site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

GOBOL WALBA HA IS MAAMULO INTA DOWLAD SOOMAALI ISKU DAN AH IMAANEYSO !!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: GOBOL WALBA HA IS MAAMULO INTA DOWLAD SOOMAALI ISKU DAN AH IMAANEYSO !!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HUBEYR

Sunday, January 14, 2001 - 04:48 pm
gobol walba ha is maamulo inta dowlad soomaali isku dan ah imaaneysO
kuwa baarlamaan beeneedka ahna iyo dowlad isku sheega hakala hoydeen.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaahin runsheeg

Monday, January 15, 2001 - 08:55 pm
gobol aan ismaamulin majiro maanta ee waxaa jira amxaata raacsan kuwo aan raacsanan. kuwa raacsan waxay la bexeen magac gooni ah oo qaarkood magaci somali aysan raaci magac cusub waxayna sameyteen madaxweyneyaal maamul gobaleed oo magac soomaaliyeed ku dooda kana dooda oo diida inay ka tirsan yihiin soomaalida halaagu taabtay.maamuul qabiilo iyo qaran isma qaadan karaan. maamul qabiilo waanta nabadoon,ugaas,suldaan, iwm. maamul qaran waayo waa maqnaa dadka qaarkood waxay yiraadaan 11 sano ayaan dawlad la'aan jirtay hadaad ee hogaamiyaashi ee maamulay soomaaliya 32 sano dawlad ma lahayn ee waxaay hogaamiyay maamul qabiil. hadan ma muuqato dawlad qaran nabadna warkeen ma dhawa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaahin runsheeg

Monday, January 15, 2001 - 08:59 pm
gobol aan ismaamulin majiro maanta ee waxaa jira kuwo amxaata raacsan kuwo aan raacsanan. kuwa raacsan waxay la bexeen magac gooni ah oo qaarkood magaci somali aysan raaci magac cusub waxayna sameyteen madaxweyneyaal maamul gobaleed oo magac soomaaliyeed ku dooda kana dooda oo diida inay ka tirsan yihiin soomaalida halaagu taabtay.maamuul qabiilo iyo qaran isma qaadan karaan. maamul qabiilo waanta nabadoon,ugaas,suldaan, iwm. maamul qaran waayo waa maqnaa dadka qaarkood waxay yiraadaan 11 sano ayaan dawlad la'aan jirtay hadaad eegto hogaamiyaashi qabiilada ee maamulay soomaaliya 32 sano dawlad ma lahayn ee waxaay hogaamiyay maamul qabiil. hadan ma muuqato dawlad qaran nabadna warkeen ma dhawa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEYSE

Tuesday, January 16, 2001 - 04:13 pm
h/gidir haka soo baxdo goboladaan kuwaas ayaa gumeysi ushaqeynaayee. run in laguu sheego ayaad u baahan tahaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaahin runsheeg

Thursday, January 18, 2001 - 08:53 am
Keyse dhul soomaaliyeed cidna kaama saarikarto balse adiga ayaa iska saari kara. tan kale inaad run isku sheegto adigu ayaa wacan intaadan cid kale run u sheegin. dhulka kaamaqan waa kee?
ma boos aad xamar kulahn baa mase waxabaa mugdi kaga jira?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 18, 2001 - 12:28 pm
Talo xumame, haddii ninba cadkiisa goosto sidii banooni ciyaal ka dhaxeeyey, maxaa la isku imaanayaa marka danbe.

Wax sheegid ha loo daayo inta wax garaneysa oo kaliya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KEYSE

Saturday, January 20, 2001 - 05:30 am
haddii h/gidir eey noqoto arinta soomaaliya waa dhamaanee !
gobol koodana aaminaan!
cidda eey fiirsanayaana laga sii hormariyo.
yaa waaye cidaa? majeerteen
anigu waxaan qabaa dhibaatadan markaa soomaali oo idil isaga iman karto !
haddii taa eysan dhicin halees hortaagnaado markaa waqtiga umadda soomaaliyeed sidaa ha uga dhumo dowlad la'aana qasaaraha ay leedahay waa lasoo arkee bad baadiya dalkiina iyo dadkiina!
kaahin run sheeg. fikradaada waa qaldan tahaye indhaha kala fur.
meesha mataagna qori qori ku taage.
haddii runtaadana sidan tahay ilaah xaqa haku tuso waan kuu duceyne.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaahin runsheeg

Sunday, January 21, 2001 - 08:01 am
haddii soomaali isku imaanayso H/gidir madiidan
dowlada la'aan waa midaad doonayso keyse. waana helaysaa.ducadaana waxaan kaa iri adigu isku ducee intaadan qofkale adaan u ducayn in ilaaha weyne ku saxo.jiri taan soomaaliyeed dhuuni qaate ma keenin in dulka soomaaliyeed la kala goobeeyo cidee dani ugu jirtaa? jawaab dhuuni qaate adoo kale oo aan ogayn meel wax jiraan. maadlihid mooqif maan gaab ayna tahay. tan kale baadiye waa qayb ka mida jiritaanka iyo dhaqanka soomaalida
haddii aad moogayd awal waa wax kuu saa'iday ee
ee ku mahadi ilaaha aragtida ku siiyey. waxaana ku
leeyahay idiga iyo inta kugu figrada ahba la tasho wax garad wax og oo aan dhuuni qaate ahayn
waxaana tahay doqon aan is muujin karin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, January 23, 2001 - 07:28 am
taariiq xumo h/gidir.
haddii goboladan kasoo baxdiin maxaa xal ah ?
beerihiina xageey ku dambeen?
xuduuda raxanweyn waa afgooye. intaas ayaana qorshaha ugu jira in eey xureeyaan. RRA GUUL.SIFEE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fiidey

Friday, February 16, 2001 - 01:19 pm
walee kan runta sheegay waa kan yiri habargidir dhulka umadaha ay leeyiniin ay ku nooshay haka baxdo , taas waawarcd sheekadaasna baryo ma aha ee xoogba xoog kaa ciliya waa waxa aan sugeyno oo aan ka hadalnay wiigii hada lasoo dhaafay (RAXWEYN meelkasta oo aduunka ay joogto soo maaliyay yaa maqal iyo muuqaal u jooga war gurigaaga aan degenaado hadaad hadashana afka ayaan kugu dhufan maanta afkii wuu xanuunsaday soomali ayaa horey waxa ay ugu maah maahatay (masiibo wareegtay maalin uun bay kuu soo gashaa: taas maanta waxa ay u taalo habargidir warsoomaliyay habargidir xagey degaan ? waa taas ay rabaan guryaheena in ay ku nooladane ilmase noqon doonto waxa la yiri wax rag sheegay ragbaa beeneyay, waan arki doona habiargidir halka ay ku danbeeyan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Saturday, February 24, 2001 - 04:52 pm
I BELIEVE THE PRESENCE OF HABAR-GIDIR IN MOST PARTS OF SOMALIA(FROM MUDUG TO THE KENYAN BORDER)IS A BENEFICIAL TO THE SOMALI PEOPLE. HABAR-GIDIR HAS DONE A GREAT JOB IN PROVIDING FOOD AND SHELTER TO THE DISPLACED PEOPLE OF ALL CLANS(RAHANWEEYN, DAAROODS, ETC) WITHOUT THE PRESENCE OF HABAR-GIDIR, IT WOULD'VE BEEN A TRAGEDY THE SOMALI SUFFER FOR GENERATIONS TO COME. THANKS TO THE SOMALI GENERAL OF JUSTICE CEEYDIID, WHO ONCE SAID "ITS THE SOMALI PEOPLE WHO CAN MAKE THIS COUNTRY UNITED AND STRONG". HOPEFULY, THE NEW PRESIDENT WILL FOLLOW THE HONORABLE JUSTICE CEEYDIID'S FOOT STEPS IN BRINGING SOMALIA TOGETHER AND UNITED FROM NORTH TO THE SOUTH. WE MUST ALWAYS WORK HARD TO BRING SOMALIA TOGETHER NOT TO DIVIDE IT. THANK YOU MY FELLOW SOMALIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Saturday, February 24, 2001 - 07:31 pm
Professor is moryaan who is looking for employment with interim government.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

professor

Sunday, February 25, 2001 - 04:16 pm
THERE IS SOMETHING I DONT GET IT FROM MOST SOMALI PEOPLE. WHY DO THEY ALWAYS CRITISIZE SOMEONE WHO ALWAYS TOUCHES THE TRUTH AND REALITY OF THE WHOLE SITUATION.? GENERAL CEEYDIID IS AN HONORABLE SOMALI GENERAL OF JUSTICE, LETS RESPECT THAT FACT PLEASE.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.