site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

26 KA JANAAYO GUUL-GUUL-GUUL-

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : 26 KA JANAAYO GUUL-GUUL-GUUL-
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, January 21, 2001 - 03:18 pm
WAA MAALINTII MUQDISHO LAXUREEYEY .c/qaasim qudbad ayaa u diyaarsan
BEYDHABA waa dowlad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baidoa

Tuesday, January 23, 2001 - 03:58 am
GUUL
JUBALAND GUUL
RRA GUUL
SNF GUUL
SPM GUUL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baidoa2

Tuesday, January 23, 2001 - 02:10 pm
guul
guul
ethiopia guul

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 02:13 pm
ciidamada ururka U S C . usc sna oo laba qeyb ah ayaa mid walba isku diyaarunayaan dhoolatus milatari iyo 10 guuradii muqdisho la xureeyey.
ciidanakan oo lagu qiyaasey 3500-4000 oo abgaal ah gooni ayeey usameenayaan .
halka garabka kale uu ku sameenayo 21 oktoobar ama tarbuunka qofba siduu u yaqaano.
kuwa kale waxa eey ku sameenayaan wadada isku xirta fiat ilaa g/banaadir kuna dhamaan doona daljirka dahsoon. masuuliyiin sar sarena halkaas qudbad ugu jeedin doonaan.
ciidamada bermuudana ka imaan doonaan sayidka ilaa daljirka.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.