site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Yaa laga hortagaa ma Itoobiyaa mise RRA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Yaa laga hortagaa ma Itoobiyaa mise RRA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeelle

Monday, January 15, 2001 - 05:02 pm
Yaa Laga hortagaa Ethiopia mise RRA or Digil iyo Mirifle?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KACAAN CUSUB!

Tuesday, January 16, 2001 - 10:41 am
Marka hore Ethiopia ayaan ka hortageynaa oon waliba jibin doonaa kadibna Dabadhilif iyo gaalo raac ayaan ku xijin doonaa magacay doonaanba halabaxeene

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kuni-kuni

Wednesday, January 17, 2001 - 07:16 am
ethiopia

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RRA

Thursday, January 18, 2001 - 03:46 am
intee ethopia ku arkee RRA ayaa ka soo horaysee see ku dhafee misa waad iloobdey jabkii ka soo garey baydhabo
noloow RRa
RRA guul
RRA cadowgaga ha jabo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 18, 2001 - 05:58 am
waxaa laga hor tagayaa nacdali ha ku dhacdee
cabdulqaasim iyo xulufada hoosta kaga naban ee dhiiga umada soomaaliyeed faraha kula jitay,
ha noolaado qoladuu doono ha ahaadee raga ka soo horjeeda dawlad isku sheegga, naxariis laawayaasha, calool wayneyaasha aan ilaahay ka baqaynin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

samakatalis wanaagdoon

Tuesday, February 27, 2001 - 03:27 pm
ALssalaymu Alaykum>

Inta aanan wax nacladin, aan kala ogaano inay dawladani tahay mid xaq ah iyo mid baadhil ah.

Hakay xaq tahay hadal shakhsiyaad ma dumin karaan; hadii kale waxaan leenahay balaayo cirka looga keenta EEboow na dhaafi inta aynan nagu fidin sidii kansarkii!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caqli saliim ah

Tuesday, February 27, 2001 - 03:41 pm
Cadoowa Soomaaliyeed ma habargidir baa mise waa Ethiopia?

Inagoon adeegsanayna xaqiiqda runta ah ee jirta, labduba waa labo cadow; waxaana siidaran kan habargidir; maxaayeelay, intii ay habargidir soomaali ugeeysatay ama ka gooysay wali Ethiopia kama gooynin.
Ta kale, waxaa kasii daran waxay la damacsantahay gaar ahaan gobolada koonfur.

waa sina kuma roonee hadii aan la dagaalo oon laayo waa nin Soomaaliyeed oo kaa dhintay baneeyayna garabkaaga, hadii kale ood iska dayso caqli badan ooy ku gartaan gartaan ma leh in tiro iyo tayaba laga badan yahay ee dadku aakharadooda wax ula harayaan.

Bal fikiro oo dib isugu noqda.....inta goori goor tahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

habargidir may isgarato

Tuesday, February 27, 2001 - 03:44 pm
Cadoowa Soomaaliyeed ma habargidir baa mise waa Ethiopia?

Inagoon adeegsanayna xaqiiqda runta ah ee jirta, labduba waa labo cadow; waxaana siidaran kan habargidir; maxaayeelay, intii ay habargidir soomaali ugeeysatay ama ka gooysay wali Ethiopia kama gooynin.
Ta kale, waxaa kasii daran waxay la damacsantahay gaar ahaan gobolada koonfur.

waa sina kuma roonee hadii aan la dagaalo oon laayo waa nin Soomaaliyeed oo kaa dhintay baneeyayna garabkaaga, hadii kale ood iska dayso caqli badan ooy ku gartaan gartaan ma leh in tiro iyo tayaba laga badan yahay ee dadku aakharadooda wax ula harayaan.

Bal fikiro oo dib isugu noqda.....inta goori goor tahay.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.