Friday, January 19, 2001 - 07:47 pm Xoogga saar in aad aduunyadan inta aad joogto aaqiradaada u shaqeysato. qof walboow is weydii maxaa aduunyadan u timid?, maxaa lagaa rabaa? aaqirana maxaa kaaga horeeya? carab kaaga adin kaaga iyo niyadaada-xisaabi inta aanan lagu xisaabinin. haddii ay wax qalad ahna ku jiritid ka towbad keen. allana inuu kaa cafiyo ka dalbo. dhamaanteena xaqa alle hana tuso