site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Arinta Ethiopia waaxaan u arkaa in ay tahay dufan tirasho

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Arinta Ethiopia waaxaan u arkaa in ay tahay dufan tirasho
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, January 20, 2001 - 10:04 am
Dawlada ku meel gaark ah iyo dad ku abtirsada ayaa
waxaa ay wadaan oloolo ay ku hirgelinayaan agenda
ay wataan markii ay fashishay isku deygii dhismo dawalad hawiye. Anigu waxaan u dhashay gobalka ogadenya mana qabo dawlada ethiopia ee tigreega in ay tahay mid hortaagan midnimada somaaliya balse waxaan qabaa in dad badan oo somali sheeganayaa kana mid ah dawlada ku meelgaarga ah in ay ku shaqaynayaan siyaasad looga hortagaayo
xornimada gobalada soomaliyeed ee maqan, arin ugub ah ma waa wax soo socoday tan iyo gumeysigii
talayaanigii. Arinta maanta xamar laga dhisay waxay daba socotaa tii 50KII.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Salma

Sunday, January 21, 2001 - 10:55 am
Waxaan layaabanahay qofkan aqoonta gaaban xaga uu ka yimid. Waar amxaaro adiga iyo aniga toona asxaan nooma hayso bal hada aan ku xasuusiyee haddii soomaali isu timaad soo ma'ogid in arrinta ogadeeniya ay noqon doonto mid lala hor tagi doono amxaaro, lana waydiin doona waxa ay xaqdarada u waddaan. Tankale anigu waakugu raacsanahay oo waa runtaa, haddii soomaali midawdo Amxaar iyo America meel aykuu soomari doontaa majiri doonto.

Haddii Hawiye midoobana, soomaali horumar ayay gaari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdu

Sunday, January 21, 2001 - 01:49 pm
We somalis are all brothers and sisters and its our responsibility to maintain that.But I was amazed by how easily we have lost our nationalism, that is, how can Ethiopia which is our enemy no 1 can play around with us like football with impunity.I call all those stupid and shotminded somalis who have sided with Ethiopia in the killings of their own brothers and sisters as castrated bulls.Do they understand that blood is thicker than water?God made them to be muslims who ought to be prouder of this infidel tigre rebels of Ethiopia.They have sold their dignity and that of their brothers with little profit out of it and I personaly say to them shame on you.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.