site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Hadaad xalaal tihiin miinaan qoreen waxaan gidigiin!!!!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Hadaad xalaal tihiin miinaan qoreen waxaan gidigiin!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ugaas!!

Friday, January 19, 2001 - 03:46 pm
Qof xalaal ah najaas afkiisa kama soo baxdo
Tas macnaheedu wuxuu u egyahay iniinaan ahayn
umad bisinka loo qabtay ??!!
Aduunku tartanbuu ku jirah
Anaguna reer hebel iyo reer
hebal yaan wali ku jirnaa
xitaa hadaan aragnay waxa
qabiil yahay kolay dad
waaweyn ayaad tihiine
caqligiina dib ugu noqda
oo fiirsha markaad qaxootiga
isu dhiibaysaan asaagiina
tuugsanaysaa inaad tihiin
dad dulaysan ???!!!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haji

Wednesday, January 31, 2001 - 09:43 am
Maashaa allaah,Ugaas run ahaantii ummaddan waalan hadii ay caqli leeyihiin waxaan mayshan kuma qoreen,weyna arkeen waxa qabiil uu yahay weyna arkidoonaan markii lagaaro yawmul xisaab(QIYAAMAHA)hadii fikir jirana koley qofwaliba waa u muuqataa horumarka ay YURUB&AMERICA gaareen.Waxaase jirto su`aal aan jawaab lahayn oo laweydiiyo qofkasto oo somali ah,waxayna tahay,HADII AAD ISKU DIINTIHIIN,ISKU AFTIHIIN,ISKUMIDAB TIHIIN MAXAAD ISKUDIRIRAYSAAN?Iyo mise dhulkaa idinku yar,waa maya.Waxaa igatalo ah Somalay illaahay kabaqa oo wadankiina iyo Diintiinaba wax u qabta.Wabillaahi towfiiq

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.