Mr Jhon | Thursday, January 25, 2001 - 09:44 am Dadku waxey moodaan in Abgaal uu necebyahey habargidir balse ayagaa meesha na dhigey nabaa biyeey hadana u baahan inaan dowlad ku sheegooda taageerno balse waxaan cadeyneyaa inuusan wiil abgaal ku dhimanayn isagoo wiilkale abgal dilayo dano habargidir awgeed, waxaase cad in Halyeey Muuse Suude Yalaxoow oo uu gacan ku dhigi doono Qaasim iyo qeybdiid, mafogo hana sugi waayin iyagoo meel ey galaan la'yihiin. Hoteel Ramadaana uu Maxamad Dheere kasoo buubshey hana moodin inan halmaaney Geeridi Calasoow Dheere waan aari doonaa. Wabilaahi Towfiiq Jhon Abukar |