NaftiiHure | Tuesday, January 16, 2001 - 11:07 am Cadowgeena waa mid waana xabasho ee ama is qabsada ama soo wado adoo daba dhilifa ah waa ey ku dili ku dhici naagaha kaa fuuli diintana kaa bedeleysaa ee saas la soco doqon yahow . Hamar iyo hama daye. Somalios by kuni-kuni |
Nabadjecle | Tuesday, January 16, 2001 - 06:56 pm Do you that you are low minded person in the first place, and you know nothing about politics, Flebo Carta ayaa laguugu soo duray sidaa ayaa la soo gashey, intaadan qoriga laguu dhiibin iska illaaali cida aad ula jeedo iyo sababta laguugu dhiibey, sidii kuwii tobanka sano baadiyaha gobolada dhexe ka soo rarayseen oo hadda ciribtirmey intadan noqon ka fiirso. Mida kale eelay waa hal qabiil oo ka tirsan Digil iyo Mirifle waxayna degaan Burhakaba, intaas faa'iido ayay kuu tahy, ee iska baro intaada adoo buufi Carteed qaba meelahn kusoo dhidhicn. |
kuni-kuni | Wednesday, January 17, 2001 - 07:08 am Digil iyo Mirifle Eelaay uun iga dheh.lol |
kuni-kuni | Wednesday, January 17, 2001 - 07:10 am habargidir iljex lay iga dheh |
kuni-kuni | Wednesday, January 17, 2001 - 07:15 am ah ah magaca noo daa sheydaan yahoy |
kuni-kuni | Thursday, January 18, 2001 - 03:43 am habarfedir contro galool lay iaga dheh |
kuni-kuni | Thursday, January 18, 2001 - 03:43 am habarfedir contro galool lay iaga dheh |
XEENWADE | Thursday, January 18, 2001 - 10:23 am waryaa kuni-kuni waa kugu raac sanahay arinta ah amxaaro in ay tahay cadawgeen koobaad, Nacaska wax kaa sheegayna uu yahay nin hurds, qeeyli uga kici hurdada uu hurdo NACASKA! |
XEENWADE | Thursday, January 18, 2001 - 10:26 am MA A HA NINKA AAN LAHADLAYO KUNI-KUNI EE WAA NAFTEEHURE! NABADJACEEL HURDADA QEEYLI UGA KICI! |
SOMALISAX AH | Thursday, January 18, 2001 - 11:14 am ASALAAMU CALAYKUM SOMALIYEEY? SALAAN KA DIB NIN YAHOW WAXAA KA MAQAN SIYASADA MAC NEEHEDA, WAXAA IS HAYSTA WAA ITOOBIYA IYO HABAR GIDIR EE SHEKADU MA AHAN SOMALI IYO ITOOBIYA MARKAA INTIINA HABAR GIDIR IYO CARTE DIFAACA IDINKA AYAA LOO SOCDAAA EE SOMALI LOOMA SOCDO KOOONFUR OO DHAN AYAY ITOOBIYA U SOCOTAAA INAY KA XORAYSO HABAR GIDIR,WADAAD ISKU DHEEG XUKUN DOON AH OO HABAR GIDIR WADATO, IYO OROMO DONAYSA INAY ITOOBIYA KA WARAR CARO SOMALI TAAN WAA QALAD. SOMALIYEEY U FIIRSO INTA ADAN BOODIN WASALAAMU CALAYKUM INTIINA WAX GARADKA AH? |