site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

MAKHAAYADDA C/LAAHI YUUSUF IYO TAN C/QAASIM TEE SHIDAN ???

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Soomaalinimo - Nationalism : MAKHAAYADDA C/LAAHI YUUSUF IYO TAN C/QAASIM TEE SHIDAN ???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, January 24, 2001 - 01:39 pm
maqaayadda c/laahi yuusuf iyo tan c/qaasim tee shidan?
waa tii labaad uu ka furo koonfurta soomaaliya.
in tan laqaadan karo deyn bishana aad iska bixin kartid.
halka tan c/qaasim aan wax deyn ah la ogoleyn oo gaajo looga cararayo.
shaati guduud oo fariin usoo direy cumar kuna yiri naf meesha uroon ayeey raacdaa.
c/laahi waxa uu ka yimid qiyaastii 750 km ka xagga waxa uu yimid g/kacyo muqdishana waxa uu u soo jirsadey ilaa 500 km.
haddana waxa uu joogaa kala bar 250 km in ka yar beydhabo. guul c/laahi
guul south puntland. ama k/galbeed soomaaliya hadda

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.