site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

Ethopia dan uguma jirto Dowlad Somaaliyeed oo dhalata

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : Ethopia dan uguma jirto Dowlad Somaaliyeed oo dhalata
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ali

Monday, January 22, 2001 - 07:51 am
Somaaliya waxaay soo martay xaalado xun oo dagaalo sokeeye kaaso keenay in ay ku dhintaan
dad badan, caruur badana ay ku noqotay agoon
dumar badana ay ku waayeen ragoodii.
Taasi oo sacotay 10 sano haseyeeshe waxa ay somaali badan soo rajo celiyey Dowlada ku meel
gaarka ah ee ee lagu soo dhisay Carta,
Run ahaan shaqadeedu waa ay fiicneed waxaayna
ka shaqeenayeeen sidee la iskug keeni lahaa
Somaali lakiin waxaana hor taagan Dowlada Ethopia
oo ayna dan ugu jirin dowlad ka dhalata Somaliya
waxayna ka shaqeenayaan sidii ay dab u hurin lahayeen iyagoo oo adeegsanaya dad badan oo ka mid
yahay C/laahi Yusuf iyo Shaati guduud.
dadkan adeegsanyaan oo ah dad u danenaya naftooda kaliya maaha dad u daneenaya dadka ay ka dhasheen
waa niman calool shaqeeystayaal ah, inta waxaaysi
jiraana si ay wax u hagaagan waa ay adagtahay.
Waxaa leeyahay dhamaan dadka somaaliyeed ha
ogaadaan waxa dhibaatada wada waa Ethopia.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.