site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Jawaab DHab ah oo ah sida Ethiopia looga hortagayo

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Jawaab DHab ah oo ah sida Ethiopia looga hortagayo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Jeelle

Monday, January 15, 2001 - 05:15 pm
ARIMAHA QUSEEYA DIGIL IYO MIRIFLE

1,Waa in dhulka Digil iyo Mirifle habaergedir ka soo baxdaa
2.In maxkamad la soo taagaa kuwii ka dambeeyey gumaadkii iyo dilkii ka dhacay dhaman gobolada dalka
3.In Oromada xamar joogto laga saara wadan si wadanka uu u noqonin meel dagaal laga qaado.
4.In TOBAN xubnoo loogu daraa Digil iyo Mirifle

ARIMAHA QUSEEYA DAAROD

1. Kismayana laga soo saara is baheysatada, laguna wareejiyo dadka deegaanka
2.In Muqdishana guryaha xooga lagu heysto laga baxaa
3.In Oromada xamar joogto laga saara wadan si wadanka uu u noqonin meel dagaal laga qaado.

ARIMAHA QUSEEYA DIR/ISAAQ

1.In maxkamad la soo taagaa kuwii ka dambeeyey gumaadkii iyo dilkii ka dhacay dhaman gobolada dalka
2.In TOBAN xubnoo loogu daraa Dir

Intaas marka la helo dawlada meesheedey ka soconeysaa wax is hortaagayo ma jiraayan, Ethiopianka la sheegayo waa dadka xaq doonka ah raba inay xaqooda ka dhacsadaan kuwa xooga ku heysta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Eng Xarfo

Tuesday, January 16, 2001 - 07:13 am
War heedhe somaliya is mabaran wali.war ethiopian baad sheegaysaane waaba dad daris nala ah oo aan wax wadaagnee waxaan keenaynaa the real Israel in order to flame Habargidir and their garbage marehan in Kismayo. Hadii ay dowlad wadankaa kasocotana looba jooge. ragii carta isku soo qanjaruuftayna walee iyo bile waxba idiin soconmayso theh. teeda kale maba u haystaba cadowtinimo haday jirto tan aan ethiopia u qabo midkadaran baan isu haynaa habargidir iyo marehan marka Ethiopian baaba ila dhashay markaan fiiri tan na dhaxtaalo ragaas iyaga ah. I Support 1000 times Ethiopian presency in Somalia.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdulaziz Ali Mohamed

Tuesday, January 16, 2001 - 08:43 am
Asalaamu alaykum.

Waxaan jeclaan lahaa in aan u jawaabo ninka yiri habargidir iyo Ethiopianka waxaan taageer sanahay Ethiopianka.

Aniga gurigaygii aan kulahaa Kismayo waxaa xoog iga'ga qaaday Habargidir iyo Marexaanka iswata hase ahatee marabo in Kismaayo cidkale lagu wareejiyo waayo cida lagu wareejiyo waxay keenaysaa in dhibaato kale, hada kismayo waxay ku jirtaa gacanta Dowlada waxaana rajaynayaa in gurigayga aan anigu leeyahay.

Dowladan unoo dhalatayna hadii aanu burburino way adag tahay sidii mardambe somali u dhisan lahayd dowlad marba marka kadambeeyana waxaa badanaya kooxaha sidaa daradeed way isbadali doontaa marka uu wadanku ku soo noqdo maamul iyo kala dambayn.

Ethiopia marabto dowladeena maxaa yeelay, waxay suxun oola dhaqmeen ama ay uxasuuqeen wadaada dii yaryaraa ee Islamka ahaa sedaa daradeed Ethiopia waxay rabtaa dowlad somali ah oo ay how gaminayaan sida ina Aydiid, Abdilahi yusuf, iyo dadka Islamka ka soo horjeeda.

marka meel walba dadka dekaanka ah uunbaa leh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

komaande

Tuesday, January 16, 2001 - 09:46 am
the nightmare of the ethiopians and their agents!
our state is on its feet again; this time with the banner of islam beside it. Ethiopia should seek peace with the new revolutionary government in somalia. If ethiopia continues with it's anti-somalia policies, a war will start which will never end untill imperial ethiopia is destroyed and western-somalia and oromia are liberated. I'll personally drop university and join the new army althought "my warlord" abdullahi yusuf is against the new government.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

RUN SHEEG

Tuesday, January 16, 2001 - 09:55 am
WAX KALE DHOWRAN MAYNEE ILAAHOOW DHAGAXYO SOO DAAI
soomaaliyeey la isma gaarin, wali waxbaa dhiman.
waxay dowlad soomaaliya ka dhismi doontaa soomaaliya, marka halmilyan oo digil iyo mirifle ay silic ayasan marin 91 itoobiyaanku mariyaan isaaq uu midnimo soomaali raadiyo.habargidir iyo majeerteen lugaha iska dhunkadaaan
soomaalida kalena cudur iyo xabad ay u dhamaadaan
markaas ayaa waxaa laga yaabaa in ay dowlad dhalato

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNYE

Tuesday, January 16, 2001 - 10:38 am
h/gidir calankii ethiopia gubtaye meeshaad gasho ayaan galeynaa noo sii diyaariya guri irdo badan
waxaadna ogaatiin ineysan waxba ku aheyn imaanshaha oo waxay joogaan BULO BURTE sahankooda intana waxeey 130 km in kayar joogaan buur hakaba.
inteen ka baxnaa meel alah ayaa soo socoee
itoobiyaan allaha naga qabto.dhib ma rabnee.

MUNYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIN ITOOBIYAAN SOO WASAY

Wednesday, January 17, 2001 - 05:49 am
sidaan qabiil soomaaliyeed isga dhicinlahaa
ayaan amxaaro isaga dhicin
haddda gobalka gado waa lahaystaa marka
bay iyo bakool amxaardu si fiican u qabsato naagaha raxanwaeyna si fiican loo waso sida loo wasay kuwii mareexaan shaatiguduudna alambaqa lagu rido ayaan itoobiyaanka iska dhicinaynaa
balse waxaan ka baqayaa in qabiil kale oo soomaali ah soo waddato ayna fahmi waayaan qabiilkaasi inay u danbaso wixii ku dhacay mareexaan iyo digil iyo mirifle oo soomaali waan aqaanaaye ay wasmo soo doontaan
DHABTU WAY DANBAYSAAYE AAN DHAGAHA U TAAGANO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYO ARAG

Thursday, January 18, 2001 - 08:25 pm
Assalamucalykum
Waxaan marka hore odhan lahaa ninka magaciisa layidhaahdo "NIN ITOOBIYAAN SOO WASAY" waxaad sheegaysaa waxabaa ka jira laakiin aan meel kale kaa yara tusiyo.
Anigu waxaan aqaan dadka soomaali layidhaa inayna ahayn wax noloshu waxay tahay yaqaana waayo waxay ku maah maahi jireen "QAYRKII LOO XIIR YOOW ADIGUNA SOO QOYSO" waxaan taa uga jeeda soomali yaa ah waase halkee dhulka soomaaliyeed waxaad jawaabtaa si fudud uga heli dadka aan sheegano ee layidhaa soomaali waayo magacu iskama baxo ee macno ayuu ku baxaa markaa 100 kiiba 100 soomalidu waxaan nahay dhuuni ama hunguri u nool oo hadii layna siiyo waxoogaa lacag ama aduun kale in badan oo ianga mid ahi waxay yeeli wixii samee layidhaa.

Hadaba waxaan ku odhan lahaa haku daaline sug wakhi bay iman doontaa hadii uu Alle inagaarsiiyo ay soomaali waxa layidhaa ogaandoonaan dhibta aan hada ku jirnaa inay tahay wax aan inagu faraha ula tagnay.
MARKALE AYAAN SII DHAMYSTIRI INTA II HADHAN
EE LASAOCO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

YUUSUF ABUUKAR

Thursday, January 18, 2001 - 09:06 pm
ANIGU WAXAAN DOWLADA SOMALIYA U SHEEGI LAHAA
IN EE SAN KU DEG DEGIN DAGAAL HADA.
MAXAA YEELAY WAA DOWLADA KALIYA EE HADA KA DHALATAY WADANKEENI.MARKA DOWLADA INEEY DAGAAL QAADO HANOQDO DALKA GUDAHIISI AMA DIBADIISA.
TEEDA KALE WAXAA HABOON IN SOOMAALIDA AAY FAHMAAN
QABIIL MACNAHIISA OO YAHAY MID LISKU GARTO OO EEYSAN EHEEN MIDLISKU CADAWEESTO OO AT DISHO QOF
SOOMAALI AH OO AAN WAX GALABSAN.TAN KALE SOOMALIDA WAXAY FAHAM SANEEN DOWLADII HORE IYO WAXEE GEESATAY IN AAY DHAMAADEEN WAA IN DIB LISKU NOQDAA MAXAA YEELAY 10 SANO AYAAN DOWLAD LA'AAN JOOGNAY SOOMAALIYEEY HADII AAN SII WATNO
DAGAAL IYO DHIBAATO MAXEE DAN NOO TAHAY
THINK FOR YOUR FAMILY IF YOU DON'T HAVE FAMILY IN SOMALIA YOUR FREIND DOES SO PLEAS THINK ABOUT IT
10 SANO ADUUNKA TECHNOLOGY CUSUB AYAA KUSOO KOR DHEESA HADAAD EEKTO WADANKII AAT LAHEET AMA DHULKII AAT LAHEET CARUURTII WAXBARASHO LA'AAN AYAA HAASATO MARKA MAXEE FAAIDO KUU TAHAY IN OO DAGAAL SII SOCDO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HABIB

Thursday, January 18, 2001 - 09:16 pm
To jeelle.
Ma fahmin runtii mawduucaada maadaama aad dhowr mar ku celcelisey OROMADA xamar halaga saaro.waxaa
muuqada inaanad waxba fahansaneyn ayna kuu dhaantey inaad iska aamusto maxaa yeelay OROMADA
waxaa naga dhaxeeye hal cadow oo ah rajiimka jahliga ah TIGREEGA dhowr mar ayaana si xun loo
galey oo tii ugu danbeysey ina CEYDIID ku dhigey isagoo intuu hubka ka furtay gacanta u galiyay dawlad ku sheega gumeystaha ah.
Hadii aan soomaali nahay 100% ayaan taageersanahay OROMADA maadaama aan isku cadawnahay isku sina naloo dhibaateeyo OLF WAA JABHADA XOREYNTA OROMADA EE WAXAY AQOONSANTAHAY OO TAAGEERSANTAHAY DAWLADA SOOMAALIYA .hadii ay jiraan cadow mudan in lala dagaalamo waa DAMEERKA MUUSE SUUDI ee moxoga cuna iyo cunuga foosha xun EE INA CEYDIID ee walaal ha u hadlin waa la hadlaa adigoon hadalbaran yyeyna hooyadeey baan wasaa kaasoo yeerine.XABASHINA WALIGEEN AYAAN KA ADKEYN HADA WAAN KA ADKAANDOONAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tigree- wase.

Friday, January 19, 2001 - 10:36 am
cadaw intuu guul guul kaaga gooyo goobta dagaal kaagama gooyo.waa mahmaah micno iyo xikmad leh oo soomalidu ku mahmaahd.haddaba hubka iyo kaarayaasha iyo xuufta ciidmadda amxaaradda ee carriga soomaaliya dhex mushaaxayya ee ragga wax fahansan dharaar-cad dilaya nacaska iyo waxma garataddana hoosta ka naas nuujinaya,sheekaddu way isbedeleysaa markii gacan layskula tago sidii caadada ahayd ayeey gacmaha madaxa saaranayaan hubkana waxaan ku qori-doonaa;X>xoogga dalka soomaliya.waxaanna gooni gooni u cadaabi doonnaa daba dhilifka iyoqowsaarka amxaaro.waxaanna igu ballan ah in mar kale amxaaro cashar loo dhigo aysan illoowin.xitaa waxaan qorsheeynaynaa in aan bull-dog.assasination lagu qaarajiyo sida cappilla.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

maxamed

Saturday, January 20, 2001 - 06:44 am
SOMALISOLUTION..!


WAXAAN RABAA DADKA SOOMAALIYEED INEYNA INDHAHA ISTIRIN XAQU WAA CADYAHAY XAQDARADA SIDOO KALE

1-WADANKA SI LOO BADBAADIYO WAA IN DHAMAAN BEELAHA SOMALIYED EE DHUL AYNA LAHEYN XAQDARADA KU HAYSTA AY KABAXAAN WAAYO TAAS WEEYE WAXA FURSADA SIINAYSA ITOOBIYAAKA DOWLADA HADANA CIDI DHAGEYSAN MEYSO INTA AY GARAB TAAGAN TAHAY DAD DHUL XAQDARO KU HAYSATA WAA IN ISBAHEYSIGA KISMAAYO HAYSTAA KA BAXAAN,GOBOLKA SHABEELAHA HOOSENA DADKA U DHASHAY MAAMULKEEDA LOO DHIIBO

HADII LA ISKA INDHO TIRO SOMALIYA WAX LADHAHO
YAA SUGIN 20 SANO EE SOO SOCOTA ITOOBIYA JOOYSKU INUU NOQDANA WAA UBADANTAHAY.

NABAADIINO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SIRMAQABE

Monday, January 22, 2001 - 01:23 pm
ALA CAQLI YARAA MEESHII LOO TILMAAMO AYAY SAA UGU
YAACAAN,ALOOW U GARGAAR SHALAYNA REER HEBEL BAA LA LA ISUGU DIRAY MAANTA NINKII SHALAY QORYAHA ISUGU DHIIBAY AYAA FARTA UGU FIIQAY ITOOBIYA>
ALA CAQLIGA IDINKA QAADE MASKAXDA KA SHAQEYSIIYA
AMA INTA WAXGARADKA AH MAQLA!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NSS

Monday, January 22, 2001 - 05:53 pm
TRAITORS WANTED:

These traitors are wanted for the betreyal of the motherland. They have been sentenced to death by hanging in accordance with the islamic shariah. It's the responsibility of evey somalian to bring them to justice:

1-Shaati-guduud
2-Maxamed Omar Masalle
3-Cusman Ali caato
4-General Morgan
5-Suudi Yalaxow
6-

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.