site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

ISAAQ IS IN ENJOYING PIECE, CLEVERS, CAN ANY OTHER TRIBE MATCH THIS??

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: ISAAQ IS IN ENJOYING PIECE, CLEVERS, CAN ANY OTHER TRIBE MATCH THIS??
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DIRLAD

Friday, January 26, 2001 - 08:32 am
ISAAQ WAA DAD DANTOOD YAQAAN AH, WAXEY HAD HAYSTAAN NABAD AAN WELI QOFKELA WELI HAYSAN,

MAJEERTAN WUU KU DEYDEY LAAKIN MAA AH AS CLEVER AS ISAAQ.

ARE ISAAQ MOST INTELIGENT PPL IN SOMALIS??

MAXAYNU U RAACI WEYN SIDAN UU ISAAQ USU MAAMULEY OO AAN NABAD U KEENI WEYN SOMALIA,

REGION BY REGION, THEN UNITED IN ASHA ALLAH

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdi

Saturday, January 27, 2001 - 04:20 am
Isaaq are the most intelligent, elagent, tactician, piece loving ppl in somalia.

Once siad bare has left they slowly settle and set up gov'ment, which establish the piece and the well being of humans.
they didn't go and fight anyone else.
they stayed and succeeded.

no other tribe can match isaaq.

majerteen tried to copy but the land they claiming don't even exist.

the key to somalia been united depends on isaaq and haweyi and darood.

but we have to learn from isaaq how it's done.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

duriyada

Saturday, January 27, 2001 - 10:07 am
wallaahay nimankaa iga horeey waa niman ku banaan
dhashii sheeq isaxaaq waayo hadalkoodaad ba
ka fahmaysaa in ay niman raga yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

reer waqooyi

Sunday, January 28, 2001 - 02:50 pm
Jawaab,isaaq waxad isla heysaan ma jirto. beeni maxey qaban waqooyibaan ka imidaye. waar markii siyaad bare tagey dagaalkii isaaq isku qaadey intey iska dileenbaa ka badney intii siyaad laayey waxaad xabada joojiseen makii aad waxdagaalkii sii wada aad weeydeen, ee beenta kala fadiis dadka ilmabucurbaceyr..waxan idiin sheegi lahaa intaanu waqkhtigu idinka dhicin ama inta isaaqhadhey la xaadhin iska soo noqda soomaaliye wey dhisantey iqtiraaf uma baahna soomaaliye wey dhisantey,come back home thats were you belong. good by.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ISAAQ

Tuesday, January 30, 2001 - 08:50 am
If we fellow our leaders ISAAQ, then the only way is forward.

Come on start calling every where LAND.

like the Majeerten, copy cats.


ISaaq the key to somali PIECE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr. qudhac

Wednesday, January 31, 2001 - 02:32 am
isaaq baa somaaliya oo dhan u taliya because ileen isagaa dawlad ka ah wadan koo dhan e, isagaa somalida kale oo dhan u aabo ah isagaa xidha isagaana fura haduu doono wuu isku diraa haduu doonona wuu kala celiyaa waa in loo hogaan sanaada ileen waa hogaankii dadkee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, February 05, 2001 - 08:32 am
doqonyohow daacada nagalatag
isaaq muxuuyahay waar idikaa isrifaya
kuwa idiin madaxda ahna way idaika dherkeen
inacigaal lacagtiinii buu aduunk bangiyada ku yaala oo dhan utaala adiguna halkii baad
derbigii dhaxanta badnaa baad maalintii oodhan xabad roodhi iyo majin jaada la fadhidaa. kankale oo ku qabsadaana sidaas uun buu kuugeli

markaa reerka isaaqa isku sheegayow weli maydinkicen ee hurdada ka kaca.

niyada ayaa lagaa kixiyaa isaaq baa lanecebyahay ayaa calooshaada lagu abuuray
cid isaaqneceb majirto ee adaa ladooyaa in aad maskaxadaa mashquul kaga dhigtid arintaa
hoostana waa laqaa nuugayaa.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.