site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

KHARNIGII 18aad MEEL AANAN JOOGIN AYAAN HADDA JOOGAA !!!

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Siyaasdada Guud - General Politics: KHARNIGII 18aad MEEL AANAN JOOGIN AYAAN HADDA JOOGAA !!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MOHAMOUD

Friday, January 19, 2001 - 06:59 pm
qarnigii meel aanan joogin ayaan hadda joogaa. inkastaoo aduunyadan lakala tagey haddana umadaan waxaan layaabanaey gadaal usii socota.
waxaan xuriyad ku mari jirey dhul kasta oo qof soomaali ah joogo.
qofkii aan usoo martiyo wuxuu ahaa marti soor.
dhaqanka aad ayuu u wanaagsanaa.
nabadgelyada haba sheegin.
diinta waa udhub dhexaadka nolosha qof walbana wuxuu ku dadaali jirey waxa ay fareyso.
KHARNIGA 21aad xageey soomaali joogtaa.dhinaca diinta marti soorka.nabedgelyada?
qof walba oo soomaali ah jawaab caqli gal ah haka dhiibto asiga oo qabiil waxba u dhimeyn.
cinwaankana ma ufurin in alle iiga caroodo.
wabilaahi towfiiq.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.