site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Southwest or Riverineland State

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Southwest or Riverineland State
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nabadoon

Tuesday, January 16, 2001 - 07:11 pm
Maamul goboleed ay leeyihiin dadka dega labada webi inay yeeshan waa laga maarmaan sababtoo ah waa dad ilaa hada la duudsiinayo xaqooda dhulkooda xoog lagu heysto, luqadooda la inkiray, dadka deegankaa waa in ay xooga saraan sidii ay xor uga noqon lahaayen Somaliya inteda kale maadam aysan isku dhaqan iyo isku af midna toona ahayn balse ay wadaaga diinta oo keliya sida wadamad muslimiinta oo kale.
Dadka labada webi ku nool waxay soo mareen maalmo madow oo aan la iloowi karin, taasoo lagu laynayey in lala yahay walaalo laguna dili jirey magaca islaanimo, Somalinimo. Baahidii ay u dhamaden in ku nus miliyan oo ruux ayay waxay adhyd qorshe loogu tlagaley in lagu baabi'iyo qowmiyada digil iyo mirifle.

Dadka labada webi dega oo ah dadka ugu firfircoon marka laga eego dhanka waxsoosarka dalkii la isku odhan jirey Somalia, ayay waxa go'aansadeen inay soo celiyaan heybadooda iyo sharaftoodii ka luntay 50 sano ka hor. iyadoo hadda la adkeeyey ku hadlida luqada Maaymaayga iyo weli waxgarad ka trisan dadka u dhashy deegandaas aya si xawli ugu howlan gabagabeynta daraasadda luqada Maaymaayga iyo sidii loogu dhigi lahaa dugsiyada gobolada Maaymaayga loogu hadlo.

We like to say well done the leaders of RRA and its intellectuals.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.