site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ABGAAL IYO DOWLADDA CAYR

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: ABGAAL IYO DOWLADDA CAYR
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KAAMA HARO

Monday, January 15, 2001 - 02:59 am
CAYR MAXAAN KU RAACNAA?

AQRI ANNA KAAMA HARIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CEELBUUR

Thursday, January 18, 2001 - 07:21 am
ADIGA UN KALA DOORO CAYR RAAC OO WADANKAAGA KU NOQO AMA QURBAHA CEER KU QAAADO !!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tuse

Thursday, January 18, 2001 - 07:56 am
LOOMA BAAHNA IN AAD CAYR RAACDID EE WAXAAD RAACDAA WIXII DANI KUUGU JIRTO. TANKALE, BAL IS WAYDII REERKIINA MEEQAA RAACSAN HESHIISKII CARTE MEEQAANA KA SOO HOR JEEDA. MARKAAS QIIMEE KUWA KA SOO HOR JEEDA IYO KUWA LA SOCDA KUWEE REEKA MATALA. ADIGA OO U FIIRINAYA XAGA ODAYAASHA NABADOONADA, WAXGARAKA, CULUMADA. MARKAAS IS WAYDII REERKAAGU MEESHA UU YAHAY. KOLKAA RAAC MEESHAA HADII AAD REERKAAGA AAD RAACSANTAHAY HADIIKALE RAAC DANTAADA OO MEESHII CAQLIGAAGU KU SIIYO RAAC EE HA RAACIN CAYR AMA QOLO KALE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GAROOWE

Thursday, January 18, 2001 - 10:21 am
CEEL BUUR IYO TUSE murusada karti xumadan kuma ogeyne maxaa u dambeeyey?
dowladda ceyr iyo deegaan sheegadka duduble miyaa idiin hanjabeen.
puntland ayaa guul wadayaal u baahane XURNIMANA ku joogeysaan iyo hanjabaad la'aane.
soo dhawaada qanyarana fariimtiisii hore waa laga cafiyey. intaan c/laahi yuusuf u tagi lahaay---

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Murusade

Tuesday, February 20, 2001 - 01:02 am
Garowe nacasbaa tahay aqoon xumaana kaa heyso Murusade (Karanle hawiye) Ninka Ceelbuur isku magacaabana Waa nin aanan u dhalan deegaankaas ama waaba Adiga Sx Ceelbuur Murusade iyo Duduble wey degaan xitaa Ceyrku wuu degaa inkastoo aysan ku badneyn mana aha arrin aan adiga kugula doodayo inaan deegaan duduble sheegto iyo in kale, dhul Ilaahey waa i siiyey dhalashana wuu iigu roonaaday, kaalinta aan soomaaliya uga jirana adiga uun baa ku war la, waa Ilaahey mahaddii ee sharaf iyo gobannimo ayaan ku dambeeyey ee ha i inkaarin, kolley nacnacda iyo ula jeeddaada waa la fahmaye orodoo wixii aad isku garradka ahaydeen ee isku diri jirtay raadso sheekada raqiista ahna nagala dhex bax.


TO: Dhallinyarada Hiraab

Saaxiibba yaal inaad wax garad tihiin ayaan ka marqaati kacayaa sida aad uga gaabsateen Ninka deegaankeenna sheeganaya ee doonayo inuu fidno abuuro waana hubaal inuusan ninkaasu u dhalan dhulka uu sheeganayo balse uu dano kale leeyhay haddii uu mar labaad soo war celiyana yaanan juuq loo oran illeen doqon iyo dab-hurisba aammuskaa lagu ciilaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wacbuudhan

Thursday, February 22, 2001 - 02:58 am
dowlada cayr waa dowlada ubadan mitid is
loomana baahna hada dowlad alitaxaad walaa
mitid aqwaan muslimiina marka waan kasoo horjeed
naa dowlad hashiis wado maahan ee waa dowlad
hub aruursi wadato iyo tobansano kadib colaad
cusub taana loomabaahna waana markii ay balcad
weerareen cayr ama habar gidir yey moodin in
eey shalay u ogalaayeen dowlad abgaal kuwa raacsan
ee abgaal waa nacasiin. laakiin MUUSE SUUDI
ayaa nika raga ah habargidir wajiyadeeda CUSUB
fahmay waxuuna heestaa aqlabiyada wacbuudhan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL-MUDULOOD

Thursday, February 22, 2001 - 03:07 am
IYO MIDDA MUDULOODBA HADAAD ILOWDEY ANAA KUGU DARAYA KU DAR ,.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayr

Thursday, February 22, 2001 - 07:16 am
Waryaa ninka pagekan furay dowlada cayr malahan ee waa dowlad somaliyeed waxaana lagaba yabaa in cayr waxaan dhibaata ahayn uusan kahelin maadaama ay tahay in ay somali wax u qeybinayaan meesha hahalayn abgaal iyo cayrna waa walaalo koley ninbaa madaxweyne noqonlahaa waana khabiil somaliyeed hadii ilaahay nasiibkiisa kadhigay maxaan yeelnaa!

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.