site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAXAA KU KALIFAY ABGAAL TAAGEERIDDA DOWLADDA H/GIDIR BACDAMAA AY AHAAYEEN KUWII U HUREY MAAL IYO NAFBA KA HOR IMAASHAHA DOWLADII ABGAAL MADAXDA KA AHAA?????

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: MAXAA KU KALIFAY ABGAAL TAAGEERIDDA DOWLADDA H/GIDIR BACDAMAA AY AHAAYEEN KUWII U HUREY MAAL IYO NAFBA KA HOR IMAASHAHA DOWLADII ABGAAL MADAXDA KA AHAA?????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANNA KAAMA HARIN

Monday, January 15, 2001 - 02:56 am
WIIL HARTI/OWBAKAR.

SOW YAAB MA AHA INAAN MAANTA LA SAFANO H/GIDIR OO SI WEYN NOOGA HORTIMID 1991-1995!!!!
WAXAYNA KA DOORBIDEEN INAY RAACAAN DOWLADDII CALI MAHDI EE LAGU DHISAY JABUUTI INAY DAGAAL KU QAADAAN OO AY DAD BADAN KU NAFWAAYEEN.!!!!
WAXEY YIRAAHDEEN DAAROOD BAY ABGAAL WADAAN MAANTA YAA DAAROOD WADA???!!!
YAA KA DANBEEYEY SUNTA LAGU SHUBEY DALKEENA OO AY MAANTA DAD BADAN AY U IL DARAN YIHIIN WAXYEELADA TOOSKA AH IYO MIDDA AN TOOSKA AHEYN EE KA SOO GAARTEY SUNTAAS HALISTA AH "HARAAGA NUCLEARKA".?
AAN IS WEYDIINEE MA KU HABOON YIHIIN IN LA JIIFIYO HOTEELADEENA IYO GURYAHEENA DOWLADDA KU SHEEGGA C/QASAB?.
WAXAAN KA SOO HORJEEDAA DAGAAL LAAKIIN WAXAAN RAACSANAHAY IN LALA SOCDO ISHANA LAGU HAYO DHAQDHAQAAQA UU KA WADO HAMAR.
WAXAAN KALE OON KA SOO HORJEEDAA FIKRADAHA MUUSI SUUDI IYO WIXII SIDAAS OO KALE QABA.
MAXAAN KA HELNAY DOWLAD KU SHEEGGA ,, LABA WASIIR MA U QALANTAA ABGAAL CISMAAN?????????, MAYA.
BAL ABGAALOOW WAXA JIRA KUWO DHAGAR QABAYAAL AH "MAJEERTEEN" OO XABASHI U SOO HOGAAMISEY LA DAGAALANKA HAWIYE EE TAANA OGOW WAXEY MAR WALBANA RABAAN KUNA FARXAAN BUR-BURKA MAGAALDA HAMAR IYO DAGAAL HAWIYE.
MAXAA NAGA SOO GAARAYA OO SHARAF, MAAL IYO MAGAC AH DOWLADDAAS ??? WAXBA MARKA SOW MA HABOON IN SI WADA JIR AH LOOLA XISAABTAMO ILEEN WUXU WAA MOORYAANE?

WIIL HARTI.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YAA;HUU

Monday, January 15, 2001 - 05:03 am
nacas yahow daarood
h/gidir iyo abgaal waa ay is dagaaleen waa ayna heshiiyeen ee isku dirka dhaaf rufiyaanyahow
hudhudka eh
war yaad ka caqli badantahay laba wajiile
adigoo kale waxaad astaahishaa in bulshada lagaa dhex saaro maxaa yeelay waxaad la wareegeysid waa sun iyo aids ka bax netka xayawaan yahow xaarkiisa cuna


ku/somali

ha u jawaabine iskana ilaaliya
waxaa hayo cudurkii dilay aabihiis ee ahaa (AIDS)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL MUDULOOD

Monday, January 15, 2001 - 05:35 am
WAQTI XEERO IYO FANDHAAL KALA DHACEEN ABGAAL WAA KICI JIRYAY.ABGAALNA TAARIIQ KUMA LAHAN ADUUNKA IYO SHARAF DADKA OO DHAMI WAXAA AY LA YAABANAAYEEN HALKA LAGEEYN DOONO DOWLADDA C/QAASIN- LAAKIIN BEYDHABO AYAA LOOGU SHEEKEEYAY.SIDADBANA XAMAR AYEEY UGU BIYO SHUBATAY.HADDII LAGA GUBAN LAHAA AMA AAN LAGA QEYB GALIN SHIRKII CARTA H/GIDIR WAX U SOCON LAHAA MA JIRIN HADANA ISAGAA DIB U DEJIYEY OO DOQONIMADII ABGAAL AYAA SIDAAS KU CADAATEY.FICIL IYO DAMIIRNA MALAHA ABGAAL.
RAXANWEYN- GO'AAN CAD AYEEY KU DIIDEY IN DOWLAD KU SHEEGA BEYDHABA LAGEEYO.
NINKII SHALAY XABADKA U TUNTAY INUU KU HOR ISTAAGO INAAD KABA QAAD U NOQONO MAXAA NAGU QASBAY - WEERARKII BALCADNA HALKA HEERKAAGU TAAGAN YAHAY AYAA LA FIIRINAYAY.
SHALAY AYAAD KA GUBAN WEYDEEN ALLAHA U NAXARIISTEE (SALAAD GABEYRE) MAANTANA TIJAABO NIN AAD TAAGEERTAY COLAAD SIYAASAD IDINKA DHAXEYSO AYEEY HOGAAMIYAYAASHA ABGAAL KA HADLI WAAYEEN. KAAGA DARAN WAXAA DHAMAAN LAGU HAYAA CARO ABGAAL DAAROODKII OO DHAN.
MAR I DAGE ALLAHA DAGO.
LABA MAR IDAGASE ANEES DAGEY.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL MUDULOOD

Monday, January 15, 2001 - 06:03 am
SEDEX WALXAATOO M KUTAAL MUQDISHO U MARQAATIYA

1- MOORYAAN IYO MUDULOOD MUQDISHO UMARQAATIYA
2- MADFAC IYO MOORYAAN MUQDISHO MARQAATIYA
3- MADAXWEYNE IYO MUDULOOD MUQDISHO MARQAATIYA

KAN SEDEXAAD MADAXWEYNE INTA CIRKA NOO JIRO AYEEY NOO JIRTAA. SABABTOO AH NIN SHALAY KU HOR ISTAAGAY AYAAD KARTI KALA HORTAGI WEYDAY .
MARKA LABA MAR AYAA NADHAAFTEE SOOMAALINA U CADAATAY IN AAN HEE///

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIR HAC

Monday, January 15, 2001 - 06:18 am
HADAAD HARI LAHEYD IYO HADII KALE MUQDISHO ANAA MADAXWEYNE HADDA KA AH.
TAANA OGOW DANTA AYAANA KU REEBTAY
EE NABEDGELYO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Xaayoow

Monday, January 15, 2001 - 09:56 am
Waad mahadsantihiin dhalinta halkan fikradooda ka dhiibatey aad baan uga xumahey xiligan iyo sharaf darada iyo qaranimo la'aanta aan bulshadeena u horseedno markasto haddaan muduloodnahey aana istaago is kanadiifino kuwan containerad ku jiro ee Ceydiid ka soo aruurshey melaa la aqoon.

Waxaan lahadlayaa walaalkeey harti, inaad tiraahdd waxaan kasoo horjeesanaa Muusana marabo meel islagalimeyso ee adigu ama Cali raac ee hoteelka irid fadhi ama geesi noqo oo u dhimo waxi Calassow dhere u dhintay hana halmaamin tii nalagu reebey ee waligaa walaalkaa tyaager qeyr qasaaro maanta oo halgan dhab yimid hadaad dhaheeso Muuse marabi sxb ceer wax madhaantid.

Waan dulmanahey ee lets unite forever

You cant reach me in this address

Dhusomarebkunoqo@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ANNA KAAMA HARIN

Tuesday, January 16, 2001 - 09:13 am
DAGAAL AAD WALAALKAA DILEYSO MA FIICNA LAAKIIN WAXAAN KA SHAQEYNEYNAA INUSAN HADAFKOODU HIRGELIN SIDII AY IYAGAB UGA SHAQEEYEEN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIRAAB

Tuesday, January 16, 2001 - 11:33 am
Kolna waxaan iraah sow kii maha! kolna waxaan iraah waa walaalkaa ee cadaowga yuu hunguriyeyn war maxaa idin qaaday, Abgaalow hadii Habar Gidir tri: maxaa Dagaal Abgaal nagu watay! wali ma u ciil qabtaan? anigu nin baan ahayoo waxaan qabaa Habarta waa Jiniyo arag oo ay daan ka maarmin idina (Abgaal) Ibliis walaal sade!!! kolka hadii uu jini arag (H/Gidir) meesha ka baxana Cirfiid iyo Faraaciin ayaa howsha iyo maamulka la wareegayo.Abgaalow waan ku jacelahayee yaanan laygu kaa dirin!!! iina ogolaw maanta ayay ii ahaatee IImaanka Abgaal madaxiisa ii ogolaw maanta ayay ii ahaatee Mowlaca iyo Macalinka madaxooda ii ogalow kursiga maanta ayay ii ahaatee waxaa hubaal ah inta yar oo diidan Dowlada in ay iska dhamaanayso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIR HAC

Tuesday, January 16, 2001 - 12:00 pm
soo joog ninkii laga waayo soo jiifaa laga helaa qafaal in aad dooneysaan ayaan u maleynayaa iyo in amxaaro leydinku xureeyo.
wada fidnada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIRODIID

Tuesday, January 16, 2001 - 12:12 pm
HIRAAB IYO MUDULOOD HAL WAAYE HABARTA HADAY HIRAAB TAHAY HIRODIID MAXAA U DIIDA HIRAAB ?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

seddex iyo sagaal

Tuesday, January 16, 2001 - 12:26 pm
injirle yurub qabow-ku diley oo aan xaal ogayn ayaa iska caaaaaaac yiri,war haddii aad diiddo in xamar dalka laga xukumo wallaahi cabdullaahi yuusuf ayaa boosaaso kaa xukumaya,majeerteen oo qaxooti ah ayaa weli ku leh "dameer" bal isago ku xukuma ka warran?.nacas yahow biijadda dheer haddii xaarkii tobanka sano aad dugsanaysey lagaa xaaqo oo waddooyinkii laguu furo,oo carruurtii hawiye ee iskool la`aantu tobanka sano haysay iskol laguu geeyo,adigana jilba xanunka iyo baago-muuddada aad ka baxdo oo qaydka dhexda kuugu xiran surwaal laguugu beddelo maxaad hawiye shiiraayow u baahantahay?. hayga xanaajin wallaahi haddii kale dowladda garoowe ayaan u raraynaa,adigana caga-barar ayaa kugu dhacaya ee "Ussss".

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MAHAD

Wednesday, January 17, 2001 - 05:59 am
Marka ugu horeeysa waxaan idiin soo gudbinayaa salaan islaanimo oo buuxda, intaa kadib waxaan jeclahay in figradeeyda aan ka hor mariyo talo aan usoo jeeninayo walaalaha qaar taas oo ah in aaysan habooneeyn in qof ama dad lacaayo marba haddaan nahay dad islaam ah oo qirsan toowxiidka,bogani wuxuu u furan yahay in figradaha lagu kala qaato, mana aha in walaalka lagula dagaalo figradda uu aaminsan yahay, asagana waa in si akhlaaq leh u sheegaa figradiisa. Hadaan figradeeyda oo kooban idiin soo gudbiyo waxaan rumeeysnahay in DKM-ah aay tahay fursada kaliyo ee maanta soomaali haysato, cadowgeeda soo jireenka ahna aay isaga dhicin karto. Haddii laga hor yimaado waxaa lahubaa in dalku ukala qeeybsami doono gobolo isxukan hoose leh oon laheyn awood dhaqaale iyo ciidan, waana sida cadowgeena nala doonayo e yeeysan caadifadu idinla fogaan. WABILAAHI TOWFIIQ.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.