site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Tolaaye ma axmaar baa i hawaysan lahaa tolkeeybaa isku jeedee

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Tolaaye ma axmaar baa i hawaysan lahaa tolkeeybaa isku jeedee
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Tuesday, January 16, 2001 - 06:54 am
Asalaamu Aleeykum

walaaleey iyo walaale

Taariikhdu waa been ma sheegto waxaan ula jeedaa hadii been wax dhacay midi ka sheego mid kalaa runta sheegi oo goobtaas joogay,waxaan uula jeedaa geeska africa raga taariikhda kulihii waa soomali ilaa faraaciintii ka hor.ilbaxnimada aduunkuba waxay katimid arlada ama gayiga soomaaliyeed tan muran kama taagna.waxaan kaloo aan muran kataagneeyn in ilbaxnimadu fido oo hadba qolo ku danbeeyso.anagii dadka u horeeynay oo suleeybaan ka dhashay baa hada u danbeeyna.eithiopia usa bay u arkeen walaalkood laakiin arinku saas ma aha waxa uroon in ay gaabsato,tikree waa inka yar 5 milyan markaa in ay xasilaan baa uroon,35 milyan oo oroma ah oo soomaali la dhashay baa ku hareeraysan tan yeey iloobin.waxaase fursada siiyay waa soomali baa wali kala saari la colaada sokeeye iyo tan shisheeye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CIILANE

Tuesday, January 16, 2001 - 08:21 am
waraabe waraabe waraabe.
waraabaha ama itooboyaan ha yimaadaan waxaad sheegeysana waxba kama jiraan kuwan naheesta ayeey noo dhaamaan h/gidirtaan.
gumeysi- gumeysi nooma dhaamo ee amxaaro welcome...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gurey1

Tuesday, January 16, 2001 - 11:41 pm
Asalaamu Aleeykum

walaaleey iyo walaale

waxaa hubaala in bahdeenu is ciishay oo ay is gumaaday,kama sheekeen karo dhibaatada laga galay shacabka soomaaliyeed haday ahaan laheed hooyooyin,haday ahaan laheed dhalaan ama dhahoo caruur ama kolkaasi ciyaal,odayaal,dhalinyaro ciroole caamo iyo culimaba.sikastaba ha ahaatee waa hubaal dagaalada sokeeye ama bahda oo dirir taa waa mid kharaar.hadaba tan ayaa ku xanbartay in qaar naga mid ahi u ciirsadaan cadaw aan inoo naxeen bah ahaanba oo aan kala jecleen kuula jiro kolkaas iyo kan kale.waxaan leeyahay dhib waa jiraa godobna waa lakala galay,laakiin halaga waantoobo in godobta lasiiwado,ninka ka cawday laf bahda kamid ah sida korku xusan waxaan leeyahay sxb waa gar arinkaaga ah in tolkaa ku ciilay balse waxaan uugu baaqeeynaa in ay ka waantoobaan jidka khaldan ee ay moodeen mid hormari uugu jiro balse ay ku cirib go ayaan keeni na karta in lagu eego ilgaara,maxaa yeelay aduunku hada ayaguu u arkaa in midnimada soomaaliyeed ay hortaagan yihiin ilaa mudo kabadan 10 sano.dhamaan bahda soomaaliyeed waxaan leeyahay ilaaheey hayna tuso in aynu nahay hooyo ubadkeed cadawgeena dibaduna badan yahay qasayana dalkeena.fikirkeeyga waa soomaali ha idilo laakiin axmaar maya.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galkacyo

Tuesday, January 23, 2001 - 11:53 pm
intaad ka hadlaysid cadowga dibadda maad fiirisid cadowga gudaha C/qaasim iyo mooryaanta uu wato, waryaa annaga boor ha isku kaaya soo marin. holdkæft. jeg har set, du har skrevet masse dårlig
ting iternet. du er ligeglad Somalianer. du ting kun dine stamer.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 05:12 am
Asallaamu calaykum .
Waxaan la hadlayaa Gaalkacyo.
Fadlan walaal ku hadal fikrad caafimaad qabta, marka xigtana xusuuso oo ha i laawin in boggu yahay bog Soomaaliyeed oo aanu ahayn bog Deenish.
Sidaas darteed aan loo baahneyn in aad istcmaasho kalmadaha yar ee aad ka baratay luqadda Deenishka.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 05:36 am
Asalaamu calaykum.
GURAY 1 wxaad tahay nin jecel in ay Soomaaali isu
soo noqoto oo aan la ilaawin qaranimada, cadawna aan walaalkaa loo adeegsan iyo dhulkaaga.
Waxaanse ka xumahaay ninka isku magacaabay Gaalkacyo, oo afka Deenishka oo waliba aanu si wacan u garaneynini kugu yiri:(Aamus waxaan arkay in aad internetka ku qortay waxyaalo badan oo xun xun, waxba kaama gelin Soomaalida, kaliya waxaad kafekereysaa qabiilkaaga).
Waxaan ku leeyahay Gaalkacyo ALLE ha ku fahamsiiyo runta dantaada iyo tan SOOMAALI weyn.
Gurey1 adigana ha ka caajisin in aad boggan ku soo qorto fikradaha SOOMAALI waxtaraya ee aad heyso.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galkacyo

Wednesday, January 24, 2001 - 09:06 am
gurey 1. jeg ved godt, at du bor i Danmark. du vil gerne prøve at skjole. du er umoralsk og svage mennesker. fordi du kan
aldrig forstå, hvad er godt vores land og hvad er dårlgt. hvordan kan vi stole folke har
ødlæget i Somalia mange or, folke har stjælet mange penge vores land. A/kasim, Galayr. Hassan Abshir. Folke har dræbt mange mennesker ligesom mooryaan, Galaal. Gurey1 du er syg i hoved, vogn op dit land. bare glem alt om løgn Ethiopia. og greb din chance i Jubland. Puntland, Somaliland, Hiiraanland, Banaadir land. Gud er Stor. Somalia er bedst. Farvel min ven og på gensyn.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.