site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ina Galaydh muxuu Dhulbahante ugu magcaabi waayey positions, ma C/Qasim ayuu lahayste u yahay

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Ina Galaydh muxuu Dhulbahante ugu magcaabi waayey positions, ma C/Qasim ayuu lahayste u yahay
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Sahal

Thursday, January 18, 2001 - 08:44 am
Ina Khalif nin Dhulbahante ah boos uma magcaabin.Cabdiqaasina meeshii H/GEDIR iyo Caur kale ayuu ka buuxshey.Xaaladu waa sidee?
Horta waxa la sheegay ninkan ina Khaliif inuu balwado badan leeyahay(oo qaarkood aanay Soomaliba u dhaqan ahayn), qofka noocaas oo kale ahna cidkastaa maamulan karta.
Cabdiqasim na meeshii lug ayuu ku qasayaa, cidnana iskama arin gelinahayo.
Maxaa meesha ka jira?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Friday, January 19, 2001 - 05:02 am
Ar wuxu dawo malaha.Waa doqon ceyr ku shaqaysto.
Harti dii la arki jireyba ma ahane.Ninka Ma fiqi shini ga lasheegahayaa dhab ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed

Friday, January 19, 2001 - 06:59 am
dowladii siyaad barre 30 inkaban oo dhulbahante ayaa shaqo wasiir qabtey.saraakiisha ciidamada hadalkooda daa. laascaanoodna xitaa ceelbiyo ah kamay dhisin. Maantana laascaanood waa magaalada afraad ee wadanka uguweyn, unahoreysa soomaaliya dhicankasta.muhiimada maaha qof lamagacaabey, ee muxuu qabtey ayaa muhiina. Ali khaliif wuxuu kuguulaystey in soomaaliya laga aqoonsado golaha qaramada midoobey. that is more enuogh for us. I understand you isaaq poeple are dissapointed. sorry guys@@@@@@

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiwahab

Friday, January 19, 2001 - 09:05 am
Ar horta wax walba maxaad Isaaq dusha uga saartaan.
Laascaanona taan arkay miyaanay ahayn? Waa qabuuro caadi ahe.
Inaad wax baridaan weligiin miyaydaan ka baxayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

axmed

Friday, January 19, 2001 - 11:55 am
to adiwahaab, meelwalba wuxuun uunbaad kuqoreysaan. ma anagaa ubaahan inaan cidbarino markaan idinka xoogi karno. iskadaa ar, waar, dee. hadaad dooneysey inaan lagugaran. hadaadan qabiil rabtid inaad waxkasheegto qabiilkaaga sheego.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hargeysaawi

Saturday, January 20, 2001 - 11:58 am
Anigu waxaan ahay Isaaq run ahaantii Cali khaliif kuma raacsani siyaasada ka soo horjeeda Somaliland balse u magacaabid la, aanta nin dhulbahanta ah meelnaba waxay i tusaysaa in dhammaanba dad waqooyiga wada degaa ay ka dhaqan duwan yihiin dad ka koonfurta dega waayo ninka reerwaqooyiga ahi damiirkiisu ma siiyo in uu qabiilkiisa meelwalba u magacaabo kolkaa waxaan ugu baaqayaa dadka waqooyiga wada dega in ay oodi ab ka dhowdahay kolkaa aynu dalkeena wada dhisano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adil

Monday, January 22, 2001 - 07:05 am
Wuu baqayaa....wuxuu ka baqayaa H/Gedir oo uu jeebka u galay.
Waar iyagaa ku shaqaysta dee ninka.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHODLE

Tuesday, January 23, 2001 - 09:28 am
IDILEEY INA ABTI WAA SIDEE MAXAA KU DHEXDHIGAY NIMANKAN WADA BADH GO'A AH. ANIGU WAXAAN KU ODHAN LAHAA DHEGTA HA DILIN.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adil

Tuesday, January 23, 2001 - 09:46 am
Waar waa maxay idil sha uu sheegayaa, waar ilayn dhulbahante caqli maleh.....xataa haduu wax soo qorayo ciduu u jawaabi lahaa garanmaayo.
Cidluu madaxa iskga dhufanayaa.....
Waar bal ka fiirso, waa waxa Ina Galaydh halkaa dhigaye....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

REAL DHULBAHANTE

Tuesday, January 23, 2001 - 12:39 pm
CALI KHALIIF WAA NIN DHULBAHANTE DHALAD AH ILAAHAYNA AQOON ADUUN IYO MID AAKHIRABA U DHAMEEYEY.
CALI KHALIIF WAA HOGAAMIYE SOOMAALI DOORATAY(KA NAXOOW NAFTA WAA),MAR DHOW IYO MAR DHEERNA AIDINKOO SACABKA U TUMAYA AYAANU ARKI DOONAA,HADAYDANBA KUWII SACABKA U GARAACAYEY KU JIRIN MEELIHII UU BOOQASHADA KU YIMID.
DHULBAHANTE WUXUU KA MID YAHAY QABIILADA SOOMAALIYA LAGA QADARIYA DHAN KASTABA,WAXAANU MEELAHA UGU SARSAREEYA KA HAYNEY DAWLADAHII SOOMAALIYA SOO MARAY OO DHAN,WAKHTIGAN XAADIRKA AH OO LAGU JIRONA MAAMULADA DHISAN EE KS JIRA PUNTLAND IYO SONALILAND ANAGAA JAGOOYINKA UGU SARSAREEYA HAYNA.
DAWLADII UGU DANBEYSEY EE SIYAAD BARE WAXAANU KU LAHAYN WASIIRO BADAN,MARKAA DHULBAHANTE UMA CIIL QABO JAGO LA SIIYO IYO WASIIR BEEN AH OO LOO MAGACAABO EE HADAFKAYAGU WUXUU YAHAY SIDII LOO HELI LAHAA QARINIMO SOOMAALIYEED LOOGANA TAKHALUSI LAHAA INA CIGAAL IYO C/LLAAHI YUUSUF(YOU WILL SEE SOON INSHAALAAH).
HADABA NINKII DHULBAHANTE NACA ADUUNA CIIL BUU KU NOOLAAN AAKHIRANA CADAAB BAA MUDAN.
CALI KHALIIF QOFKII WAX GARAD AH EE DHULBAHANTE WAA TAAGEERSAN YAHAY,NACAS U ADEEGA INA CIGAAL,IYO BEERLAAWENA CIDI WAX MA WEYDIISO.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adil

Tuesday, January 23, 2001 - 04:50 pm
Waa sax oo intaas oo boos ba Dhulbahante ayaa loo magcaabay.Sababta ooah ninkasta oo caqlilihina wuu u magcaabi lahaa, ma cid aan Dhulbahante ahayn oo in la adeegsado oo lagu shaqaysto ogol ayaa jirta

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHODLE

Wednesday, January 24, 2001 - 10:25 am
WARYAA NACALA KU SOLYE OROD OO HOOYADAA EERSO IYADAA MAGAC NAAGEED KUU BIXIXSAYE ANAGU MAXAANU KA GARANAYNAA ADIL,(IDIL AYUUNBAA UGU DHOW MAGAC SOOMAALI) XAGEE LAGA KEENAY, MA DAD QARNIGA SOO BIXI DOONA AYAAD HORUDHAC U TAHAY.
MISE ISKA DHAL AYAAD TAHAY, SOMAALINA WAAD KU HADLAYSAAYE.
TEEDA KALE QIRTAY OO DHULBAHANTE DANTA GUUD AYUU KA SHAQEEYAA BAAD TIDHI WELIGII.
KUWA AAD KA DHALATAY HADAY WELIGOOD DANTOODA GAARKA AH KA SHAQAYSAN JIREEN MAXAY DADKA WAX U DHEERAAN WAAYEEN?
ANAA KUU SHEEGAYA WAXBA WAANAY AHAYN IYANA WAX MA NOQON KARAAN CIDNA WAX MA TARI KARAAN.
WAADIGAASOO ADBA QARISAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adil

Wednesday, January 24, 2001 - 10:44 am
Waar alaylehe inaad sidii Jaahilkii u hadalsayaa....ilayn xataa Adil ayaad muran gelinaysaaye......dhulmahante caqli gaab.....

Dee in lagugu shaqaystana waad ogoshahay.....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

warfaa

Wednesday, January 24, 2001 - 11:14 am
gabadha isaaq xishood. intaad dee,dee,dee,dee leedahay, isaaq dhexdiisa gumeys hakunoqon. waxaan rajeynaynaa inaad i fahantey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

BUHOBLE

Wednesday, January 24, 2001 - 01:04 pm
NAAYAA WARYAA(IDIL OR ADIR WHAT EVER YOU MAY BE) ANIGU WAAN OGALAHAY IN AAN DADKAYGA IYO DALKAYGA(SOOMAALI)U ADEEGO. ANIGOON EEGIN NINKA XUKUMAYA KALSOONIDAASOO KALENA ILAAHBAA LAGA HELAA EE (TONI BLAIRE) IYO ZANAWI MIDNA MA BIXIYAAN MA GARATAY

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, January 25, 2001 - 09:45 am
waar gabadha saa ha ula hadlina(or let me say the man with the lady name)qabiilooyin badan oo kalsooni daro wayni haysato ayaa jira sida majeerteen iyo isaaq. waxat aamin san yihiin in meel kasta oo ay tagaan lagu gumaysanayo. nasiib wanaag anaga dhulbahanta ahi waxaan aamin san nahay inaan meel kasta anagu wax ku gumayssan karno waa hadaanu doonayno .waataan hore u nidhi:
NINKASOO IS DHEEREEYIYO NIN KASTOO IS DHUQUN DHUQSHABA ANIGAA U DHUL BAHANTE AH.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.