site-wide search

SomaliNet Forums: Archives

This section is online for reference only. No new content will be added. no deletion either...

Go to Current Forums ...with millions of posts

NIMANKA MAJEERTEENKA MARARKA QAARKOOD NAAGO MA MOODAA

SomaliNet Forum (Archive): RA'YIGA DADWEYNAHA - Your Opinion: Somalia: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: Arimaha Qabiilada - Clan Politics: NIMANKA MAJEERTEENKA MARARKA QAARKOOD NAAGO MA MOODAA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL ISAAQ

Friday, January 26, 2001 - 01:31 pm
HA LA YAABIN WAXAAN QORAY AKHRISTO WAXAA IGA KEENAY .MARKA AAN ARKO NIMAN MAJEERTEENA OO SHEEKEENAYA WAXAAN U QAATAA INAY NAAGO YIHIIN WAXAA AY KU HADLAYAAN ILEEN MA ORAN KARO WAA CIYAALE.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 02:06 pm
waxba wax bay ku xusuusiyaan, waxaa jirtay sheeko mar hore la ii sheegay oo ahayd:Araweelo naagtii la oran jiray waxay joogtay caro majeerteen markaa inta badan waxay xiniinyaha kasaartay ragii majeerteenka markaa waxaa jirtay ayaa layiri mararka qaarkood inaan xiniin yaha si fiican looga wada saari jirin oo hal xiniin ay u soo hari jirtay. kuwii hal xiniin la yaasha ahaa ayaa dhalay majeerteenkan nool saas waaye sababta ay naag la moodka u yihiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Friday, January 26, 2001 - 02:14 pm
Wiil Isaaq, waligiin waa la idinku xaman jira maqnuudnimadda aad Ingriiskii ka dhaxasheen, hataanna waxaad la soo shir tagtay nin baan naag moodey!!!

Waryaa, kuma caaynaayo, ee wax iskula har, oo raagga yaga aflagaaddada ka daa bila caaleek!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 26, 2001 - 02:21 pm
wiil isaq mar naba muusan waran waan wasi lahaa ee wuxuu yidhi nimanku sida naagaha ayay u hadlaan.
ma dafiray anigu hadalkaa maxaa yeelay sayidka ayaa yidhi:INTA HABAR MAJEENTEENA IYO HALAMAN NAAGAA LEH.
ninka lana wuxuu yiri:MACNA YARE MAJEERTEEN MURANA NAAGOODLE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Saturday, January 27, 2001 - 07:57 am
Qofkii wax ah uun ba la hadal hayya, ileen nin aan wax ku ool aheen cidna ma dhiibsato. Ka bilow waqtigii Sayiidka ilaa maanta Somali badankeed afka ayey ku hayaan magac majeerteen, isku nooqda oo isweeydiya sabaabta.

Cay Majeerteen itaal ha moodiina, Sayid Maxamed hadal uu yirina sunnah ha nooga dhiiginna.

Majeerteen waa gob lala xiisaabtamo, tixgelisna cid ee oga bahaantahay ma jirto, sabaabto ah Ilaahay baa galad siiyey.

Weligiin sidaa inoo hadal haya, markaana aan aragno ciddi danaheed fuulisa iyo ciidii danaheeda seegta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

caasho

Saturday, January 27, 2001 - 11:13 am
lol that is funny, i never think about it but it is true.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DHULOOS

Saturday, January 27, 2001 - 04:52 pm
sharmuutadii majeerteen ayaa jawaabaya bilan lacagtii maa kaa dhamaatey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bilan

Sunday, January 28, 2001 - 08:19 am
War axadka dhuloos isku sheegay, Gobta Dhulbahante meel ha oga dhiciin. Weligay niman haweenka caaya waxaan ka arkey hawiye. Darood iyo isaaq haweenka ma aflagadeeyaan!

Axaadkow, maadaama aan kaa gaaraad roonaahay kulama tiirsanaayo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Garqaade

Sunday, January 28, 2001 - 09:38 am
To majeerteen:
Inta Habar Majeerteen ah iyo halamash naagaa leh!
To Isaaq:
Waa niman miskaha lagala dhaco qaaro madax wayne!
labadab waxaa tiriyey Sayidkii waxayna ku tusayaan in labadiinuba aad saxsan tihiin oo marka la eego halamasha waxay ku tusaysaa inay wax naaga lamoodmah yihiin in kastoo uu naago ulaa jeeday Sayidku.
Miskaha lagala dhaco qaaro madax wayna waxay ku tusaysaa in la wasi jiray, marka labadiinuba waxaad la shirtimaadeen ceebtiina, ni baana waxaa laga sheegay WaraDhurwaa dhurwaa ka gardaran hadaad aragtid sanka maka qaniitaabaa ku qabata!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

war qabe

Sunday, January 28, 2001 - 10:58 am
garqaade
alaylehe abahaa ayaa garqaadi jiray. laakiin waxaan ku waydiiyay wali dhurwaa dhurwaa ka gardaran intaad aragtay sanka ma kaqa niinitay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cali

Sunday, January 28, 2001 - 11:00 am
aad baaan ugu qoslay runta iyo maada labadaba.

wiil HARTI-DHULOOS

Sunday, January 28, 2001 - 04:39 pm
Bilan waxaadtahay gabadh caqli badan. Awelba maskax iyo karti waalagu yiqiin dumarka majeerteen. Faraha kaqaad dadkan, waxaan cayaheyn kama adkee.
kASHI MAANIGAA CUNA SIDII KABADHE IIDOORA, BISHMAHEYGA MAANA KULEY KOWISAGASIIYA, NAAGYAHAY DHERYAHA IGAKORQAAD WADAKURAAQAAYA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Siwaaq Roon

Monday, January 29, 2001 - 03:56 am
doraatii ayaa Dhulos lagu laayey Boosaaso, waxaa soo dhan waa edbe daradooda....waxaanay kaa deynahayn tuugo, kufsi iyo saqajaanimo.Waxaa oo dhan markay samaynayaan sidee ayaa loogu adkaysanahayaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Monday, January 29, 2001 - 05:10 am
siwaq-roon = iidoor dirdiraala ah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 05:28 am
Waxan oo dhan Dhulos ayaa wada....Dhulos cayda iyo xasadka Harti ayaa looga caal layahay...ari nimanku horta Harti da ay sheegtaan ma yihiin?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Monday, January 29, 2001 - 07:32 am
labadeena kala xanto waad og tahay ee wali magacii hooyadii sita.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Monday, January 29, 2001 - 08:22 am
Ari boowe gobi ma qaldanto....
Hadaad Harti tahay maxaad intaa adigu jabka Harti uga shaqaysaa.....
Ina Cabdille Xasan waa ogeyn
Siyaad Bare waa ogeyn
Hadana C/Qaasim iyo Hawiye kugu shaqaysanahaya...

Bal waayehee sidee ayaa nin aad isku dhiig tihiin laguugu adeegsadaa.Car arag qabiil Isaaq ah oo qabiilkale loo adeegsanahayo.Waa in laidin baaraa waxa idinka si ah..Wacadalee waxbaa si ah..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xamari

Monday, January 29, 2001 - 09:48 am
oo hadda na ma waxaad ku murmaysaan in ay
majeerteen rag iyo dumar ay simanyihiin?
shaki kuma jiro in ay dumarkoodu ka fir
fircoon yihiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirzak

Tuesday, January 30, 2001 - 07:00 am
To.Dhamaantiin.War kuwiinaan yeyda ah ma waxaad rabtaan in ay hartidu idinla hadasho oo aad ku sheekaysaan wiil harti ayaan maanta wada hadalnay aad iyo aad ayaan uga xumahay noociina lama sheekaysano,waad kaftan iyo sheeka xuntihiin bal ninkastow dib u akhri wixii aad qortay oo is weydii rag ma la dhex tagi kartaa mise waxaad hal hays ka dhigatay nin baa gabay ku yiri,sideedana waxaa fiican in aad madasha la timaadaan sheekada raggu isku af garto,wiil harti waa ku ceeb in uu qabiil u soo jiido aflagaado ka mamnuuc ah sheekooyinka lagamana jawaabo,waxaad tihiin ma xishoodayaal,walina ma aydaan hadal baran,Bilan iyo Wiil harti hala hadlina waa bisad oo kale.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Wednesday, January 31, 2001 - 07:10 am
to anonymous.
aniga hadaan dhul bahante ahay cid igu adeegsataa maay jirto. markasta danta soomaliyyeed ayaan ka shaqeeyaa. tii sayidka adigaan ku xoraynayay oo gaalo kaa xoraynayay hadii cid lagu adeegsanayayna adiguu ahaa oo talyaani kugu shaqaysanayay. dowladi maxamed siyad bare waxay ahayd dowlad somaliyeed soomaali ayaan kala mid ahaa. markii danbana waxay noqptay dowlad daarood meel aan ka aado adigu ii sheeg.
majeerteen ayay ahaayeen ragii daarood lagu garaacayay ee kismaayo in la qabsado ka danbeeyay.markii danbana cabdulaahi yusuf ayuu ahaa ninkii hawiye kala wacane caydiid hoos tagay ee ku yiri raiisal wasaare isii ee waliba loo soo diiiday. dowlada hadeer jirta waa dowlad soomaaliyeed taageere ayayna iga mudan tahay kuraasteedana waa lo tartamay hadeer daarood ku aamini waayay oo aniga uu i aaminay saaxiib ha igu eedayn. hadeerna adigana rag baa kaa jooga ana ragbaa iga jooga. ta kale ee xusuusta mudan anigu bayjkan kuguma caayin ee waad garanaysaa ninka ku caayay ee iska celi af jooga looma adeego e.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Omar Mohamud

Wednesday, January 31, 2001 - 09:19 am
Ileyn dhul bahante caqli male.ari meesha dawladi ma jirto.
Sow tan meel walba lagaga kacsanyahay.Adiguse inaadan dhiig lahayn
Kismaayo Harti ayaa lagu xasuuqahayaa.Keligay ma dego Kismaayo, waxa dega Warsangeli,
waxa dega Dhulbahante.Waxaa soo dhami waa dad kula dhashay oo aad tol tihiin.
dawladani hub iyo taageer ayay siinahaysaa raga haysta Kismaayo.Adiguna waad ku taageeraysaa oo
daba dhilif baad u tahay.Adigu miyaadan daba dhilifnimo ka baxayn.
Ninbaa ayaan dhoweyn golahan ka yiri Dhulos Harti ma ahan .Waxbaa ka khaldan Hartinimadooda.
Waa runtii ninkaa.Bal ina Cabdille Xasan oo idiin adeegsanahayey Harti, Warsangeli iyo Majeerteen
ayuu rabay inuu baab'asho, idinkuna ku baaba'de kasoo bilaw, Siyaad Bare ku xeji---
waxa majeerteen baabi'inahayey Dhulos ayaa horkacayey, tan hada ku dar.....nimanyohow xagee
ka timaadeen is sheega Walaydinaan Harti u ahayn.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Thursday, February 01, 2001 - 06:52 am
To:dhulos. Saaxiib horta in aynu wada hadallo ma xuma laakiinse markaan runta kuu sheego waxaan kaa aaminsanahay in aadan dhulbahante ahayn waayo hadii aad dhulbahante tahay maxaad gabadha u tiri dhillo majeerteen ma lacagtii baa kaa dhamaatay,ma qabo in nin dhulbahante ah in afkiisu karo in uu gabar soomaaliyeed caayo waa ka ceeb dhaqanka soomaaliyeed in gabar la aflagaadeeyo dhulbahantana dhaqanka iyo xushmada si weyn ayuu u yaqaan marka fadlan isku xishood oo ha ceebayn dhulbahante.waxaan filayaa in aad mooryaan tahay...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhuloos

Thursday, February 01, 2001 - 07:15 am
aniga iyo inka gabdhaha kor ku caayay waan kala duwan nahay. waxaan u jawaabayay ninkaa intuu isaaqa iska celin waayay anaga na soo eegay. waxaad na moodaa inaydaan akhriyin hadal kayga kor ku qoran. tan kismaanyona ninka kismaayo halkaa dhigay ee daarood oo dhan ka sheegtay halagu eedeeyo waxa ka dhacaya maanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdirizak

Friday, February 02, 2001 - 09:59 pm
To:dhuloos:Ugu horayntii walaal ma waxaa jira laba qof oo isticmaalaysa magaca dhuloos,su"aashaas waxaan kuu weydiiyey markii aad tiri anigu gabadha ma caayin,waxaana kor ku qoran nin sheeganaya magaca dhuloos oo gabadha si fool xun u caayey,Tan kale ee kismaayo ama siyaasada daaroodka waxaan jeclaan lahaa in aynaan halkaan ku furfurin,hadii aad tahay nin dhuloos ah waxaad helaysaa beyj loogu tala galay arrimaha siyaasada ookaliya oo ka mamnuuc ah in la wada akhristo oo loo oggolyahay qof la hubo waxaadna ka heli kartaa familkaaga kuwa dad kuugu xiga haddi aad u baahantahay amaba ay iyagu yihiin dad la socda siyaasadaha ama ka sheekaysta.

Feel like posting? Pleaase click here for the list of current forums.