site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Waa dan qaran

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Waa dan qaran
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Wadani

Sunday, January 21, 2001 - 02:38 pm
Anigu waxaan dagganahay USA.
waxaana aad u taageersanahay bannaanbaxyada looga so horjeedo Ethiopia faragalinta ay ku hayso dhulkeenna hooyo oon cidna ka qarsoonayn, oo xattaa UNta ay carrabka ku dhufatay.
Run ahaantii iima suuro galayso inaan ka soo qeyb galo bannaanbaxa Washington ka dhacaya laakiin waxaan hiil hadal iyo hooba la garab joogaa walaalaha xilligaan qabaw isugu soo baxaya fagaarahaas oona datna soomaaliya oo cid kasta illoowday u tagaya.
Ethiopia na daa aan ku dhahno, adduunkana aan tusno dhibka ay nugu hayso illeen tabar kale ma lihine, annakaana is dhignay meesha aan maanta naalno.
Soomaalia ha noolaato.
by wadani

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.