site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

DAGAAL DAMBE NOOMA NOQDEE - REER CARTANA BUS AYEEY ISKU QARINAYAAN 111

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : DAGAAL DAMBE NOOMA NOQDEE - REER CARTANA BUS AYEEY ISKU QARINAYAAN 111
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIYEGLOOW

Tuesday, January 16, 2001 - 08:39 am
dagaal dambe nooma noqdee reer cartana bus ayeey isku qarinayaan.
hadaad sii wad wadaan hadalkaan soomaaliya oo dhan ayaad ku soo hogaamineysiin amxaaro.awoodna ma jirto looga hortago iyo qabiilada oo qaar taageersan marka waxaa dhici doonta iney qabsadaan dowlad ka amar qaadata iyaga sameeyaan.marka wada borobogaandada amxaaro soomaaliya gacanta ha u gashee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Tuesday, January 16, 2001 - 02:37 pm
WAR AMXAARADA WAXAY KU TUSTAY MA YARA! ,WAXAAD U HADLAYSAA SI RUUX AMXAARADA HAYSANJIRTAY OO KALE WAR MIYAADAN MAQAL GODAY IYO IIMAY WAXII SOMALI AY KA DHIGTAY? WAAN AQAAN AMXAAR AF SOMAALI KU HADLA IYO MID CAMBUULADA U KARIYO WAXII NOOGA GUDBOON SIDA ADIGOO KALE!! ISKADAA SOMALI OO ISRAACDEE HAL QABIIL OO SOMALI AH KUMA DHAACAAN AMXAARO ,DAGAALKA MA AHA HUB BADNI IYO CIIDAN BADNI EE WAA XEELAD IYO GEESINIMO HADAY ADIGA KU BAJIYYEN WAAN HUBAA IN AADAN AHAYN 100%SOMALI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TIYEGLOOW

Wednesday, January 17, 2001 - 01:17 pm
waryaa ma waxaadan ogeyn sida eretarea ay u galeen cirka dhulka ayaa laga garaacay waana tuugtameen ilaa laga qabsan rabey caasimadda ayagoo tuugtamaya oo yiri hanalaga joojiyo dagaalka waxaad doontaana waa idiin sameyneymaa hadaad taas nala rabtid daan daansada amxaarana weligeed meel ay qabsato lagama kicin.
xusuuso GOLDOGOB IYO BALANBALE-
IMISA SANO AYEEY HEESTEEN.
soomaaliya oo awood intaan ka badan ayaana wax ka qaadi weysay h/gidireey daandaansiga ma dhaaftiinoo.
mase hadaad rabtiin taariiq xun
ama aad rabtiin SIYAD iyo ADEN CADE ayaa lasoo dagaalay anaga taariiq in aan reebno ayaan rabnaa
dalka soomaaliya gacanta ha u gelina gumeysi..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali garabey

Wednesday, January 17, 2001 - 08:36 pm
waxaa la yab leh maxaa axmaro laga raba oo ey halaysay axmaro soo ma ahen ku dhibka uu mari jirey isku keniid somali war maxaa habargedir oo kaliya tusiyey arinta axmarada soo uma jedan in manta ey somali axmaro ayaga igu daran yihin oo ma ilowen dhibki ey umadda somaliyed uu gesten marka hore ha uu noqdan dhulka ey degenan jiren hanna ka baxaan melaha ey xaranta ku jogan axmaro waa la celinaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arrimiye

Sunday, January 21, 2001 - 11:25 pm
arrini ma joogto in laysku celceliyo ama la daba galo wax xalkeedu uu fudud yahay.sida habargidir baa wadankii qabsatay. ee mida meesha taal waa habargidir iyo amxaaro. yaa muwaadin ah oo xaq u leh inuu soomaaliya wax ka noqdo???????????????
tan kale ma jiro qabiil aan wax u geysan jiritaanka ummadda soomaaliyeed. haba ugu badnaadeen kuwa raba ineey soomaaliya ku soo celiyaan hoogii ay ku haayeen mudadii kacaan ku sheega iyo dawladihii magaca ahaa ee ka horeeyey.kuwaas oon weli ka waan toobin shirqoolkii iyo marin habaabintii ummada soomaaliyeed.hadana soo horkacaaya tigreega.
oo ay rabaan iney xukun ku qabsadaan....digniin ..digniin waryeey naagaha idinka fuulin..xukun soomaali ayaa idinka cararee.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.