo Raxanweyn
xagga culuumta kale ee diiniga ahna waxaa ugu horreeya Shiiqaal Reer-Awxasan iyo Ogaadeen

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GARI

Friday, February 23, 2001 - 01:40 pm
WALAAL WAXAA DIIN IYO CILMI KU CAAN BAXAY REERKA LAYIDHA GARI REER SHEEKH ABAYOONIS
HADII AAD WAX KAGARANAYSID TAARIIKHDA RUNTAAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KING

Thursday, March 01, 2001 - 09:49 pm
ALAYLEHE BEEN BAAD ISUGU SHEEGAYSEEN.
MA CIDAAN DHULBAHANTE AHAYN OO DIIN KU FIICAN BAAD ARAGTEEN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sh.ali

Friday, March 02, 2001 - 01:54 pm
Ilaahoow waxii danbi ah naga haay aamiin.
Diinta waxaa Soomali ugu horeeya Xawaadlaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Saturday, March 10, 2001 - 10:26 am
XAGGA DIINTA ISLAAMKA WAXAA AAD IYO AAD UGU ADAG HABAR-GIDIR. CULUMAA U DIIN BADAN BAA KA DHASHAY HABAR-GIDIR.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shooode

Wednesday, March 28, 2001 - 08:44 am
KU:masbel.
walaal aad ayaad u kululaatay taasna waxay daliil utahay in aad tahay reer owxasan kalwayn mida kale ogow hadii aad isku taqaaniin reer owxasan kalwayn taas waa mid adinka idiin gaar ah laakiin anigu kolay waxaan shegay waxa ay somalidu ay idinkugu yeedhaan oo ah reer owxasan kalwayn hadii
aad taas dood ka qabtaan adiga iyo cidii kula midka ahba waxaa aad idiin yaqaana qolyaha shiikhaashta layiraahdo.
mida kusaabsan cumar faaruuq kolay in uu yaqaano diinta islaamka dood kama taagna laakiin qaabka uu
u shaqaysto iyo waxa uu haatan kayahay culimada somaliyeed waa mid cad oo aan la inkiri karin waxaana lasoconaa in uu siyaad bare la shaqayn jiray hadii aanay denbe lahayn lashaqaynta siyaad bare waa in asigana laxusaa wadaadkii la shaqayn jiray ee la oran jiray sh.maxamuud guuleed oo ahaa wasiirkiisii arimaha diinta iyo garsooorka.
xaga aqoonta diinta islaamka reer owxasan shaqo kuma lahan xaga macalinnimada qur,aanka taas qaymo
kuma fadhido oo ruuxu hadii uu yahay macalin dugsi ama macalin malcaamad macnaheedu maahin qur,aanka ayuu yaqaanaaa.
hadii aan usoo laabto cumar faaruuq waa denbiile lashaqaysan jiray siyaad bare waliba waxa uu ku shaqaystaan kaatumkii uu siyaad kala haray rag iyo dumar uu kala furayna waa jiraan oo hada ayaanu idiin sheegi karaynaa ee dadka difaacaya halkaan ha isku soo cadeeyaan inaga ayaa ujawaabayna oo tusayna raad run ah.Tan ah taariikhda reer awxasan kalwwayn inta aanu ka ognahay waxaa weeyaan in uu adeege u ahaa wadaadkii owqudub kal wayn ayuuna watay oo uu ugu shaqayn jiray taasna reer owqudub ayaa ka marqaati ah mida kale anigu waligay ma maqlin wax kusaabsan diin faafin reer owxasan kalwayn.kawayne waa wax ay samaysteen beryahaan danbe oo aan raad lahayn waayoo waxa ay sheegtaan carabnimo hadii carabnimadaas ay tahay mid jir kelmadaan afsomaliga ah ee ay kunaanaysayaan odagii ay kasoo askunmayn waxay ahaan lahayd mid carabi ah taas ayaana somalidu ugu aqoonsan lahayd
waayoo waxaa jira qolyo somalida ku dhexnool oo layiraahdo ashraaf ashraaf waxaana looyaqaanaa sidaas oo marna somali laguma tarjumin sidaas darteed wax kawayne layiraahdo majirto ee kalwayun ayaa jira mida kale labo walaalo ah oo kala wayn oo midna loogu yeerayo kawayne midna kayare waligeed lama maqal lamana arag taas ayaana
caydnaysa in waxa aad haatan sheegaysaan in aanay jirin mida kale kawayne hadii aad sheegteen aaway kayare????.
runtii waxa aad sheegaysaan meesha kuma jirto ee sidaas lasocda.
by:shoode

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, April 06, 2001 - 03:45 pm
heedhaha maalkale iyo mulki markey timaado
aan isku qabqabsanee ma waxaad keenteen hada inaad diinkiina aad nagu qabsataan , war hoooy kuwiinaan indhaha is tiraayo ee diina aan wax ka ogeen iyo dadka joooga idiinka mahe hadalku
somali markey diin noqoto inkasto aaney is dhaamin lakiin jaran jaraduba waa kala sareesaa ee waxaa safka hore ugu jiro reerka DIRKA ah .. waxaa daliil ku ah halka ay dadka kale magacyada qabiilkood la bexeen waxaan la garn magac muslim iyo mid gaal toona ,, ayey dirku leeyihiin magacyo toos toosan oo qur qurxoon ,
sida FIQI CUMAR. FIQI MUXUMED. FIQI YAXYE. FIQI AHEMD. iyo REER AW CAALIM.. bal u fiirso ma arkeysis nin aan DIR aheyn oo magaciisa shiekh ku jirin ..
xagee waxaan kale noo dhex wadaan waa yaabee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.