site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MADOOBE NUUNOOW MAXAMED & cABDI XAAJI YARIIS & DHMAAN XUBNAHA RRA EE SAAKOOW IYO BU'AALE DEMBIGOODA ALAHA DHAAFO

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MADOOBE NUUNOOW MAXAMED & cABDI XAAJI YARIIS & DHMAAN XUBNAHA RRA EE SAAKOOW IYO BU'AALE DEMBIGOODA ALAHA DHAAFO
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KUNI-KUNI

Monday, January 22, 2001 - 01:14 am
Muqdisho: [Xiddigta Banaadir]
Xildhibaanada kala ah: Madoobe Nuunow Maxamed iyo Cabdi Xaaji Yariis oo ka mida Xildhibaanada golaha Baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa shalay shaaca ka qaaday in Ciidamo gaaraya 3000 oo isugu jira Ciidamadii hore iyo maleeshiyooyinka lagu diyaarinayaa Degmooyinka Saakow iyo Bu'aale.
Mudanayaashaas oo shalay u waramayay weriye ka tirsan wa-rgeyskan ayaa waxay sheegeen in Ciidamadaas ay ka kooban yihiin 8-beelood oo dega degaanadaas kuna batirsada beelaha Digil iyo Mirifle, waxayna sheegeen in Cii-damadaas ka qeyb qaadan doonaan difaaca dalka isla markaasna si daacad ah ula shaqeyn doonaan dowladda KMG ah ee Soomaaliy-eed, waxay kaloo sheegeen in dh-owaan wafdi loo diri doono dega-anadaasi si ay u soo qiimeeyaan baahida Ciidamadaas.

WABILLAHI TOWFIIQ

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 22, 2001 - 01:29 am
Awoowgaa lashid ma.buaale & saakoow baa ah degaamo eelaay,malha waxaad tahay eelaay sarqaaamay,malaha shaar casaa siqaldan wax kuugu sheegay.Hadiise eelaay oo dhan laiku geeyo maciidan 3000 dhan yaalaga heli sootay gaajadu laysay 1993-93.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.