site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ethiopia waa dad amaan mudan

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Ethiopia waa dad amaan mudan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nabad Jecle

Monday, January 15, 2001 - 04:53 pm
Waxaan ku noolaa Ethiopia in ku dhow 3 sanadood, runtii waa dad u bogoy dhaqankooda, wadanka wuxuu leeyahy Islam iyo Gaalo, waan wada shaqystaan oo xukunkana wa isla wadagaan qowmiyada kastan xaq ayay u leedahy inay siday rabaan u dhaqmaan, goloha baarlamaanka iyo dowladaba waa iskula jiraan.dadka dhaqan ahaana waa dad ixtiraam badan oo runtii illaa hadda aan joogo wadan western ah weli ma aaan arkin, runtii Somalida si sharafleh aya u la dhaqmaan welina waxaa ku nool 100laal kun oo somali ah.
Dhinaca siyaasada dhowr jeer ayay shir u qabatey Somalida kii ugu dambeeyey oo ahayd SODARE oo runtii jawi xasaasi ah ku socday waxaa burburiyey Libya iyo Egypt, taasina waxaa loo aanaynayaa hogaamiyaasha nabada ka soo horjeeda oo ilaa hadana ka soo horjeeda sida Ceydiid.
Dhanka kale siyaasada maanta ay la timid DKMG runtii waa shay laga fajaco, iyadoo hadaba meel aysan degneyn oo gacan hoorsi ku jiraan ayay waxay la yimaaden dacaayad raqiis oo ah Ethiopia ayaa nagu soo duushey, iyadoo iska indha tireyso dhibka muqdisho ka taagan, oyna weli dhul xoog lagu heysto oo iyagan tageero ku sii daraya oo weli loo qarameynayo si loo meel mariyo danta kuwa xuknka heysta loo meelmariyo. waxaan dhihi lahaa inaad dacaayada raqiiska iska deysaan ee waa uu u sameeya dalkiina dhista,dhulalka lakala heysto hal isu celiyo.

Waayo Ehtiopia waxay rabtaa in Africa ka tagto dagalada sokeeye ee ka dhex tagan sida Somalia, Congo, Sieraleone, Rwanda and others.

Hadii xoog is bideena waa taas cid idinka horjoogta ma laha, ee sidii Eritria meel u fadhiisatey ayaa idinkana la idinkaga dhigayaa. Balse waxaad ogataan in Somaliya sidii hore jaahil u ahayn ayna ogsoon tahy waxa qabiil uu keeni karo sida dagaal ogaadeeniya oo la rabay in labalaariya degaanka Daarood but that dream is over.Ninka tacbaanka oo liyraahdo Dr Xiirey oo degan London oo ka soo jeeda Jigjiga degenaana Somaliya marna Cali Mahdi ka dhigtey Wasiir Caafimaad ayaa la yabaanahy maqaalada uu soo qorey runtii waad riyoonaysaa ee ka kac hurdada.You are not SOmalian you are Ethio-Somalian you have not right in the soil of Somalia, so go back to the kililka 5aad the is no more of Ogaadeeniya name its converted to Western Region of Ethiopia like it or don't like it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed barkhad axmed

Monday, January 15, 2001 - 09:30 pm
Itiyoobia waxaan leenahay taariikh dheer,waxaan aad ula yaabaa marka cabdimajiid ukala saaro itiyoobiya midii shalay,iyo mida maanta..itoobiya waa itiyoobiya runtii,waana cadoga ay soomaaliyi leedahay ee keliya sida carbta cadogeedu u yqahay israail,

markaa marna ha ku seexanin itoobiyaa waxnatari oo dowlo kuu dhisi.
itiyoobiya sida taariikda casriga ahi ina bari waa dalka keliya ee kkasoo horjeeda soomaali mida oo danaheeda qasata.meesha ay tooganaysaan waa qaybi oo xukun.
kasooqaad:
dhulka sheeganaya soomaaliland imisajeer ayeey ka sameesay falal argagixis & mid dil ahba,kii ugu danbeeyey wuxu ka dhacay magaalo howdka burco ku taal. iskadhaaf inta jeer ee ay boorama, wajaale, kalabaydh,soo gashay oo dhibaato ugeesatay muwaadin soomali ah.
hogaamiyayaaash kooxahana danteeda ayeey ku fushanaeysaa waxaay damacdana ka horimanimaayaan.malintaa ay kahoryimaadana waa "ALAMBAQA"tusaale adiguba garo???????
haddaba maxaa kula gudboon;

aniga waxay ila tahay in maanta maamulkaasi la dhisay oo qofwaliba ra'yi gooni ah kaqabo;in arinta gudhiga ah laiskugu yimaado oo ah waa sidaan u arko anigu in lataageero mudadaa sedexda sanno ah oo runtii ah mudada ugu hawshabadan,taasi waxay keeni soomaaliya inay dowlad noqoto oo xuduudaha caalamiga ah ee soomaaliya la ilaaliyo.

waa;MAXAMED BARKHAD
OTTAWA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DAACAD

Tuesday, January 16, 2001 - 05:26 am
TO nabad jecel
Cami wax marka aadan aqoon dheer u lahayn in aadan ka hadal ayaa lagu qaatay.Somalida iyo amxaarada xidhiidhka kaliya ee weligood lahayaan aduunka oo dhan waa yaqaan,saddex sanadood oo aad ethiopia ku soo noolaydna wax ay ka badalayso ma jirto,marka inta aadan ku wareerin wehelnimadda cadowga bal isku day in aad ka jawaabto su'aalahan
1.maxay ku dhacday marka aduunka dhan isku raacay in aan soomaliya hub laga gadin ethiopia in ay lacag la'an ku siiso dagaal ogaayasha soomaalida.MAXAY TAHAY SABABTA KA DAMBAYSAY IN MAANTA IN CIIDAN LAGU TABABARO GODEY MORGAN IYO GABYOW?
3.WAXAAD SHEGTA SABABTA AY KU DHACDAY IN MARKII UGU HORAYSAY EE AY SOOMALIYA DAWLADNIMADA QAADANAYSAY IN AY ETHIOPIA JIIF IYO JOOG DIIDO MANTANA AY KU DOODO IN SIDA KALIYA EE AY DAWLAD SOOMAALIYEED KU IMAN KARTO AY IYADA OO MARKA HORE KA SOO BILAABTA AFAR QAYBOOD OO MID KASTA ISKEED UU TAGAN TAHAY?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIIGALE

Tuesday, January 16, 2001 - 09:15 am
TO:NABAD DIID

Afkaaga caano lagu qabay MR DAACAD, Ninkan isku maga caabay Nabad Jacayl waxii aan oran lahaa adigaa yiri balse doqonkan cambuulada amxaarada ka dhargay oo aan garanayn waxa laga wadahadlayo! war hadii aad Somali tahayna intaa ku waantow hadiise aad tahay amxaaradii aan barnay qoraalka yaga waxaan ku lee yahay bal iskukayna day hadii aan nahay Eretira iyo hadaan nahay **SOMALI**

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yaxye

Wednesday, March 07, 2001 - 08:59 am
itoobiya maaha cadowga soomaaliya ee waxaa cadowga somaaliya ah dadka soomaaliyeed maxaa wacay iyaagaa isdelaya oo iskaga xun cidii walba.marka aad adigu isdayso ee aad qabiil ka gudubto baad ka hadli karaa itoobiya , jabuuti iyo soomaaliland,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxar

Thursday, March 08, 2001 - 03:49 am
Itoobiya ma aha cadoowga soomaliya,balse waxay jecashey in ay soomaliya nabad iyo Dowlad ka dhalato
Cadowga Soomaliyeed waa danaysatayaasha xooga ku haysta hantida dalka iyo dadka lahaa iyagoo marba shaati cusub soo qashanaya Tusaale
SHaati qabiil 1991-1995
Shaati Diin 1996-2000
Shaati Dowlad 2001
waxaan sugnaba waa Shaati BOQORTOOYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

c/rahmaan

Thursday, March 08, 2001 - 04:56 am
to nabadjecel

waxaan halkan ka oranayaa ninka iskumagacaabay nabadjecel hadaad ku qiimayasay sadexsano oo aad ethiopia joogtay cadaawada soo jireenka ee ka dhaxaysay soomalya iyo ethiopia taariikhda ayaad meelkaga dhacaday,Ethoipia col lama ah dowlada ku meel gaadhka ah ee waxay cadow latahay jiritaanka umada soomaliyeed,ethiopia ma ogola soomaliya inay
khayrkeed la jaanqaado oo ay nabad noqoto waxay rabtaa inay waligeed ku jirto qaskan iyo dhibkan
markaa mr:NABADJACEL hadii aan suaal ku weydiiyo
hadii ay ethiopia xal u ahayso soomaliya maxay ugu merysanysaa ragii 10ka sano dadka laayeye ee xasuuqay umada soomaliyeed. markaa saaxiib ethiopia ka la jooga ee worlordka iyo calikhaliif waa isugu mid ee maanta waxay rabtaa inay kala daadiso dowladan ayla yimaadeen qolada cartee ee ay dibkuugu celiso dagalkii qabiiliga ahaa ee umada soo baabiiyay.markaa aniga waxay ila tahay inaanad noqon nin maangaaban oo meel sow wax ka fiiriya ee aad fiiriso maslaxad wadenkeena.

mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali Xabashi

Thursday, March 08, 2001 - 10:45 pm
I am ISSAQ born in Dire-Dawa Ethiopia so this guy who think Ethiopian are good people, he is really mistaken. I speak very fulent Amharic ,Oromo ,and four other langugae spoken in Ehtiopia I know how they think because I live with all my life ,and I think I can tell you a little bet about Axmaar. Please never never trust Ethiopians they are sweet only in their mouth ,but in their heart they are digging a hole for you to be bured. They don,t want to see Somali people come together that is not their interest their aim is to divide Somalis so they can control them easyly.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan Mukhtaar Cali

Friday, March 09, 2001 - 06:17 pm
(ORDOO ARIYOW MAGACA KA IIBSADA) ERAYGA AAN KU FURAY HADAL KEEYGA WAXA WAAYE DHAMAADKII GAYEYGII CAAN KA AHEEY EE (ALABAABKA IIXIRAAN OOYEE)
NINKII SOOMALIYEED EE LA ORANJIREY (BALAAYA CAS). HADABA NINKA ISKU MAGACAABEY..NABAD JECLE.. SOOMAALI MAAHA EE WAA ARI KAMID AH KUWA FARAHA BADAN EE (AMXAARADA U ADEEGA)EE BAABIYEY DALKII IYO DADKII SOOMAALIYEED HADANA KU HOWLAN SIDEEY UDHAMEEYSTIRI LAHAYEEN INTII KABADBAADEY. HADA INTEENA YAR EE UDAMQANEESA DALKEENA IYO DADKEENA WAA IN AAN ISKA XILSAARNO SIDAAN UGA HORTIGI HELEYN KU DABARGOYNAYA. AMXAARADA IYO WIXII LA HALMAALABA. ILAAHEEY HANA GARAB GALOW WADA DHEER OO DHIB BADAN AYAA NASUGEEYSA INTEENA WAXGARANEEYSEE. WAXAAN KU KOOPI (ISHI LAGARTAA USHI LAGU DILAA)AMXAARO WAAFAHAMTAY IN DADBAN OO SOOMAALI SHEEGANAYAA EEY AYKU HOWLANYIHIIN SIDEEY AMXAARO GACANTA UGU GELILAHAYEEN QEEYBATA SOOMAALIYA EE AAN GACANTA UGU JIRIN. ILAAHEEY CAQLIGA HANUGU SOO CELIYO!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 07:16 am
mlkkknk

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 10, 2001 - 08:33 am
Nabad jecel waad ku saxsantahay in ay itoobiyaanku ay cadagooda ahayn ee cadowgoodu waa nimanka wadanka horay u dhacay ee maantana danyarta soomaaliyeed dhuunta qabanaya kuwaas oo ah nimankii carta shir ku qabsaday iskuna magacaabay dowlada shacabka .
1.waan in aad as waydiisiin dowlad isku sheegtu maxay qabatay oo aan ahayn in ay lacag faalso soo saarto
Marka soomaaliyay maanta nin walba ma aha sii uu ahaa 20sano kahor oo wax walba waa lala socdaa marka nimanka diinta ka beensheega sida maxkamadaha iyo dowlad isku sheegta ha iska joojiyaan in ay soomaali cadow uga dhigaan itoobiya oo ay carabaha ugu tuugsi tagaan.
suaal? War hadiid soomaaliya ay la heshiin wayso itoobiya oo xuduu´d la leh yaa ay la heshiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Burcaawi

Sunday, March 11, 2001 - 01:41 am
Dhammaan

Dood wacan. Shaki ma leh in Itoobiya inaga dhexeyn jirtay colaad taariikhi ahi, oo ay welina "haysato" dal iyo dad Soomaaliyeed. Ha yeeshee aan xaqiiqada innagu dhacday 20kii sano ee u dambeeyay xasuusnaano.

1. Annagaa dalkeenii ridnay ee Itoobiya ma ridin.
2. Itoobiya waxay agab nabada u noqotay Soomaali
aan tiro lahayn oo si wacan ay usoo dhoweysay.
3. Wadaninimadii caadifadda ahayd waxaa lumiyay
Soomaali badan oo arkay in aanay dani ugu jirin
colaad joogta ah oo jiiraankooda ay u qabaan.

Intaa kaddib, shaki ma leh in danta Itoobiya ku jirto inaan Dawlad Soomaaliyeed oo xoog lehi dhalan, hayeeshee danteedu kuma jirto in Soomaaliya dawlad la'aato. Waxay jeclaan lahaayeen in dawlad qabow oo qunyar socod ahi ka taagnaato dalka si xuduudoodu nabad u ahaato.

War aniga waxaa ila fiican inaynu innagu heshiino oo dalkeenna dhisno goortaana si nabad ah aan u raadino xuquuqda dadka Soomaliyeed ee ku nool Itoobiya.

DKMG way ku deg-degtay cayda iyo eedeynta aragtida gaaban ee ay usoo jeedisay Itoobiya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SAADAQ

Wednesday, March 14, 2001 - 04:34 am
TO: Qof waliba

Itoobiya waa dal darisnimo naga dhaxeeyo hadii ay soomaali ku soo xadgudbaana waa waxay inaga arkeen
fadlan qof waliba ee soomaali ah qofka kale walaalkiis ha u ogolaado xaqiisa.
kadibna waxaa lahelayaa wadaniyad,umadtoosan oo isjecel,sheedaan oo carara & aduunweynaha oo aan
xakheena ka khaadan karno,i.w.m
SAADAQ

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.