This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either... Go to Current Forums ...with millions of posts IRIRISAM/ DIR AND HAWIYE SUPER POWER SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: IRIRISAM/ DIR AND HAWIYE SUPER POWER kismaayo Tuesday, January 23, 2001 - 01:28 pm Waxaan ahay wiil hawiye waxaana leeyahay haloosoo laabto dhalashada DIR IYO HAWIYE oo hala iskaceliyo gaajo keentayda Moorasaante Wednesday, January 24, 2001 - 04:58 am DIR IYO HAWIYE = Waa isbahaysiga dadka aan nasabka ahayn ee layaso ama waagii hore la gumaysan jirey XAMAR Wednesday, January 24, 2001 - 09:45 am aar cay waxmatartee wax iskaceliya hee afmaa dad noqonhaa? Anonymous Wednesday, January 24, 2001 - 01:54 pm hawiye Caruur iyo maatada ayaad laysaan iyo dadka martida idiin ah ee waxba mahaysaan Reer shaatilaawe ayaad tihiin Waxaad ku maahmaahdaan mikulaa mininkeeda joogta Mici libaa xay leedahay gurigiinii ayaa marti maato dumar iyo dad aan hubaysnay joogeen markaa saan layseen markaa bal hada iswaydii oo yaad ka adkaatay dabeeryohow. adiga iyo dabeerka aad haysatid debeerkaa caqli badan. Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.